Hassan Sheekh gave Rooble an ultimatum+Howlgal unukaleh u gaar ah!
Moderator: Moderators
Hassan Sheekh gave Rooble an ultimatum+Howlgal unukaleh u gaar ah!
soo noqoshada Rooble kadib war weyn ayaa jiri doona waxaa laga sugayaa inuu usbuuc ku fuliyo heshiiskii oo ka fuli la dhanka Mooge oo wali talyaasha ciidamada sida odawaa iyo wasaarada gaashaandhiga diidan inuu ku wareejiyo Rooble si markaas howshii ukala tuuro oo kuwuu rabo u dhiibo kuwii horane buriyo. Wasiirka Amniga xundubeey oo garbaja mooge iyi fahad ah ayaa dhawaaan dafiray heshiis noocaas ah laakin wuxuu qiray inay badalaadooda tahay how u taal rooble waxaa muuqata inay kor ahaan in amniga laga wareejiyay mooge qirayaan marba hadii ay keeyihiin waa howl u taal rooble laakin hoos ahaan ka diidan yihiin. wasiirada waa kala qaleybsan tihiin xundubeey waa nin fahad yaasiin ku xiran halka wasiirka waxbarasha oo la ciidayay Rooble ka mid yahay wasiirada asaga raacey
hadaba Rooble ayaa ku yiri xassan Sheekh markaan soo noqdo ayaan howshii fulin hadii uu mooge uu amniga iyo gaashaan dhiga iiga fuqi waayo waxaan u cadeeynayaa adinka iyo beesha caalamka shirka 20 bisha ka hor oo lagayaabo inuu sababtaan u baaqdo inuu Mooge heshiiskii fashiliyay
dhinaca kale Sh shariif oo aad u raba "howl gal u gaar ah" oonba MM u dhameen ayaa waxaa ku biirimaya hassan Sheekh hadii heshiiska la fulin waayo kan oo ah weerar jama dambeys ah oon laga noqon doonin
waqooyiga Xamar diyaar waaye waxaa laga shaqeunayaa wadajir oo jiiraadaan Xawaadle kula jiraan hadii intaas la sameeyo waaba qabasab in Mirusadaha barmuudo dabka iyo sayidka ka soo dhaqaaqi doonaan
Waxaa markii hore fashiliyay niman Rooble wax nooga dhigayay laakin jiiradaan waa laga tala baxay ninka la ishaayo waa Mooge not Rooble!
shirkii 20ka bisha waa fashilmi rabaa ayadoon meel la saarin amniga iyo ciidanka!
ciidankii "baxay" oo xeebta marina beach xabado ka ridaya! link may not work
Shaahmaca stays in elite hotel with 30 jir 30 million
other saraakiil in Xamar
ninkii lahaa maleeshiyaadka oo ku qasbanaadey inuu u tago Gudoomiyaha Deyniile Jacfar oo kudarsadey Howlwadaag xiligii magaalada laga wareegay Mooge

Re: Hassan Sheekh gave Rooble an ultimatum+Howlgal unukaleh u gaar ah!
Shirka ma dhacayo ilaa saraakiishii criminalka aheed meesha laga saaro ninkaan dibadaha iska wareegaya xili xasaasi ah waqti lumis maahane wax kale mahayo ama amniga iyo gaashaandhiga toos ha ula wareego mise toos ayaa loo soo ceshan koley majorityga ciidanka iyo amniga gacabtaa lagu hayaa waxaan sugeynaa waa in laga sifeeyo mujrimiinta villada
Re: Hassan Sheekh gave Rooble an ultimatum+Howlgal unukaleh u gaar ah!
Rooble iyo Mooge sidii Tuugadii ay u faqaan ama dagaal hoose uga dhex jiraa sida kan iidaa kan qaado yaan nala maqlin niman dhuumashow ku qaraabanaya laakiin waxaa luguha ku dgagan rooble nimanka shiikhaasha/Reerow xassan la dhaho oo asaga keeneen ragii ayaa mooge ku calaacalay ayagii ayaana leh meel xun baad nooga tagtey. Rooble shiikhaal ayaa lagu keenay inkastoo HG magac ahaan iyo beel ahaan uga soo jeedo wuxuu hoos kala qaraabtaa reer abtiaashiis.
"Waxaa keenay isaga Fahad iyo Muudeey iyo mid shiikhaal Qudub ah oo la dhaho Abuukar Buubaaye. Buubaaye waa isku xiraha mashaariicda Qadar iyo madaxtooyada. Waxaa adeer u ah Dr. Ali Abubakar Ahmed. Aaasaasihi Jaamacadda Muqdihso iyo madaxa Al-islaax" ku dar abdirahman dheere hada oo kamida kuwa lugaha ku dhagan. i explained in my snet link
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 0&t=401306
Rooble dhanka Hirshabelle waa loo fududeeyay oo guudlaawe gacantaa lagu hayaa QoorQoorna waa la soo qaban karaa waxaa la yiri marka ninkaan lafta gareen bas baa u soo hari ee gees ka raac maamulada kale oo PL iyo JL oo amniga doorashada MMna ku soo dar taliyaasha ciidamadana meesha ka saar waa intaas wuxuu la yimid maya maya aniga doorashada amnigeeda maya aniga bla bla
ilaa uu hooshaas ka soo baxo shir ma dhacayo haduu dhaca wax natiijo ah kama imaanayo
sawirka yarka saruur HG ee qashinka ku duugeen ma jecleyn inaan soo galiyo dadk chancekaan mooge siiyay asagoo qolkiisa ka soo bixi karin ayaa masuulka ah
waa wiil ku biiray ciidamadii saadaq Joon
muuse Suudi Oo Rooble weydiiyay amniga Xamar ayadoo wiil ku cid ah lagu dilay hadana qashinka lagu duugey allaha u naxariisto yarka
Abgaal oo "Howlgal u gaar ah diyaarinaya"
Al Xaaji muuse suudi; Mooge oo jooga Geel ma joogsanayo jiifna ma jiro"

