Reer indho adeegaan igula doodaya been waaye fiiri mashruucii talyaaniga ee baladweyne qabyaalad uu ku difaacayaa xukuumad xataa mooge uusan maamuli jirin waa ninkii baardheere usbuucyo diidanaa in loo gurmado. aniga wasiirka beerahaan eedeeyay laakin kheyre takes the blame at the end. waare wuxuu ku leeyahay "waa markii labaad oo mashruucii talyaaniga dhici rabo" macnaha markii hore waa dhacay marka ma waaruu wax ka ogyahay ninkii usoo gudbiyay mashruuca?
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 0#p4962868
mashaariicda ka sokoow Kheyre wuxuu nala damacsanaa wax uu ciidanada hiraab u geystay ee xamar kadibna asaga meesha ka saari doona. wuxuu is xuurteeyo oo wadaniyad aan jirin ka hadlo iyo ciidamadaan reform gareeyn wuxuu meesha ka saarey ciidamo beeleedkii hawiye waliba hiraab ayadoo PL iyo JL ciidamo beeleed joogaan. hiiraan markey timid wuxuu la yimid ciidanka Xawaadle waaye halaga saaro systemka inta "ciidamo qaran laga dhisayo" oo yaa xoreeyay dhulka? soo ciidamo beeleed amisom kaashanaya maaha? asaga ceelbuur uu ka soo jeeda wuxuu la xoreyn waayey qabiilkiisa aa al shanaab ah maxaa u diidee qabiil dhulkooda difaacaya? adiga maa bixinaya lacagta? waa lacagtii mareykanka soo daayey. PL fiiri maalin walbe ciidan iyo police ayaa qalin jabiya in leen toos aa loo siiyaa waana ciidamo beeleed dhulkooda ilaa shadey. waxaa lagu siiyaa magaca ciidamada bada ee burcad badeedka la dagaalama.
aniga wax kama sheegayo Kheyre mucaarad ahaan waa loo baahanyahay he is an ally now laakiin wuxuu ku tusinaa inuusan khibrad laheen inkastoo uu gadaal mooge kala dagaalamay laakin candidate ahaan anoo aaminsanaa inuu Mooge doonta la raaci doono oon la dooranayn laakin markii la riday waxaan helay xogog badan siduu ciidanka hawiye u burburiyay uuna waxa hada jira gacantiisa ku sameeyay. laga bilaabo late 2018kii uu mooge ciidamadaan aan beeleysneen soo aruursadey oo lagu badalay kuwii hawiye ee kheyre dumiyay. arintaan uu hiiraan cunaqabateynta u saarey inta ciidanka laga duminayo.
i told this to murax who said i was wrong on kheyre running the show"
"i became supportive of the ideology that Khayre runs the show. i may exaggerated abit bc at the start farmaajo was relying on him until 2019 when he started "to cut Kheyre wings" from garbaha ka rifo kkk this is the year we have seen the the arrival of haramcad and gorgor and other troops trained in Eritrea and then Fahad Yasin dissolving NISA. Kheyre was used for "army reforms" and "army undergoing shake-up to eliminate ghost soldiers" alot of hawiye army are now paid by ganacsatada hawiye bc of these "reforms" all of tyem were relocated to shabeelooyinka while newly recruited Murusade known as "xasilinta Xamar" and banaadir police led by Sadaq john were temporarily until they dissolving Xasilinta by the end of 2018. still he resorted to coup against Kheyre while he in dhuusanareeb and removed/isolated his elements from the cabinet and the security"
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 0#p4996113
edit; who talks to canugii qaca ahaa ee waalnaa xaartaage? kulahaa i follow him i made this post before i seen his in this hirshabelle thread maxaa iga soo hormariyay? wuxuu ka cararayay in waare beentiisii qarxiyo this is why i posted here i wanna expose his lies after waare confirmed it as وشهد شاهد من اهلها
i took too long bc i was looking fir waare link on Kheyre. waare muxuu u sheegaa mooge he confirmed he was not running shit? mooge was dulsaar on murusade untill 2019/2020 when that thing happened. JL revealed Kheyre refusing madoobe to be arrested in Xamar
i never mentioned his above post. canug waalan oo qabiilada muslima sheeganata oo retarded Gedo ka soo jeeda asoo kale mafollow gareeyo waxaa halkaan u soo gashey waa inaad ka hortagtid beentaadii oo waare qarxiyay ma xishoode oo qabiikada islaameed sheegta hadalkaaga waxba ka soo qaado canugii lahaa soo maaha dahir geele aa covid ku dhacay