XOGOG; Former prez oo qixiyay xaaskiisa iyo caruurtii, Rooble kumuusan wargalin goaankiisa iyo shirqool ka dhan ah

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

XOGOG; Former prez oo qixiyay xaaskiisa iyo caruurtii, Rooble kumuusan wargalin goaankiisa iyo shirqool ka dhan ah

Post by sahal80 »

Xogihii oo fidsan ya'll clueless laakin hadhoow adinkoo Rooble ceynaya yaan idin arkin
:ufdup:

hada waxaa leedihiin hirshabelle iyo galmudug oo ilaahow nin aan wax ogeeyn ha cadaabin :pac:

Go'aanka Rooble uu ku diiday muddo kordhinta is miidaaminta ah ma ahayn wax ay isla ogaayeen isaga iyo former prez saan horey idiinku sheegay wey isku khilaafeen waana ka diiday rooble wuxuuna goaansadey inuu asaga iyo fahad ka soo haro laakiin kuma wargalin in uu soosaari doono goaan noocaas ah asagoon xataa la tashan hadaba baarlamaanka ma waxaa ka socota gaadmo la mid ah tii kheyre lagu sameeyay kadib markuu la saftey FMSka? Former prez waxba uma harin wuxuu ku jiraa qamaar ah face saving maadama Rooble howsha la wareegayo bahdilaad noocaas ah inuu ka badbaado xataa hadeysan u suurtp galeyn waan ognahay in beesha caalamka la safan Rooble tan la mid maaha tii Kheyre asagaa ku bixi doona waayo amniga waxaa gacanta ku haya MM hoosna waa iska ogyihiin Rooble waxa xeryaha lagu heynayo waa kuwo dhinaca kale ku harey

labada maamul ee Hirshabeelle iyo Galmudug weey isla ogaayeen Rooble in statement gaas la soo saaro. Intaba waxay ku imaadeen cadaadis badan oo ay sameynayeen siyaasiyinta Xamar iyo beelaha ay ka soo kala jeedaan QoorQoor iyo Guudlaawe. Ninka ugu horeeyay oo go'aanka gaaray waxuu ahaa Guudlaawe. Ninka ugu dambeeyay oo isagoo caga jiidaayo soo galayna waxuu ahaa Qooqooor oo asagana gadaal ka dareemay cabsi amni dhinaca galmudug hadii ciidamada haramcad Xamar aadaan hada waxaa soo noqonaya ceyrkii iyo ciidamo beeleedyadii waxa u harey waa cardka beesha ninkaas Nafsii Nafsii uu taagan yahay kuwii gobolada dhan uu u yeertey siduu kuu badbaadin karaa?

Guudlaawe waxaa ka soo kala tagay ciidmadiisa oo dhan ama intoodi badnayd. Ciidamadi ka dagaalamaayay aaga Mirinaayo waxay ahaayeen Ciidamadi Guudlaawe. Waxaa dagaalka ku jiray xataa afhayeenka Guudlaawe daauud cirro waa soo galin asagoo qori wata waxaa ku jiray la taliyihiisa hasssan mudey oo ka soo muuqdey videogii taliyihii shibis, jowhar waxaa raacay mid madaxtooyada hirshabelle taliye ka ah oo la dhoho shataqaay iyo taliyihii policeka hirshabelle dhicisow oo baladweyne ka soo tagay 4 maalin ka hor dagaalka asagoo waligiis joogay halkaas ooy xaaskiisa ka soo jeedo. muxuu u yimid jowhar? waa xiriirada ay MMka la sameeyeen saraakiisha hawiye wuxuu fudeeyay gawaaridii iyo hubkii hirshabelle markaas ayaan dhahay jowhar inqilaab baa ka dhacay hassan dhicisow hogaaminayo marka guudlaawe saas buu isku dhiibay tan kale mooshin lagama keeni karo inleen ciidamadii dawlada hoostagayay waa goosten speakeradii beelaha yar yar waaba cabsadeen oo gooankey taageereen

Xogogii qarsoonaa ee dagaalada Xamar

MM ayaa dagaalka qaadi rabey laakin waxay rabeen inaan beesha caalamka fahmin marka waxay cayaarayeen victim card sida hassan sheekh ayaa la weeraray iyo AAW ayaa la weeraray si ay difaac ahaan dagaalka u galaan!

