Xawaadle needs to be checked for T. Sahal take take a genetic test?

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6750
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Xawaadle needs to be checked for T. Sahal take take a genetic test?

Post by Gubbet »

My theory: Xawaadle will be like Isaaq; divided into T and E3b.

T : Madaxweyne group and soo raac (,Cali Madaxweyne, Yabar Madaxweyne, etc)

E3B; Abdi Yusuf, Agoon, etc
User avatar
ReturnOfMariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7771
Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm

Re: Xawaadle needs to be checked for T. Sahal take take a genetic test?

Post by ReturnOfMariixmaan »

They were listed under Dir under Italian era colonialism. I wonder what changed
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Xawaadle needs to be checked for T. Sahal take take a genetic test?

Post by Khalid Ali »

Gubbet what are u saying xawaadle isn't hawiye.
Or dir isn't somali
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Xawaadle needs to be checked for T. Sahal take take a genetic test?

Post by sahal80 »

Troll voltage agendahaaga qabaliga ah waa fahansanahay dagaalka ka dhanka ah Samaale eed wadid si aad xadaaradooda iyo dhulkooda u sheegato adoo doonbira direed sheegta oo axmed gurey ka danbeysay kkkkk hadhoow waa cabaaadee hadaan siyaasad bas mx uga hadlo laakin adiga waxaa gaartey siyaasad iska dhaafe inaad Xawaadle u soo dhigato ka beel ahaan maraad tiraahdo bah gari bay hoos joogeen to fit your daaroodist agenda though you claiming the opposite ayadoo la ogyahay in bah gari suldaan olol diinle hoos joogeen xaaskiisana ayageey aheed iyo inaad Cabdi Yuusuf soo raac ku sheegto for the second time asagoo markii hore ku sheegay mx ay sheegan jireen bal ninkaas aa hadhoow iga cabaadi doona let alone sanka uu la soo halo buuloburde iyo sh ali jimcaale maadama uu taariikh siyaasad laheen aan askar ka eheen iyo ex waardiye afweyne ninkaas ayaa hadhoow dhihi doona why he is fixated on Gedo maxaa ka galay wabaa wabaa wabaa. howshaada wado laakin magaceyga ii dhaaf hana isoo raacin ha dhoow! he did this to claim you can claim again agoon who kicked out your weak ass clan from baarmagoog. car u adkeyso my coming thread the handover of Gedo. waryaa ma ogtahay in CY iyo reer Ugaaska xawaadle ay twins yihiin? xataa waxaa la dhahaa Yuusuf ayaa ugaaskii ugu horeeyay ahaa laakin OG ayaa dileen kadib ayaa reer ugaas qaateen ugaaska macnaha sida ayasalka u yihiin. ruwaayada labaad waa reer ugaas ayaa soo hor baxay saas ayaa loogu dhiibay. for long centures CY ayaa ahaa hogaamiyaha siyaasadeed ee hawadle sida Ulaax faarax iyo sultan our current mp awooweyaashiis ah oo mahadaay ilaa feerfeer ka talinayay waxaana u danbeysay USC duuliye sare Abdi Osman ku xigenkii Caydiid iyo Faarax gubadley. qabiil walbe waxaa asalka ah qolada dhaqanka iyo saldanada ayagaa wax qarameeya ayagaana wax ka saara. soo raacdaada was mx oo caan ku ah mx oo caan ku ah shan boqol iyo sheegato iyo boon isidii gabayaagii xawaadle ku sifeeyay aa aniga soo raac igu sheegaya

waryaa asalkaaga waa hg land ex ximanland sheegashada awdal taariikh kuuma samaynayso qashinkaaga dir T makaan banaanka ka joogsadey ayaad ii yeeratey. waxaad tahay jaahil qabiil madaxa ka dardaray jaahilnimadaada waxaa tahay ninka leh dir waa soo galooti T ah si aaad awdal u sheegatid kkkk

jaahil abuu jaahil ayaad tahay. war T 4 kun oo sano ayuu Somalia joogaa ilaa ay ku dhacdey genetic motation kala mid dhigtay E3b1 adal statena waa qarnigii shanaad badawyahow saas taariikh kuma helaysid go back to your central ximanland. daarood bariga somalia ay ka imaadeen waxay soo mareen mudug waxay ku fideen central ogadenia ilaa feerfeer oo idinka saarnay xawaadle ayaa mx ka qabsadey baarmahoog HGna ilaa shilaabo.

Awdal guguraa deganaan jiray dirna red see kama imaan bal hada ayay saylac iyo djibouti qabsadeen waxay joogeen hawaash river oo laga qabsadey ilaa berbera. meydh sanaag laga soo bilaabo ilaa dollo iyo iyo Galkacyo daarood ayaa degabaa HG ayaa dhexda idinka jartey oo dhulkii mx qabsatey that is is your history waxba hasheegan harar iyo hawaash oo dir laga qabsadey

meesha carab faqiih sheegayo in danbiilihii mx ee imam guray amray in la soo qabto ku soo cararey waa ex ximanland old mudug. harti ayaa joogtey meydh absame oo idiin dhaxeeya adinka kama sukeyn kartaan Mudug iyo xuduuda itoobiya oo u dhaw


i will let Zumaale and Itrah educate you waraa magaceyga ka had duliyahow
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... &start=105


all Xawaadle are E3b1 laakin mtdna waa ka duwanyihiin somalida kale oo u badan L iyo M. Xawaadle, Saransoor, Ajuuraan waa N fully arintaan oo daliil u ah inay isku meel ka soo jeedaan N waa soo galooti prehistoric period ah just like T. anaga aabheen waa asal africaan cushitic samaale ah laakin hooyadeen ayaa soo galooti prehistoric ah.





