ICyoow waa soo noqonayaa ha la iga qabtooy uu hada ku hayaa kkkk
Posted: Mon Apr 26, 2021 3:04 am
will come back stronger intee ku danbeysay hal maalin aa saan Xamar looga qabsadey
lagama yeelayo waa la soo qabanayaa haduusan yaa allah ku fakan caawa sayidkaa madaafiic iyo hoobiyaal looga duqeyndoonaa gurigiisa hoobiyaal badan ayaa loo keenay maanta
ciidanka sayidka "bari waqtigasn waqtigeeda kale ma sii joogi doono"