Page 1 of 1
Ninwalboow ninkaa Nooleyso, Lafta gareen oo ka soo harey Mooge kkkk
Posted: Fri May 28, 2021 3:50 pm
by sahal80
cadeeynta ugu weyn waaye inuu Mooge waxba heesan.Guudlaawe wuxuu raacay tolkiis Rooble xan badan ayaa laga soo sheegayaa musharixiinta beeshiisa kula gorgortamayo
Re: Ninwalboow ninkaa Nooleyso, Lafta gareen oo ka soo harey Mooge kkkk
Posted: Mon May 31, 2021 9:47 am
by sahal80
Arabs say كل شى يرجع إلى اصله
nin walbe qabiilkiisuu u noqdey thanks mooge for starting it!
Re: Ninwalboow ninkaa Nooleyso, Lafta gareen oo ka soo harey Mooge kkkk
Posted: Mon May 31, 2021 9:52 am
by Khalid Ali
Doorashada is in 60 days somaha sahalow.
Laakin xalfad hasi dhigin mooge wali ismu dhiibin. I think he still has some tricks in the bag.
Re: Ninwalboow ninkaa Nooleyso, Lafta gareen oo ka soo harey Mooge kkkk
Posted: Tue Jun 01, 2021 2:17 pm
by Daneysteyaasha
Darods and hawiyes think they own somalia nacala abuuk defend the xaq we need a non darod/hawiye president and pm