Makaahiil/Sacad Reunification (Pact of Galmudug and Wardeer)....
Moderator: Moderators
Makaahiil/Sacad Reunification (Pact of Galmudug and Wardeer)....
odayaasha Sacad labada daraf ayaa booqday Qabriga Awoowe Amuudaan Muqaabal, Sacad iyo walaalahoodii Ogaadeen waa kuwaas maanta is raacay, waana la dhisayaa qabriga Awoowe Amuudaan, iyo Ceelka Amuudaan.
Re: Makaahiil/Sacad Reunification (Pact of Galmudug and Wardeer)....
Galmudug iyo Somali Galbeed oo heshiis kala saxiixday +SAWIRRO
Shir laba maalmood u socday wafdi wasiiro iyo taliyaha nabadsugidda qaranka Qeybta Galmudug iyo wafdi Hogaanka Nabadgalyada, wasiiro iyo taliyaal ka socday hey’adaha amniga DDS uga socday magaalada Wardheer ayaa galabnimadii Jimcaha 19 Maarso 2021 soo gabagaboobay.
Gunaanadkii shirka ayaa laga soo saaray war-murtiyeed iyo heshiis ay dhinaca Galmudug u saxiixeen: Wasiirka Amniga Gudaha, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha iyo Taliyaha Nabadsugidda qaranka Qeybta Galmudug, Dhanka DDS ay u saxiixeen: Hogaanka Nabadgalyada, Wasiir ku xigeenka Ganacsiga iyo taliyaha gaaska 3aad ee Ciidanka Mileteriga Itoobiya.
Heshiiska ayaa nuxurkiisu ahaa:
1. Iskaashi dhanka amniga ah oo isugu jira amniga xuduudaha Galmudug iyo DDS, Dardargelinta iyo fulinta heshiisyo horey loo gaaray iyo in si wadajir ah loola dagaalamo argagixisada.
2. Iskaashi dhanka Ganacsiga iyo horumarinta Dhaqaalaha ah, gaar ahaan canshuuraha badeecooyinka isaga gudba xuduudaha labada maamul, ka hortagga maandooriyaha iyo qabashada Shirweyne ganacsi oo Galmudug ka dhaca oo ganacsatada labada dhinac ay yeeshaan.
Wasiirka amniga Galmudug Md. Axmed M. Fiqi oo gunaanadkii shirka kalimad la siiyey ayaa ka mahadceliyey soo dhowayntii diiranayd iyo martiqaadkii loo sameeyey wafdiga Galmudug, kana warbixiyey Galmudugta cusub iyo himaladeeda, iyo sidoo kale in shirkii labada maalmood socday uu ahaa mid miro dhal ah, heshiisyada la galayna ay dhinaca Galmudug ka fulin doonaan Qeybta ay ku leeyihiin, asagoo booriyey in wada shaqaynta iyo iskaashiga labada maamul uu halkaas ka sii socdo, ayna noqon doonaan shirarka labada maamul kuwa sii socda, iskaashiguna uu noqon doono mid intaan ka sii bata.

Last edited by Kees70 on Fri Mar 26, 2021 5:52 am, edited 2 times in total.
Re: Makaahiil/Sacad Reunification (Pact of Galmudug and Wardeer)....
Does this mean that Sacad/HG are long lost sons of Ogaden?
Re: Makaahiil/Sacad Reunification (Pact of Galmudug and Wardeer)....
This is the age of Clan Fiefdoms i.e Federalism in Somalia, so because of that Galmudug is look at the Western Borders for Alliance, and what better Alliance is their than with your Kins?!?Shantabaq wrote: Fri Mar 26, 2021 5:35 am Does this mean that Sacad/HG are long lost sons of Ogaden?
Both Galmudug and Wardeer signed Pact of Re-unification, Freedom of movements, Integration, Commercial Freedom and Security Pact (for Future Military both Sides), this is an huge Political Victory for the rising Galmudug because we now have an really Permanent Ally at our Western Border our Kins.
Re: Makaahiil/Sacad Reunification (Pact of Galmudug and Wardeer)....
Guul Walaalaha Wardheer. I'd love to see Somalia have a HG as President and an Ogaden as PM
Re: Makaahiil/Sacad Reunification (Pact of Galmudug and Wardeer)....