Sahal you realize that Rooble and HSM go way back as in 2002, there is no hostility between Hawiyes, in fact there is real hostility between Xawadle and Abgaal now where Xuud is preparing to assualt Guudlawe if he dares to step in Beledwyne as he says it.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Hassan Sheekh gave Rooble an ultimatum+Howlgal unukaleh u gaar ah!
Baroomis part two Marina final coming soon.
Re: Hassan Sheekh gave Rooble an ultimatum+Howlgal unukaleh u gaar ah!

https://www.caasimada.net/xog-midowga-m ... -w-rooble/
Re: Hassan Sheekh gave Rooble an ultimatum+Howlgal unukaleh u gaar ah!
since you mentioning my name like you know me use your real username instead of hiding behind different username
there is no confilict Between Abgaal and Hawadle waa sidaad jeceshahay. right now there r contacts between the recently freed Guudlaawe and reer Hiiraan oo meesha looga saarayo fahad yaasins "Xaqsoor" BS and a new Hawadle-Abgaal gogol in Baladweyne then Guudlaawe can come
ادخلو البيوت من ابوابها
Hiiraan is synonymous to Hawadle waa naaneys Hawadle albaabka gurigooda ka soo gal intaas waaye wax la isku heesto
xukunka rotation waaye dhib maleh laakin in Labada beelood oo waxa isku darsadey ay dhexdooda gaaraan. Abgaal iyo Hawadle waa isaga dhaw yihiin maamulada kale marka PL laga reebo bal waa kaas soo hel sidii Waare oo mucaarad ah uu sadex sano buuq la,aan hirshabelle midaysan u hogaaminayay halka kuwa kale dhexdooda wax ka socon waayeen. mid ka mid ah madaxweynayaasha maamul goboleedyada wuxuu aaminsanyahay haduu mooge baxo inuusan hal maalin joogeyn caasimadiisa mucaarad iyo dawlad cusuba ayadoon badalin asaga! macnaha back to square one ayaa dhaceysa!
laakin fiiri hiiraan iyo Jowhar waa Mooge iyo Fahad waxa isku diraya markii la wiiqay awoodooda waa isku soo noqonayaan!
dhinaca Jowhar kaliye oo Xamar aad ugu dhaw ayaa laga soo galay laakin Hiiraan kama dhameysan karaan hada fuck off aa lagu dhahay markii Jowhar laga qabsadey ayagoo Baladweyne ku soo carari raba.
ar typical mooge ahaa sagxadeey geeyeen ciidana ma heesto Geedi iyo Dhagaxtuur oo lacagtii been uga dhameystey

Last edited by sahal80 on Mon May 17, 2021 4:06 am, edited 1 time in total.
Re: Hassan Sheekh gave Rooble an ultimatum+Howlgal unukaleh u gaar ah!
Very informative, all these gareens will leave the day Farmaajo leaves, as you and kaptaan ayuub says Guudlawe will be gone the first, LMFAO he will be ari raac who will bring milk to Jowhar when Farmaajo leaves he says.
Re: Hassan Sheekh gave Rooble an ultimatum+Howlgal unukaleh u gaar ah!
who the fk are you? once calling them gareens and once your pro Mooge and talking shit about the MM? man you r so confused go away stop hiding behind fake usernames!
i never talked shit about guudlaawe i deleted it bc i have gone too far on the CBB
i went back to what i said and coppied it literally apart from the ccb part. Guudlaawe now is free he is under Hasssan sheekh and Shariif so there will be new reconciliation between Abgaal and hawadle in Baladweyne no other folks r involved in it if such heshiis was reached no one will be against Guudlaawe once mooge gets booted out.
"CCB iyo Mooge isku caqli waaye hirshabelle waa ku fashilmeen guudlaawana gacanta hassan sheekh iyo Shariif ayuu ku jiraa ciidamadiisa iyo staffkiisana waa ku biireen hiiraana waaba idiin sheegay in hawadle hada wada hadalo u socdaan
canugaan ma daawado laakin hadaan ku arkey page kuwo Xawaadle lee yihiin bal sida uu u caynayo fiiri Guudlaawe caanooley suit mooge u labisay oo kursiga ku fariisiyay haduu mooge baxana u dhamaaneyso
war dadkaan yaa u sheega in hawadle are light years ahead of them. hada ayaan ogalanahay guudlaawe ka waran asagoo idiinka dhamaatey mar hadii mashruucii "Xaqsoor" meesha laga saarey"
CCB iyo Mooge isku caqli waaye hirshabelle waa ku fashilmeen guudlaawana gacanta hassan sheekh iyo Shariif ayuu ku jiraa ciidamadiisa iyo staffkiisana waa ku biireen hiiraana waaba idiin sheegay in hawadle hada wada hadalo u socdaan
canugaan ma daawado laakin hadaan ku arkey page kuwo Xawaadle lee yihiin bal sida uu u caynayo fiiri Guudlaawe caanooley suit mooge u labisay oo kursiga lu fariisiyay haduu mooge baxana u dhamaaneyso

