Page 1 of 1

Baldweyne restrains Shabelle this year successfully

Posted: Tue May 18, 2021 2:31 pm
by sahal80
may allah help the people of Jowhar.
We still need a permanent and durable solution and the millions of $$$ are in the SAGXADA crew treasury but alhamdulilah with $1.5m Gudiga fatahaada built dams and levees around the river in all neighborhoods, opened canals and stopped the tides and floods before they reached the city.
today liiqliiqato




canal



Re: Baldweyne restrains Shabelle this year successfully

Posted: Tue May 18, 2021 5:16 pm
by bashe19



:dead: :deadrose:

Re: Baldweyne restrains Shabelle this year successfully

Posted: Wed May 19, 2021 4:16 pm
by XimanJaale
Good news bro, inshallah the problem in Jowhar will be fixed too.

Re: Baldweyne restrains Shabelle this year successfully

Posted: Sat May 22, 2021 2:16 pm
by sahal80
qooqane 13km north of Baladweyne waxey ku istaageen biyo xireenka hilikalyo



stopped at hilikilyo




biyahaan waa galbeedka magaalada gadaasheeda waxaa laga soo baxshay meesha qoyan ama guduudka ah ee u dhaxeysa nasiib heegan iyo doonsubagle oo kadibna waxaa wabiga looga daraa gambarlawe meesha biyajaan hada ceegaagaan. we need durable solutions laakin inta ka horeysa saasaa lagu xakameeyay waxaa la dhaa dhiig xir


see gambarlawe

Re: Baldweyne restrains Shabelle this year successfully

Posted: Tue May 25, 2021 8:46 am
by sahal80
98% of the city is dry and untouched by water. Floods hit Qalaafe and Jawhar but Baldweyne resist it for weeks that shows and now the river has retreated in Ethiopia and in Bacaad village 20km North of Baladweyne.

look at the red line this is waraaboole canal Qanat wich has lowered the water level it is four kilometers long and flows into the river from behind shabellow not before it its called gambarlawe.

this lowered the level of the river from Lamagalaay to Shabellow. Lamagalaay is the little peninsula ama Oda this is base for the Army and Hiiraan admin xoogaa famfaniin baa gaarey

meesha jabsatey waa bluega dhagaxjibis. meesha waxaa ka socda shaqo canal kale oo biyaha looga leexinayo dhanka bari laakin wabiga waa laga xiray waa inta shaqada dhamaaneyso hadii kan laga furo koonfurta bari magaalada bas waaye kankalana ee ka furay koonfurta galbeed. bal fiiri greenka laamiga intay u jirto meesha biyaha ka baxeen. magaalada waa safe 80% dhinaca waqooyi meedha kutiinbo iyo unknown ku taalo waa dry waa meeshii ugu darneed ee biyaha guurtida ah soo gali jireen waxaa celiyay canalka hilikilyo


https://ibb.co/fC690Sf


waxaan maaha wabi waa canalka waaraaboole meeshaan uu ka jabsadey waa gadaasha magaalada uma dhawa intuusan wabiga ku darsoomin. bal fiiri meeshaan sida loo qodey iyo darbiga weyn ee 4 kmka ah

Re: Baldweyne restrains Shabelle this year successfully

Posted: Tue May 25, 2021 8:46 am
by sahal80
98% of the city is dry and untouched by water. Floods hit Qalaafe and Jawhar but Baldweyne resist it for weeks that shows the successes achieved on handands Gudiga Fatahaada and now the river has retreated in Ethiopia and in Bacaad village 20km North of Baladweyne.

look at the red line this is waraaboole canal wich has lowered the water level it is four kilometers long and flows into the river from behind yhe city and shabelloe it its called gambarlawe

this has lowered the level of the river from Lamagalaay to Shabellow. Lamagalaay is the little peninsula ama Oda this is base for the Army and Hiiraan admin xoogaa famfaniin baa gaarey

meesha jabsatey waa bluega dhagaxjibis. meesha waxaa ka socda shaqo canal kale oo biyaha looga leexinayo dhanka bari laakin wabiga waa laga xiray waa inta shaqada dhamaaneyso darbi qoyan oo shaqo ka socoto uu jabsadey hadii kan laga furo koonfurta bari magaalada bas waaye kan kalana ee laga furay koonfurta galbeed waa kaas wabiga ku nafisay. bal fiiri greenka oo ah laamiga intay u jirto meesha biyaha ka baxeen oo bluega ah. magaalada waa safe 80% dhinaca waqooyi meesha kutiinbo iyo unknown ku taalo waa dry waa meeshii ugu darneed ee biyaha guurtida ah soo gali jireen waxaa ka celiyay canalka hilikilyo

red line divided hawadle(buundoweyn) and gaaljecel(hilaac but its heegan. jijeele are on the heegan side wich is hilaac) this is all west hawadle ma degeey kuleeyihiin qoraxsin kaligees uuna xaafad ka heestaa yaabka yaabkiisa!
https://ibb.co/fC690Sf


waxaan maaha wabi waa canalka waaraaboole bal fiiri meeshaan sida loo qodey iyo darbiga weyn ee 4 kmka ah
markale maaha wabi NOT the River dhamaadka fiiri suu u weyn yahay

Re: Baldweyne restrains Shabelle this year successfully

Posted: Tue May 25, 2021 9:06 am
by Gubbet
Sahal, what do you see as a long term solution to this issue realistically speaking? If you haven't thought long term that's fine, this is a complex issue.

I ask because this is not a unique problem to Beled-Weyne, although the Imee-Khelaafo-Beled-Weyne length of the Shabelle right next to the down river from the highlands and the Hawash have taken the brunt of things so far.

But really all the way to Jowhar and Baardheere area of the Jubba are getting worse and worse.

At this point, I think there needs to be a realization thar a national conference on tbe effecfs of Climate Change, especially flooding, should be held and thst there needs to be a national and international supported plan.

Re: Baldweyne restrains Shabelle this year successfully

Posted: Tue May 25, 2021 10:42 am
by sahal80
biyaha kiliga dhagaxjibis ee shaqada ka socoto ku jira intaas lee waaye oo istaagey qeyb ka tirsan xaafadaan bay hareereeyeen laakin waa istaageen.