I think you are right. Inter-state trade is the future and I hope both sides prosper from this.Kees70 wrote: Fri Mar 26, 2021 5:46 amThis is the age of Clan Fiefdoms i.e Federalism in Somalia, so because of that Galmudug is look at the Western Borders for Alliance, and what better Alliance is their than with your Kins?!?Shantabaq wrote: Fri Mar 26, 2021 5:35 am Does this mean that Sacad/HG are long lost sons of Ogaden?
Both Galmudug and Wardeer signed Pact of Re-unification, Freedom of movements, Integration, Commercial Freedom and Security Pact (for Future Military both Sides), this is an huge Political Victory for the rising Galmudug because we now have an really Permanent Ally at our Western Border our Kins.
- Mustafee101
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2222
- Joined: Sat Jan 07, 2012 10:10 pm
- Location: Hangool iyo Gedweyne
Re: Makaahiil/Sacad Reunification (Pact of Galmudug and Wardeer)....
I remember my Abti telling me that Sacad is Garac Ogaden ahaa. Basically a Hawiye lady slept with Amuudin Maqaabul dude in Wardheer areas without them marrying each other and she went back to Galgaduud areas and had the kid (Sacad). That is how the Sacad joined their Hawiye reer Abti
Re: Makaahiil/Sacad Reunification (Pact of Galmudug and Wardeer)....
My abti told me MX were originally muslim amhara/oromo, hence why they are mention in futu al habasha.Mustafee101 wrote: Fri Mar 26, 2021 10:07 am I remember my Abti telling me that Sacad is Garac Ogaden ahaa. Basically a Hawiye lady slept with Amuudin Maqaabul dude in Wardheer areas without them marrying each other and she went back to Galgaduud areas and had the kid (Sacad). That is how the Sacad joined their Hawiye reer Abti
Re: Makaahiil/Sacad Reunification (Pact of Galmudug and Wardeer)....
You sound like an naag af xumeed, walahi i have noticed that you have an huge cuqdad for anything Hawiye iyo Ogadeen, perhaps your one of the naagaha ama Sharmuutooyinka haysta carruurta wecelada ee ciidanka isbaheyshiga Aideed iyo Jees ka tageyeen, hence your cuqdad towards us.... anyway hop off my d1ck naaya and gtfoh!Mustafee101 wrote: Fri Mar 26, 2021 10:07 am I remember my Abti telling me that Sacad is Garac Ogaden ahaa. Basically a Hawiye lady slept with Amuudin Maqaabul dude in Wardheer areas without them marrying each other and she went back to Galgaduud areas and had the kid (Sacad). That is how the Sacad joined their Hawiye reer Abti
- Mustafee101
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2222
- Joined: Sat Jan 07, 2012 10:10 pm
- Location: Hangool iyo Gedweyne
Re: Makaahiil/Sacad Reunification (Pact of Galmudug and Wardeer)....
I do in fact hate Hutus. I don’t hate Ogaden waa tolkay even though their Warday slaves are annoying.Kees70 wrote: Fri Mar 26, 2021 10:52 amYou sound like an naag af xumeed, walahi i have noticed that you have an huge cuqdad for anything Hawiye iyo Ogadeen, perhaps your one of the naagaha ama Sharmuutooyinka haysta carruurta wecelada ee ciidanka isbaheyshiga Aideed iyo Jees ka tageyeen, hence your cuqdad towards us.... anyway hop off my d1ck naaya and gtfoh!Mustafee101 wrote: Fri Mar 26, 2021 10:07 am I remember my Abti telling me that Sacad is Garac Ogaden ahaa. Basically a Hawiye lady slept with Amuudin Maqaabul dude in Wardheer areas without them marrying each other and she went back to Galgaduud areas and had the kid (Sacad). That is how the Sacad joined their Hawiye reer Abti
They way I see is that you are trying to use them against other Daroods particularly the Mj in Galkacayo and the recent Wagardhac duulaan that kicked you out of Gaxandhal, Deeqle and Dhacdheer. The Ogaden in West Doollo are not going to help you from Wagardhac in Gobolada dhexe or the Dhabacayo in Galkacayo. We know what happened to ina Cumar Jees you used and backstabbed him, Ogaden learned from that history so don't get your hopes up.
Re: Makaahiil/Sacad Reunification (Pact of Galmudug and Wardeer)....