"
ilaahoow nin aan wax ogeyn ha cadaabin 100% kulahaa ciidanka mirinaayo jooga waa ciidankii guudlaawe! CCB lacag la siiyay maxay ogyohiin
jowhar iska daaye Xamar ka warheyn typical mooges

Last edited by sahal80 on Mon May 17, 2021 4:56 am, edited 1 time in total.
Re: Hassan Sheekh gave Rooble an ultimatum+Howlgal unukaleh u gaar ah!
Why are you going berserk, this is a public platform for all and your username is sahal, i dont know you so relax damn, Listen if yall dont like Hirshabelle under abgaal than damn just join GM or KG, But we all know why you guys dont want to it because you want to dominate hiirasan and s/dhexe, i will stop discusing further with you because you are too childish and too emtional, im gone from this crybaby sahal chiaosahal80 wrote: Mon May 17, 2021 4:25 am who the fk are you? once calling them gareens and once your pro Mooge and talking shit about the MM? man you r so confused go away stop hiding behind fake usernames!
i never talked shit about guudlaawe i deleted it bc i have gone too far on the CBB
i went back to what i said and coppied it literally apart from the ccb part. Guudlaawe now is free he is under Hasssan sheekh and Shariif so there will be new reconciliation between Abgaal and hawadle in Baladweyne no other folks r involved in it if such heshiis was reached no one will be against Guudlaawe once mooge gets booted out.
"CCB iyo Mooge isku caqli waaye hirshabelle waa ku fashilmeen guudlaawana gacanta hassan sheekh iyo Shariif ayuu ku jiraa ciidamadiisa iyo staffkiisana waa ku biireen hiiraana waaba idiin sheegay in hawadle hada wada hadalo u socdaan
canugaan ma daawado laakin hadaan ku arkey page kuwo Xawaadle lee yihiin bal sida uu u caynayo fiiri Guudlaawe caanooley suit mooge u labisay oo kursiga ku fariisiyay haduu mooge baxana u dhamaaneyso![]()
![]()
war dadkaan yaa u sheega in hawadle are light years ahead of them. hada ayaan ogalanahay guudlaawe ka waran asagoo idiinka dhamaatey mar hadii mashruucii "Xaqsoor" meesha laga saarey"
CCB iyo Mooge isku caqli waaye hirshabelle waa ku fashilmeen guudlaawana gacanta hassan sheekh iyo Shariif ayuu ku jiraa ciidamadiisa iyo staffkiisana waa ku biireen hiiraana waaba idiin sheegay in hawadle hada wada hadalo u socdaan
canugaan ma daawado laakin hadaan ku arkey page kuwo Xawaadle lee yihiin bal sida uu u caynayo fiiri Guudlaawe caanooley suit mooge u labisay oo kursiga lu fariisiyay haduu mooge baxana u dhamaaneyso![]()
"
ilaahoow nin aan wax ogeyn ha cadaabin 100% kulahaa ciidanka mirinaayo jooga waa ciidankii guudlaawe! CCB lacag la siiyay maxay ogyohiin

- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Hassan Sheekh gave Rooble an ultimatum+Howlgal unukaleh u gaar ah!
Xoogjire what's your clan?
Re: Hassan Sheekh gave Rooble an ultimatum+Howlgal unukaleh u gaar ah!

Re: Hassan Sheekh gave Rooble an ultimatum+Howlgal unukaleh u gaar ah!
Why are still pushing this, I said I'm done haye now let this die, keep dancing to your own tune sxb.sahal80 wrote: Mon May 17, 2021 5:07 amhe finds easy to talk About Abgaal and hawadle but will never reveal his clan he must have another username.
Re: Hassan Sheekh gave Rooble an ultimatum+Howlgal unukaleh u gaar ah!
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 795 Views
-
Last post by sahal80
-
- 1 Replies
- 433 Views
-
Last post by TarTar
-
- 10 Replies
- 1150 Views
-
Last post by sahal80
-
- 7 Replies
- 328 Views
-
Last post by *Faithful
-
- 16 Replies
- 2593 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 2 Replies
- 396 Views
-
Last post by sahal80
-
- 4 Replies
- 923 Views
-
Last post by SomaliDefenceCouncil
-
- 2 Replies
- 757 Views
-
Last post by sahal80
-
- 8 Replies
- 1023 Views
-
Last post by Gubbet