Page 1 of 1

"Taladii waxaa lagu wareejiyay pmka"

Posted: Wed May 05, 2021 12:42 pm
by sahal80
As former president got defeated and the pro MM army control 80% of mogadishu, the MM forced pm taking over from former president therefore reached agreement with his Govt but every thing will be relying on him this is about road map and showing good intentions. police and army will be nonpartisan ciidamada badbaado qaran will be the same their military rights cannot be stripped of them such as salaries and military ranks yet they will not be under the command of the former president. its a political victory that was obtained by force. as i said before this will apply to JL only nonpartisan police and regional forces will manage its own affairs.






great picture! ugu danbeyn Xamar odayaal bay heshay!


Re: "Taladii waxaa lagu wareejiyay pmka"

Posted: Wed May 05, 2021 1:27 pm
by vinshor
Trust me this is not good for Midowga, Farmaajo will hunt them one by one if this is implemented, Wake up brother, this is Farmaajo victory.

Re: "Taladii waxaa lagu wareejiyay pmka"

Posted: Wed May 05, 2021 1:58 pm
by sahal80
This is binding agreement such as September 17 and cannot be revoked. On the other hand, as I mentioned previously, Rooble has ended his relationship with the former president him and chief of police he is no more campaigning for him(ma dhisiyo doorashada dhexduu soo dhigay) so the MM are encouraging him. Finally, as he did now, he is the one who orders the army and the police including the national salvation army who does not recognize former president as theirs so how can he order the army after this? it means back to square one. no more haramcad gorgor bla bla it will be only the duties and responsibilities of the police wich will take apolitical stance. The elections will be held in this free atmosphere. Finally, former president is done and he may soon announce that he will not run again and the alternative man for Qatar is among the MM. dont forget MMs will be based on their xaafado freely with their own army so if anything happens they will get quickly gurmad. in fact its about legitimazing their dissident army as proper SNA. absolutely MM won this. today mahad Salaad uses most of the roads then Fahad and Farmaajo and Mursal and the pm negtiating with him to open for them!! how ironic يا لسخرية الاقدار


Re: "Taladii waxaa lagu wareejiyay pmka"

Posted: Wed May 05, 2021 2:53 pm
by sahal80
waxaa jira safqad MM iyo rooble dhex martey inay shirka doorashada ee 20 ka bisha ka mid noqondoonaan sababahaas ayaa keenay inay MM heshiis halaan awooda hoos geynaya pmka. maxaaba hareyb? wixii uu diidi jiray dhan soo ku wan shiria ka hor la fuliyay
Finally SNTV oo qarameeyay!




Re: "Taladii waxaa lagu wareejiyay pmka"

Posted: Wed May 05, 2021 2:58 pm
by barbarossa
No one would seriously expect Mooge, a simple minded entry-level bureaucrat from Northern New York to possess a philosophical turn of mind, but if he did, he would by now heeded the beautiful axiom that has it, 'self-preservation is the first law of nature'. In view of the very wise aforesaid maxim, Farmaajo better make plans to extract himself from the great perils that threatens him from ever increasing quarters in Mogadishu and beyond.

Re: "Taladii waxaa lagu wareejiyay pmka"

Posted: Thu May 06, 2021 1:39 am
by sahal80
Farqiga u dhexeeya Gun iyo gobta waa tan oo kale. العفو عمد المقدرة

Forgiveness even if one is able to punish

ninkaad wadada ka xiratey oo hada kuu ogalaadey inaad isla wadadii martid!(dabka/sayidka)

labo usbooc oo hurdo loodiiday ayadoo dushooda la fadhiyo hada ayaa wadada dabka loo furayaa laakin ileen gun la iskuma haleyn karee hubkii guryaa lagu wada xareeynayaa waxa la baneynayo bas waa jodidka for the seek of Rooble eyes hadii uu howsha fulin waayo dhaqso jiiradaan meel walbaa laga soo xiri l iyo airporka. ciidanka xaafadahoodey ku noqonayaan miiraanyo gubadley hodan iyo howlwadaag waliba barmuudo ayaa loo joogaa. jiirada soo socota waxaa ka dhici doona halaagii ugu weyna xataa waxaa ku soo biiraya wadajir. former pres "wuxuu ku soo aruuray inuu ciyaal dhalinyaro ah iyo culimo aan qaabilay" kkkk meeshaas iiga haay wax doorasho yaan mardanbe ka maqlin

:dead:



Cali yare oo xataa aminga xamar u magaacan xataa waa loo diiday Gen odowaa waa laga saarey asagoo fadhiya! gacmo taag abeed ahaa! complete surrender !

Re: "Taladii waxaa lagu wareejiyay pmka"

Posted: Thu May 06, 2021 4:24 am
by sahal80
waxay ila tahay in ciidamada toos loo beeleeyay degeenadoona ay xor ku ahaanayaan waxa noqonaya soo uma moqonayaan their own villages and goofaf? maxaa waaye ciidamo kaleey ku biirayaan? tan kale hubka dhan xamar ayaa lagu reebi waxa la furayo bas waa jidadka haduu uu howsha rooble wadiwaayo waa loo soo laabanayaa waliba jiiraadan ciidanka immunity ay heleen kurti waa ku dayan

:dead:



Re: "Taladii waxaa lagu wareejiyay pmka"

Posted: Thu May 06, 2021 10:27 am
by sahal80
Ciidamadii saqajaanimada soo afjarey waa guuleesteen fiiri wasiir ku xigeenka warfaafinta oo dhalinyaro mucaarad ah la sheekeysanaya. Rooble wadadaas ku haay ceynaanka waxaan kaa sugeynaa inaad taliyaashii hore dhan wada burisid. wallahi Xamar waa hormartey nidaanka ay ciidamadaan dastuurka difaacay ku joogeen sida policeka iyo taliyaashooda ooy faraha ka qaadeen fiiri arinta markii beel ahaan loo xaliyo waxey la mid noqonee SL laakin dhibaato waa markii jini waalan iyo dibudhac gadaalsocod ah wax laguu gu daro. war taladiina soo ceshta dadyahow bugta Soomaliweyn lagu qatalay. waxaa lagu wareejiyay policeka oo madax banaan. taliyaha policeka bas inuu tago oon saraakiil ciidan la socon waxay ku tusinee guusha MM iyo fulinta shuruudihii difaacayaashii dastuurka

:dead: :deadrose: :russ:








Re: "Taladii waxaa lagu wareejiyay pmka"

Posted: Thu May 06, 2021 1:55 pm
by sahal80
maanta waa wadashaqeyntii koowaad ee dhexmartey PM Rooble iyo MM ayadoo magaalada policeka la hoosgeetmyay oo asaga ka amar qaata


Somalias defeated TPLF oo dhawaan la ugaarsan doono