Last edited by Nubis on Fri Mar 26, 2021 12:33 pm, edited 2 times in total.
Re: Makaahiil/Sacad Reunification (Pact of Galmudug and Wardeer)....
You call Ogaden Tolkay yet call them slaves, smh!....Horta are you an mj, cause you act and talk like one with that hateful behavior?Mustafee101 wrote: Fri Mar 26, 2021 11:42 amI do in fact hate Hutus. I don’t hate Ogaden waa tolkay even though their Warday slaves are annoying.Kees70 wrote: Fri Mar 26, 2021 10:52 amYou sound like an naag af xumeed, walahi i have noticed that you have an huge cuqdad for anything Hawiye iyo Ogadeen, perhaps your one of the naagaha ama Sharmuutooyinka haysta carruurta wecelada ee ciidanka isbaheyshiga Aideed iyo Jees ka tageyeen, hence your cuqdad towards us.... anyway hop off my d1ck naaya and gtfoh!Mustafee101 wrote: Fri Mar 26, 2021 10:07 am I remember my Abti telling me that Sacad is Garac Ogaden ahaa. Basically a Hawiye lady slept with Amuudin Maqaabul dude in Wardheer areas without them marrying each other and she went back to Galgaduud areas and had the kid (Sacad). That is how the Sacad joined their Hawiye reer Abti
They way I see is that you are trying to use them against other Daroods particularly the Mj in Galkacayo and the recent Wagardhac duulaan that kicked you out of Gaxandhal, Deeqle and Dhacdheer. The Ogaden in West Doollo are not going to help you from Wagardhac in Gobolada dhexe or the Dhabacayo in Galkacayo. We know what happened to ina Cumar Jees you used and backstabbed him, Ogaden learned from that history so don't get your hopes up.
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Makaahiil/Sacad Reunification (Pact of Galmudug and Wardeer)....
Its great for peace in the region, hopefullu they control the rogue Liyuu boolis attacking miskiin reer badiye in The Border regions.
Re: Makaahiil/Sacad Reunification (Pact of Galmudug and Wardeer)....
Mustafee101 wrote: Fri Mar 26, 2021 11:42 amI do in fact hate Hutus. I don’t hate Ogaden waa tolkay even though their Warday slaves are annoying.Kees70 wrote: Fri Mar 26, 2021 10:52 amYou sound like an naag af xumeed, walahi i have noticed that you have an huge cuqdad for anything Hawiye iyo Ogadeen, perhaps your one of the naagaha ama Sharmuutooyinka haysta carruurta wecelada ee ciidanka isbaheyshiga Aideed iyo Jees ka tageyeen, hence your cuqdad towards us.... anyway hop off my d1ck naaya and gtfoh!Mustafee101 wrote: Fri Mar 26, 2021 10:07 am I remember my Abti telling me that Sacad is Garac Ogaden ahaa. Basically a Hawiye lady slept with Amuudin Maqaabul dude in Wardheer areas without them marrying each other and she went back to Galgaduud areas and had the kid (Sacad). That is how the Sacad joined their Hawiye reer Abti
They way I see is that you are trying to use them against other Daroods particularly the Mj in Galkacayo and the recent Wagardhac duulaan that kicked you out of Gaxandhal, Deeqle and Dhacdheer. The Ogaden in West Doollo are not going to help you from Wagardhac in Gobolada dhexe or the Dhabacayo in Galkacayo. We know what happened to ina Cumar Jees you used and backstabbed him, Ogaden learned from that history so don't get your hopes up.
I prefer Hgidir friendship frankly. Also Mx and OG are nor “tol”.
- guhad122
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4958
- Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
- Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!
Re: Makaahiil/Sacad Reunification (Pact of Galmudug and Wardeer)....
Sorry, didn't see someone already posted the video.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 21 Replies
- 2872 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 14 Replies
- 1761 Views
-
Last post by Kees70
-
- 36 Replies
- 3837 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 6 Replies
- 1052 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 8 Replies
- 87 Views
-
Last post by cabdi123
-
- 3 Replies
- 537 Views
-
Last post by Cumar-Labasuul
-
- 8 Replies
- 2930 Views
-
Last post by Teeri
-
- 30 Replies
- 3797 Views
-
Last post by luis1
-
- 54 Replies
- 976 Views
-
Last post by AbdiWahab252