aaway kuwii lahaa heshiiska waxba iskama badalin? ma in Saadaq joon aminga doorashada Galmudug lagu wareejiyo baa dhici laheed hadii Mooge doorasha laga wareejin? waa ninkii "uu darajooyinkiisa ka rifay" ma madoobe ayaa Kismaayo ku qaban lahaa shirka Mooge ka seexan waayey? horaan isinkugu sheegay shaati aadan laheen dhaxan kaama celiyo. iskushaansheyn amni ayuu soo wadaa rooble oon mooge laga tashan waatii loogu qubeyn lahaa

