Wa muqata Mucaaradka waxa kaso dhow; Walaalow kulama tartami karnee markaan noodaaa

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Wa muqata Mucaaradka waxa kaso dhow; Walaalow kulama tartami karnee markaan noodaaa

Post by bashe19 »

https://fb.watch/5alwDe_Cz2/


BARYADA, mucaaradka soodhow, wax kaloo u haray malaha, dad wa u barakiciyeen, qabiil wa u durbaan tunteen dad islaama oo sooman wa u dileeen, welina kamey waantobin, ber ay wax u dhaqaajiyan wa garan la'yihin, markaan baryana kuday bey ka mareysaaa.

:lost:
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”