Jabka Mooge naflacaarinino shirkii uu diidanaa uu sheegtey iyo beesha caalamka oo tiri waa dhuusageel wixiisa

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Jabka Mooge naflacaarinino shirkii uu diidanaa uu sheegtey iyo beesha caalamka oo tiri waa dhuusageel wixiisa

Post by sahal80 »

Damn wakaas jabkii ugu weynaa ku dhacay Mooges in dhagta la soo qabtey oo Xalane la keenay. Dubbe oo dhawaaqay kulahaa shirkii afisyoone ee madaxweynuhu iclaamiyay waa shirkii uu diidanaa 10 maalin ee la soo dhaafey. PL oo ka xanaaqdey sheegashadiisa oo tiri warqad bay ka soo saaraysaa ayaa waxaa ka soo gaarey james swan oo dhahay war ninkaan waa dhuuso geel macno maleh hadalkiisa anagaa adinka iyo asagaba casunay ee dont bother about him
:dead: :deadrose:


Soo afjaridii Mooge ayaa la galay suga isbadalka ilaa bilowga april(waa sadexdii usbuuc oon u qabtey)
https://puntlandtimes.ca/2021/03/xog-ja ... l-somalia/





User avatar
juelz
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 639
Joined: Fri Oct 22, 2004 9:41 pm
Location: columbus,ohio

Re: Jabka Mooge naflacaarinino shirkii uu diidanaa uu sheegtey iyo beesha caalamka oo tiri waa dhuusageel wixiisa

Post by juelz »

Dictator wannabe armaajo is truly done and dusted. He is on his last leg.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Jabka Mooge naflacaarinino shirkii uu diidanaa uu sheegtey iyo beesha caalamka oo tiri waa dhuusageel wixiisa

Post by sahal80 »

Fag fagta ciyaalnimo ee ciidamada la aado mooge oon u arko rafashadii dhimashadiisa aad aan ugu farxaan wallahi billahi hada waa aragteen mareynka february 19 uu si dad ban xooghayaha dibada u xusay teeda kale ciidamado uu gado ku qulqulinayo hubkooda will end up at the hands of Madoobe inkastoo askarta la soo celin doono :lol:

Xaqiiqatan mooge la taliyaal malaha madoobana waa yaqaan sida loo waalo :lol:

hada ka dib madoobaa noo hadli :lol:


Golaha badbaada qaran oo shardi ka dhigay in shirka ka hor ciidamada laga wareejiyo Mooge awal shirkaa looga hadli lahaa. wiiftadii moogana jacdii 5naad ay ku tahay shirka dib uu u dhacaa



User avatar
vinshom
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 365
Joined: Mon Mar 10, 2014 6:05 am

Re: Jabka Mooge naflacaarinino shirkii uu diidanaa uu sheegtey iyo beesha caalamka oo tiri waa dhuusageel wixiisa

Post by vinshom »

sahal80 wrote: Sat Mar 20, 2021 4:02 pm Fag fagta ciyaalnimo ee ciidamada la aado mooge oon u arko rafashadii dhimashadiisa aad aan ugu farxaan wallahi billahi hada waa aragteen mareynka february 19 uu si dad ban xooghayaha dibada u xusay teeda kale ciidamado uu gado ku qulqulinayo hubkooda will end up at the hands of Madoobe inkastoo askarta la soo celin doono :lol:

Xaqiiqatan mooge la taliyaal malaha madoobana waa yaqaan sida loo waalo :lol:

hada ka dib madoobaa noo hadli :lol:


Golaha badbaada qaran oo shardi ka dhigay in shirka ka hor ciidamada laga wareejiyo Mooge awal shirkaa looga hadli lahaa. wiiftadii moogana jacdii 5naad ay ku tahay shirka dib uu u dhacaa



I don't really understand, does he real think he can be a dictator in Somalia? these people never learn from history, same camp that took Siyad Bare who was 100 times stronger are against him.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Jabka Mooge naflacaarinino shirkii uu diidanaa uu sheegtey iyo beesha caalamka oo tiri waa dhuusageel wixiisa

Post by Murax »

