i think Mooge waxay ka tahay Maadama 3 jeer wiiftooyinkaaga fashimeen istus tus yar ka samee inta yaree gacanta kuugu hartey waana tuu ku bixi lahaa

maanta AK-47 uu la soo istaagay dariiqyada kadib markii beebayaashii Turkeyda ka xareeyeen saan mar hore sheegay. wiigaan soo socoda waa wiig confrontation Cabdi bili vs Cabdi bile AK-47 vs AK-47. PL iyo JL ma soo socdaan oo Dani boosaaso ayaa howl uga furantay. Mucaaradka ayagoon mooge meel saarin wiigaan shir maba dhici doono! bring it on!