Wiiftada Mooge shows how desperate he is and feels empty
Moderator: Moderators
Wiiftada Mooge shows how desperate he is and feels empty
waxaan sheegaynay waa soo baxeen laakin markale Mooge ceeb aa ku dhici doonta
filo PL iyo JL oo ku eedeyn doona Mooge inuu fashilinayo dadaalada Rooble
Khamiista waxaa lagu balansanaa wareegii sadexaad ee MM iyo rooble oo looga hadli lahaa dawrkooda shirka doorashada iyo inay ka mid noqdaan maanta waxaa laga heshiiyat mudaharaadkii inuu sabtida dhaco amaankana sugaan policeka oo laga dhigi rabo non partisan force waxaa kaaga daran xubnaha gudiga baarista waa pro HG iyo mucaarad sida Bashiir goobe, iyo midkii Gaaljecelka ee laga aaadi jiray iyo Tuuryare oo xassan sheekh adeer u yahay
Mooge oo waxaan dhan ka xun ayaa rabay inuu spoil gareeyo Nabadeynta Rooble oo meesha ka saaro dawrka MM si ay ugu ekaato bas FMSka laakin filo ceeb kale iyo jac kale ooy ku dhigaan PL iyo JL
Gudiga rooble u xilsaaray baarista dhacdadii Feb 19 tells it as it is. waxay ku tusinee madaxbanaanida Rooble. Tuuryare waceysle hassan sheekh adeer u yahay, Bashiir Goobe pro HG madhibaan( claims duduble but represents 4.5 likely picked by Qaybdiid who wants him to be taliyaha policeka) and bariise pro sheikh Shariif Gaaljecel who was fired for that reason
https://www.jowhar.com/news/akhriso-mag ... iyeen.html

Re: Wiiftada Mooge shows how desperate he is and feels empty
If the opposition are smart, they'll stop trusting this guy and do what they want to do which is a non stop rallies.
How can they give him 10 whole days and not know he'd pull sleazy move that'll undermine them?
They should start their rallies on the 3rd instead of the 6th, neither JL and PL will show up if there are protests going on.
How can they give him 10 whole days and not know he'd pull sleazy move that'll undermine them?
They should start their rallies on the 3rd instead of the 6th, neither JL and PL will show up if there are protests going on.
Re: Wiiftada Mooge shows how desperate he is and feels empty
That's a good idea. PM Roble should grow a pair and just sideline Mooge by working with the oppositionCaytame wrote: Mon Mar 01, 2021 6:08 pm If the opposition are smart, they'll stop trusting this guy and do what they want to do which is a non stop rallies.
How can they give him 10 whole days and not know he'd pull sleazy move that'll undermine them?
They should start their rallies on the 3rd instead of the 6th, neither JL and PL will show up if there are protests going on.
Re: Wiiftada Mooge shows how desperate he is and feels empty
waxaa jira is af garad hoose in howsha la wareego Rooble. weekgaan MM and from the next week from march 10 around next mondey in shirka lagu qabto airportka maybe Decale hotel hadii la is fahmo oon XLane loo baahanCaytame wrote: Mon Mar 01, 2021 6:08 pm If the opposition are smart, they'll stop trusting this guy and do what they want to do which is a non stop rallies.
How can they give him 10 whole days and not know he'd pull sleazy move that'll undermine them?
They should start their rallies on the 3rd instead of the 6th, neither JL and PL will show up if there are protests going on.
Mooge wuxuu rabaa inuu fashiliyo shirka MM iyo Rooble laakin madhici doonto inshallah waayo mudaharaadka waa soo hor marinaynaa ama usbuuc ay dib u dhacee sheekada dib u dhacaan oo beesha caalamka Mooge spoiler u aqoonsan doonto.
Re: Wiiftada Mooge shows how desperate he is and feels empty
waxaan filaa in kulanka qamiista ee MM iyo Rooble dhaco halka PL iyo JL markale ku gacanseeri doonaan Mooge kaaga darane jiiraadaan Galmudug iyo Hirshabelle kama yeeli doonaan.BigBreak wrote: Mon Mar 01, 2021 6:24 pmThat's a good idea. PM Roble should grow a pair and just sideline Mooge by working with the oppositionCaytame wrote: Mon Mar 01, 2021 6:08 pm If the opposition are smart, they'll stop trusting this guy and do what they want to do which is a non stop rallies.
How can they give him 10 whole days and not know he'd pull sleazy move that'll undermine them?
They should start their rallies on the 3rd instead of the 6th, neither JL and PL will show up if there are protests going on.
saxiixa heshiiska ka dib wuxuu noqonaa musharax caadi ah oo la mida kuwa kake howsha Rooblaa wadaya waa sababta ay Nabar iyo Naxdin mother Khadiije diiriye u tiri heshiiska kadib wuxuu noqon xildhibaan ooy ka wado ex madaxweyne marka Hirshabelle iyo Galmudug waa is badalayaan markii officially awooda looga wareejiyo.
Re: Wiiftada Mooge shows how desperate he is and feels empty
They're playing themselves when they are the ones with the advantage. As far as everyone is concerned, farmaajo's mandate is over. If they stuck to that, they'd triumph over him, but they are bending over backwards for him. It's crazyBigBreak wrote: Mon Mar 01, 2021 6:24 pmThat's a good idea. PM Roble should grow a pair and just sideline Mooge by working with the oppositionCaytame wrote: Mon Mar 01, 2021 6:08 pm If the opposition are smart, they'll stop trusting this guy and do what they want to do which is a non stop rallies.
How can they give him 10 whole days and not know he'd pull sleazy move that'll undermine them?
They should start their rallies on the 3rd instead of the 6th, neither JL and PL will show up if there are protests going on.