Vinshom,

What group? Emir Guudlaawe, Emir Finnish are they not pillars supporting the Dawlad? :win:
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Jabka Mooge naflacaarinino shirkii uu diidanaa uu sheegtey iyo beesha caalamka oo tiri waa dhuusageel wixiisa

Post by sahal80 »

si ay u marin habaabiyaan jabkii ugu weynaa ee ku dhacay Mooges ee ahaa inuusan shir uusan casumin amnigeedana sugeyn lagu qabto xeendaabkka Xalane oo qabkii ay sheegan jireen afka ciida u daray ayay marin habaabin la imaadeen moogaa wax cysumay waa ninkii la sugayay asaga iyo gareenadiisa inay ku soo biiraan shirka mar hore loo fadhiyay xalane bal fiiri this thread waxaan dhahay wuxuu dhacayaa 20 bisha ama sabtida? wuxuu u dib dhacay mooge awgiis iyo gareenadiisa oo diidanaa kadib waxaa ogolaadey qoorqoor waxaa harey asaga iyo lafta gareen oo hada yimid sababtaas ayay beesha caalamka warqada u soo saartey. i hope inuu dib uga dhoco isniinta si loo bahdilo mooge nin lagu cusumay shir ka dhacaya goob ay Deni iyo madoobe goaamiyeen ayaa kuleh waxaan casumay kkkkk

they invited them as Xalane stated it and will be the guarantor.
"International partners continue their efforts to bring the Somali stakeholders together.  We reiterate our commitment to support implementation of the electoral process once details are agreed"

listen to mp Abdi bare 20 bisha ayaa dhagta la soo qabanayaa mooge iyo gareenada. tan kake james swan ayaaba voada ka iclaamiyay inuu xalane ka dhacyo isniinta kaliya soomaha waxaad sheeganeysid car waa kaas ha dhoho isniinta bari ah!

big scandal wallahi hadii ay karaamad u hartey mooges


https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 9#p4994999
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Jabka Mooge naflacaarinino shirkii uu diidanaa uu sheegtey iyo beesha caalamka oo tiri waa dhuusageel wixiisa

Post by sahal80 »

ok boss سمعا وطاعة
Last edited by sahal80 on Sun Mar 21, 2021 8:34 am, edited 2 times in total.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Jabka Mooge naflacaarinino shirkii uu diidanaa uu sheegtey iyo beesha caalamka oo tiri waa dhuusageel wixiisa

Post by AbkoowDhiblaawe »

sahal80 wrote: Sun Mar 21, 2021 8:23 am ok boss سمعا وطاعة

:lol:

Nacalaa
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Jabka Mooge naflacaarinino shirkii uu diidanaa uu sheegtey iyo beesha caalamka oo tiri waa dhuusageel wixiisa

Post by sahal80 »

AbkoowDhiblaawe wrote: Sun Mar 21, 2021 8:33 am
sahal80 wrote: Sun Mar 21, 2021 8:23 am ok boss سمعا وطاعة

:lol:

Nacalaa
reer zoom waa ka fuqdey they got adopted
:dead:

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Jabka Mooge naflacaarinino shirkii uu diidanaa uu sheegtey iyo beesha caalamka oo tiri waa dhuusageel wixiisa

Post by sahal80 »

isku dhextuurkii mooge waa fashilmay wax bari shiraya maleh ilaa amniga wax laga badalo. ciidamo ma gali karaan mooge waase jecel yahay laakin saan sheegay waa laga faaideysanayaa fak fakta mooge



Deni: wax shir ah lama fariisanayno mooge ilaa amniga laga hadlo
https://www.bbc.com/somali/war-56476071 ... gsgqXIhqBY
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Jabka Mooge naflacaarinino shirkii uu diidanaa uu sheegtey iyo beesha caalamka oo tiri waa dhuusageel wixiisa

Post by sahal80 »

kadib jabkii mooge iyo isdhiibkiisii markuu damcay inuu isku dhex qariyo gogashii beesha caalamka mar shanaad ayaa looga baxay markaasaa waxaa ku dhacdey dibirtii ugu weyneed abid oo lafaha ka jabisay tan bas waaye ay ka keentay. waa idiinsheehay nacaladaas meesheey soo gasho waxba kama shaqeyynayaan "car waa kaas bari shir ha dhoco" :myman:


User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Jabka Mooge naflacaarinino shirkii uu diidanaa uu sheegtey iyo beesha caalamka oo tiri waa dhuusageel wixiisa

Post by Kees70 »

Sahalow the only thing farmaajo has to do is just show up for the dated Conference along with the 4 Federal Heads (GM,HS,KG and BR) and its than Game-set, in that scenario Deni will be forced to attend that Conference whether he likes it or not as they say you cant let the Head of the Nation stand in the rain.