Dagaalada maaha inuu Former prez kaliya soo qaaday ee MM ayaaba bilaabay, laakiin victim ayeey ciyaarayeen si adinkaa gar daran loo dhihihin oo cambaareeyn caalami ah ula kulmin. Mucaardaku muddo ayeey hub aruursi ku jireen oo hub badan aruursaneyeen, sidoo kale saraakiil iyo ciidamo ayaa tartiib tartiib magaalada u soo galinayeen, sidoo kale ciidmada dowladda ayeey tartiib tartiib qaab beelleed ugu kala furfurayeen. Marki la is diyaariyay kadib waxaa la isku diyaariyay in aagag magaalada ka mid ah loo kala guuro oo la kala qabsado gaar ahaan meesha mid walbaa ay ciddiisa ugu badantahay magaalada. Degmooyinka dhaca magaalada dacaladeeda ama geesaheeda muhiimadu ma ahayn. Waxaa la rabay in laga dagaalamo degmooyinka u dhaw madaxtooyada oo halkaas madaxtooyada laga soo gaari karo. Xassan iyo Shariif waxaa loo xil saaray Marinaayo in ay tagaan halkaasna ay dagaal ka soo qaadaan oo Habarqadijo, boondheere Daljirka Daahsoon meelahaas cagta soo marsiiyaan dhinacaas madaxtooyada ka soo galaan. Xassan Cali Khayre waxaa loo xil saaray in aagga Barmuudo uu qabsado oo madaxtooyada u dhaw iyo baarlamaanka, Cabdiraxmaan Cabdishkuur iyo Saadaq joon waxaa loo xilsaaray, in taleex, KM4 cagta soo mariyaan oo meeshaas isaga darsamaan ciidanka Murusade ee joogo dabka iyo Sayidka, ka dibna ay si wada jir ah madaxtooyada ugu wada dhaqaaqaan oo dhinaca kale madaxtooyada uga soo galaan.

Xassan waa tii Marinaayo tagay, Fahad ayaa ciidan soo dhigay Isgooyska Mirinaayo suu uga hortago, ka dibna ciidanki Abgaal ayaa weerar soo qaaday oo qabsaday isgoyska Mirinaayo, ka dib Fahad ciidankiisa waxay soo qaadeen laba weerar ooy gorgor ku hubeysan hubkii turkida wataan si ay isgoyska Mirinaayo dib ugu qabsadaan waa looga dhaartay in ay qabsadaaan, waxaana loo sii riixay oo la geeyay dhinaca Stadium Koonis. Ciidanka Habarqadiijo ku jiro waxay dhaheen anaga dagaal ma ku jirno safe passage ayaan idin siineeynaa waana Cidan Alfa la dhaho oo Mareeykanka hoos taga, marka ciidanka ugu dhaw hostile ah ee ka horimaan karay kooxda Xassan sheekh waxay ahaayeen ciidan Daljirka joogo oo madaxtooyada halkaas ka ilaalinaayay oon difaacaas ka soo bixi karin dhinaca kale waxaa ay xoogga isagu geeyeen isgooyska KM4 meeshaas oo aadna muhiim ugu ah oo waxi ciidan ay heysteen isagu geeyeen. Ciidanka AAW oo ay hogaaminyeen Saadaq Joon iyo Indhacadde waxaa ku adkaatay in ay soo jiraan KM 4 oo ay ku soo darsamaan kuwa saraakiisha Murusade ee Dabka iyo Sayidka jooga.

Ka dib ciidanki AAW Saadaqjoon, Indhacaddde weey ka soo guureen dhinacaas oo waxay soo dageen meel garabka ku hayso ciidanka kale ee saraakiisha Murusade, waa Siigaale, halkaas ayeeyna ahayd in ay iska raacaan labada ciidan oo dhinaca madaxtooyada aadaan. markaas ayuu former prez Beesha caalamka wacdey ooy dhahey nimankii madaxtooyadey noogu imaadeen waxay keentay in nimankii difaaca sheeganayay iyo victim cardka la arkey inayba meesha qabsadeen waxay soo direen ciidan amisom ah kkkk MM bartooda ku celi!
:dead:

waxaan aa hada ka maqleysaan mmka ciidamada ha xaroodaan waa bug ma baxayaan ilaa howsha lagu wareejiyo rooble min ciidan ilaa doorasho oo former pres wax awood ah ku laheen.

