Al imam Abkoow was right sanca and siinaay r two different isgoosyo but in the map it says in english sinai square and in somali isgoyska sanco so after some examination i found out that they r different but its the next one on the opposite side.
madaxtooyada waxaa laga waardiyeeyaa sadex isgoys hadii mid la jabsado waa u dhamaatey sida sayidka oo la kortaagan yahay, daljirka iyo xaawo taako. MM sanca ayay ka soo dhaqajinayaan waxay imaanayaan siinaay kadibna folorenca. siinaay waxay ka gali karaan daljirka foloranzana xaawo taako.
sidoo kale general daauud iyo xalana waa laga soo gali karaa labadaba laakiin sanca ayaa uga dhaw ama afarta geesba. taas waa difaacyada waqooyi ee madaxtooyada oo kale ah daljirka iyo xaawo taako
https://ibb.co/VD0wWCh
tana waa xaa ka muuqda dhanka koonfur difaaca sayidka ooy kaabiga is hayaan waa nimanka ku qasbay former president inuu dhagaha furo kadib markuu beesha caalamka xataa ka diiday

https://ibb.co/GW0M8tR
tana waa afarta jid ee laga heesto tan warshadaha via afgooye via balcad iska lbadaa not important now. wadada wadnaha waxay isku xirtaa isgoysla sanca isgoyska siinaay isgoyska foloraza iskoyska howlwadaag iyo isgoyska kaasabobolaare waa sababta loogu bixiyay wadada wadnaha waayo degmooyin badan bay isku xirtaa waaxaana gacanta ku haya MM ka? Full isdhiib ka yar ma dhici doonta. pl iyo jl waa la soo dhaafey MM baa Muqdisho heesata amarkeedaana ka socon sidey kuugu qasabtey inaad 50% isdhiibtid maanta

https://ibb.co/BrXCKjW