Farmaajo's goal was always to waste time as August the day of reckoning for madobe as his term ends is near, there is a reason why SNA are being sent to Gedo everyday its to create a war atmosphere with the Tuugo kenya that will automatically put Somalia into State of Emergency and we all know how that ends for any Democratic Nations.

Wasting Time is what Fahad yaasin Group is Bidding for in their end goal.
Osob101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1986
Joined: Sat Feb 04, 2012 1:47 pm

Re: Jabka Mooge naflacaarinino shirkii uu diidanaa uu sheegtey iyo beesha caalamka oo tiri waa dhuusageel wixiisa

Post by Osob101 »

Murax wrote: Sat Mar 20, 2021 9:51 pm Vinshom,

What group? Emir Guudlaawe, Emir Finnish are they not pillars supporting the Dawlad? :win:
Murxow

Arooye did you not listen to Dahir Abeeso? Those two won’t be able to safe you LOL. Walee Somali waa waasheen
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Jabka Mooge naflacaarinino shirkii uu diidanaa uu sheegtey iyo beesha caalamka oo tiri waa dhuusageel wixiisa

Post by Murax »

Osob101 wrote: Sun Mar 21, 2021 12:38 pm
Murax wrote: Sat Mar 20, 2021 9:51 pm Vinshom,

What group? Emir Guudlaawe, Emir Finnish are they not pillars supporting the Dawlad? :win:
Murxow

Arooye did you not listen to Dahir Abeeso? Those two won’t be able to safe you LOL. Walee Somali waa waasheen

Osobaaay Qaaliyay :rose: haa I goosanin Farmaajo Dartiis Beriyahaan you have been extra cold to me. I’m worried about my qaraabo who are staying in Medino, LOl. You can’t be mad @ me, and other Sade for circling our wagons around Farmaajo marki loo daartay we’re gonna kill you :lol:
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Jabka Mooge naflacaarinino shirkii uu diidanaa uu sheegtey iyo beesha caalamka oo tiri waa dhuusageel wixiisa

Post by sahal80 »

Kees70 wrote: Sun Mar 21, 2021 12:15 pm Sahalow the only thing farmaajo has to do is just show up for the dated Conference along with the 4 Federal Heads (GM,HS,KG and BR) and its than Game-set, in that scenario Deni will be forced to attend that Conference whether he likes it or not as they say you cant let the Head of the Nation stand in the rain.

Farmaajo's goal was always to waste time as August the day of reckoning for madobe as his term ends is near, there is a reason why SNA are being sent to Gedo everyday its to create a war atmosphere with the Tuugo kenya that will automatically put Somalia into State of Emergency and we all know how that ends for any Democratic Nations.

Wasting Time is what Fahad yaasin Group is Bidding for in their end goal.
:lol: sxb stop flip floping hal dhinac raac your r not just against Deni but also Madoobe when your saying "as August the day of reckoning for madobe as his term ends is near" i see rooxaantii Xoogaga in you. you r free im not forcing you to side with this against that but i dont find you genuine mucaarad as Abkow so let us not waste eachothers time! good luck!

and let me tell you this! Mooge and his manager laheloow are DONE. even if Mooge comes back he wont pick HG as pm i have seen people who r close to Fahad who told me about Gugundhabe guy who was a pm candidate last time. This HG stuff is to divide Hiraab on him before his term ends and to avoid war but he prefers smaller HAG clan when he has legitimacy like he started with Murusade and will keep hiraab for Galmudug and Hirshabelle. if you r not trusting me go and ask Ahmed Fiqi and all the no more Abgaal camp he promised to give the pm post. the guy who told me this is called osman qoox reerow xassan mucaarad hears every thing fahad says. luckly he is Done thanks to halyeeyada Deni and Madoobe. !
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”