@sahal: the rooble guy is a snake! he's on farmaajo's side, they shouldn't trust him. besides, they don't even need him.
Re: Wiiftada Mooge shows how desperate he is and feels empty
Caytame
Runtaa waaye sxb laakin waa inaan fahano meesha dhibka ka jiro oo ah maamuladii Mooge noo soo dhoodhoobay. sida caadada aheed xiligii xassan sheekg Dawlada federalka iyo member stateska ayaa leh howsha doorashada mucaaradka shuqul kuma laha markii ragii na matalayay ee Galmudug iyo Hirshabelle aa nalaga heestaa marka in aan ku soo biirno processka oo nala hor fariisto waa guul weyn ooy shardi ka dhigeen JL iyo PL anagiina mudaharaad baan keenay dabina waa u dhignay mooge oo waxba reeban waa koow hawiyihii waa isku dhawaadeen oo waliba HG ayaa Rooble keentay, waa labee beesha caalamka waxaa u soo baxay inuu sharciyadii ka luntay ku darsadey dagaal ooge warkii pl iyo jl iyo mucaaradkey qaateen in Rooble howsha la wareego marka horta rooble maaha nin jira ee waa nin aan sameynay(imposed) laakin kalsooni u baahan inkastoo arintaan soo saartey inuu khilaaf ka dhex jiro oo howsha mooge wadan sida ay ciyaalkiida meelahaan ka sheegayeen in rolble matalo mooge haduu ma talo muxuu u qarbudayaa kulanka khamiista iyo banaanbaxa sabtida?
Qodobka in Mooge february 8 ka dib wax awood madaxweyne isticmaali karin sida magacaabid iyi xilka qaadis oo la sugayo shirka kohor wuxuu xoreyn doonaa cumar filish iyo saraakiisha oo ah cardka kaliya oo u soo harey
hada waa ka darantahay february 19 waayo turkidii beebayaashii waa ka xareeyeen. war ninkaan wixiisa waa rafasho marka JL iyo PL chance ka xoogaa hanoo dheereeyaan wuxuu isleeyahay waa kala dili kartaa marhadii ay mucaaradkii hawiye ahaan rooble ula heshiiyeen PL iyo JL waa xanaaqeen ee casumaad u fidi laakin filinkaas kuma socdo waana soo dhaweeyeen in Howsha rooble la wareego
qodobka in Mooge awood madaxweyne laheen marka la saxiixo shirka ka hor ninkaan waa ku daayay 100% waxaa la xoroobi cumar filish oo noqon madaxweynaha Xamar. two weeks aa mooge u hartey until march 15 marka shirarka dhamaadaan.
"Saddex fursadood oo mucaaradka uga soo baxay heshiiskii Rooble,”Saamiley aan la dhaafi doonin”.
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa heshiis xasaasi ah la gaarey midowga musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya oo maanta qaban qaabinayey mudaharaadyo waaweyn oo ka qabsooma magaalada Muqdisho.
Heshiiska labada dhinac waxaa guulo waaweyn ka kala sheegtay mucaaradka iyo xukuumadda, waxaanse hoos idinkula wadaagi doonaa qaar kamid ah fursadihii heshiiska uga soo baxay dhinacyada mucaaradka ah ee ka qaybgalay shirkaasi.
1: Mucaaradku waxay heleen waddo ay kula hadlaan Villa Somalia oo diidanayd inay mucaaradka siiso fursad ay kula fariistaan
2: Mucaaradku waxay noqdeen saamilay siyaasadeed oo aan laga boodi karin taladood.
3: Waxaa loo balan qaaday qabashada banaanbaxyo ay waardiyeyn doonaan ciidanka booliska dowladda Soomaaliya.
Dalalbkii dowladda muddo xileedkeedu dhammaaday ee ku aaddanaa shirka wuxuu soo ifbixiyey cabsida ay Villa Somalia ka qabtey mudaharaadyada maanta maadaama ay mucaaradku sheegeen inaysan jirin cid horjoogsan doonta ayna dagaalami doonaan haddii ciidanka dowladdu ku soo baxaan shacabka.

- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Wiiftada Mooge shows how desperate he is and feels empty
ileen ceeb looma dhinto Khamiista wax u soo socda Mooge Maleh. beesha caalamka xataa Rooble magiciisa waa sheegan laakin Mooge wax soo hadal qaadey maleh. markaad meel aan lagaa rabin isku soo tuurtid tanoo kalaa dhacda
Re: Wiiftada Mooge shows how desperate he is and feels empty
wiiftooyinka Mooge waxay la mid noqdeen wiiftooyinkii gudi kusheegiisii doorasho soo saari jireen. cagtii joogsan weyso marbeey ceeb la kulantaa. hotel Decale in the airport uu shirka ka dhacayaa waayo villa sharciyad la,aan meelna kama shaqeyso mana dhacaayo ka hor inta Rooble iyo MM qalinka ku duugayaan heshiis doorashada ku saabsan oo xubno matala ku yeelanayaan shirka kadibna Rooble ha casumo!
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 547 Views
-
Last post by vinshor
-
- 0 Replies
- 543 Views
-
Last post by sahal80
-
- 1 Replies
- 787 Views
-
Last post by LilEmperor
-
- 7 Replies
- 847 Views
-
Last post by Keyse_0208
-
- 5 Replies
- 1094 Views
-
Last post by SomeGuy
-
- 1 Replies
- 280 Views
-
Last post by vinshom
-
- 1 Replies
- 787 Views
-
Last post by nine
-
- 5 Replies
- 591 Views
-
Last post by WadaniggaBarakaysan
-
- 0 Replies
- 1570 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 22 Replies
- 2707 Views
-
Last post by Hyperactive