Former prez xaaskiisa iyo wiilkiisa waa ka qixiyay vilada details ma helin gadaal ayaan ka sheegi doona meesha ay qabteen ama u guureen




Jowhar awalba kaaraan ay aheed waa taan dhihi jiray Hiiraan is what make Hirshabelle an FMS abgaal aan ku qancinaa xaa u danbeysay waaba ku sii xoojiyay :lol:








User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: XOGOG; Former prez oo qixiyay xaaskiisa iyo caruurtii, Rooble kumuusan wargalin goaankiisa iyo shirqool ka dhan ah

Post by sahal80 »

la taliyaha guudlaawe Hassan muudey yarka shaatiga cad bilowga iyo ciidamadii guudlaawe oo soo dhaweynaya taliyaha shibis



in Miranaayo using jidka 30




original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: XOGOG; Former prez oo qixiyay xaaskiisa iyo caruurtii, Rooble kumuusan wargalin goaankiisa iyo shirqool ka dhan ah

Post by original dervish »

Sahal.......everything was in the balance and yet it seems Farmaajo has survived.

The opposition gambled and lost spectacularly.........this was a major win for ordinary Xamar citizens.

It's clear to everyone the so-called opposition have next to no support and this is their primary reason for opposing one man one vote.

Geedi has come out looking statesman like while HSM et al have been exposed as thugs in suits.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: XOGOG; Former prez oo qixiyay xaaskiisa iyo caruurtii, Rooble kumuusan wargalin goaankiisa iyo shirqool ka dhan ah

Post by sahal80 »

original dervish wrote: Wed Apr 28, 2021 8:12 am Sahal.......everything was in the balance and yet it seems Farmaajo has survived.

The opposition gambled and lost spectacularly.........this was a major win for ordinary Xamar citizens.

It's clear to everyone the so-called opposition have next to no support and this is their primary reason for opposing one man one vote.

Geedi has come out looking statesman like while HSM et al have been exposed as thugs in suits.
i disagree!

MM xamar qeybta ugu weyn uguna muhiisan ay heestaan sida bakaara market suuq bacaad wadada maka al makurama inta badan wadada sodonka waa kuwaas ku dhexsocda isku tagaya labo maalin ayay ku qaadatey taas ayaa muhiim ah. mudahaaradyadii uu diidi jiray ayaa hada bilaabmaya waqooyi iyo koonfur

inta former prez u hartey waxaa la wareegay Rooble oo garab amni ka heesta MM. baarlamaankaan qabsaneynaa haduu mooshin ka keeno daqiiqado gudahood. MM waxay rabaan in howsha laga wareejiyo ninkaan doorashada ka hor oo wax walbe rooble la hoos geeyo waana bilaabatey heshiis ayadoon la gaaarin wakaas rooble amraya taliyaasha ciidama iyo police inaysan ninkaas tagey garab dagaal ku siin. macno maleh Villa wardhiigley hadaadan sharciyad iyo awood laheen. shaley sharciyad makaheen maantana awood maleh.









madiina oo nagu soo biiri rabta. axmed daaci.
DaahirMursal
Posts: 206
Joined: Tue Apr 06, 2021 12:36 pm

Re: XOGOG; Former prez oo qixiyay xaaskiisa iyo caruurtii, Rooble kumuusan wargalin goaankiisa iyo shirqool ka dhan ah

Post by DaahirMursal »

I have feeling that Rooble would take the position Pres once Farmaajo is kicked (which is an inevitability, if I must add, :lol:).
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: XOGOG; Former prez oo qixiyay xaaskiisa iyo caruurtii, Rooble kumuusan wargalin goaankiisa iyo shirqool ka dhan ah

Post by original dervish »

It seems the Americans gave Farmaajo the final phone call and not the Ugandans as I had predicted earlier.

What this whole episode has demonstrated is that Somalia has really made much progress since 1991.

The country has no responsible leadership and no direction. Its all about who can sit in the chair and make money.

Time and again the ordinary people have come out against barbarism and savagery..........but the thug politicians seem to have a veto on progress.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”