"Xawaadle aan wacad kaa celin waran kaama reebo" Mx elder after italy stoppted Hawadle who kicked them out of baarmagoog part of feerfeer district. we stopped from going to shilaabo but HG ceyr took over it starting from the 70s.

im out of your qashin
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6750
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Xawaadle needs to be checked for T. Sahal take take a genetic test?

Post by Gubbet »

Sahal, warka badan iska dhaaf abti.

This is science time and we need to understand our history informed by science.

I have taken genetic test. I am E-V32 paternally and U3a1 maternally.

Oday Cushitic asalkiisu ahaa baa islaan Europe asalkeedu ah ku habsaday sidaas daraadeed baan ku imid. Adigu siduu ku timid?

Xawaadle is a fascinating group that should be tested as a "group" like a number of other groups.

For one, Xawaadle's unique geneological situation deserves a special focus as a group. Sxb, you are unlinked agnatically to any other group geneologically. That is an anamoly.

In science, an anomaly is the first thing that deserves being tested and answered. There are no coincidences in nature. An explanation exists for the standalone position and a genetic group test in this time of genetic testing rather than oral geneology says you should be among those tested as a group.

Test yourself abti.

Embrace science, hala cararin.
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6750
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Xawaadle needs to be checked for T. Sahal take take a genetic test?

Post by Gubbet »

Khalid Ali wrote: Sat Jun 26, 2021 10:03 pm Gubbet what are u saying xawaadle isn't hawiye.
Or dir isn't somali
You as Sacad Muuse (mostly E3b) are closer to Mareexaan (completely E3b) paternally than you are to Habar Yoonis (completely T1) so which one is Isaaq if he existed and what does it make of the other group that isn't?
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6750
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Xawaadle needs to be checked for T. Sahal take take a genetic test?

Post by Gubbet »

ReturnOfMariixmaan wrote: Sat Jun 26, 2021 10:01 pm They were listed under Dir under Italian era colonialism. I wonder what changed
Indeed, I ask this question after coming across some of the oldest Somali tribal records and they identified the "Madaxweyne Xawaadle" as an offshoot that drifted down the Shabelle from the Madaxweyne and Mahe Direed.

It even said "Xawaadle" is further corruption of "Aw-Ha-Wadlay" which is a corruption of " Aw-Bar-Qadle" a corruption of " Bar-Ha-Wadlay a corruption of the original "Bah-ha-Wadi"

A well watered valley we call the Marar Valley from Ethiopia or the Harawa/Awaare (Hawadle/Barqadle?) valley from the Somali side!!

Xawaadle take the test!!!, This is exciting!
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6750
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Xawaadle needs to be checked for T. Sahal take take a genetic test?

Post by Gubbet »

The Gudabiirsi know it os AW-BUUH-BAH valley.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Xawaadle needs to be checked for T. Sahal take take a genetic test?

Post by grandpakhalif »

Samatalis wa carab bu taaganyahay better hope you get that J1 :lol:

Also did someone test a Xawaadle and Leelkase ? Lets test the age old theory :pac:
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6750
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Xawaadle needs to be checked for T. Sahal take take a genetic test?

Post by Gubbet »

Inaa lilaalhi waa inaa ilaahi raajicuun, apparently I am insulting for saying everyone should take the genetic test as a group while Sahal literally got on every single geed dheer iyo geed gaaban to insult everything about Marehan, bal just look ay the cay and insults from that man. Ku lahaa hadowdi you will say you are insulting us, oo walaalow maxaa haray oo u aabo yeeshay, war waysa kuuma dhawranee itixaanka qaado! :D

Inaa lilaah wa inaa ilaahi raajicuun, waxa cay ninkaas kasoo baxday :shock: :lol:
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Xawaadle needs to be checked for T. Sahal take take a genetic test?

Post by sahal80 »

xishoodka ala kaa qaad waa idiin sheegay u jeedadiisa inay tahay to claim the othe clans kulahaa bah hawadi. reer diinigiisa qarnigii 17 ma gaarsiisba markasuu qabiil ay sheegtaan "inay dhaleen" ayuu rabaa inuu ayaga ka dhigo dadka laga yimid. warninkaan waalan mareexaanow geed ku xirta intaan foolxumo ka badan iyo caay yaan la idinku jawaabin.

xawaadle waa real name oo xataa waqooyiga laga isticmaslo waa Xawaad iyo le oo sifadiisa ah waxaana lagu macneeyay xoog nin xoogle. waxaa xataa la sheegaa in Xawaadle ay dhexda u galeen soomali badan oo koonfur u hijroonaysay ooy xoolahooda ka qaateen oo saas xoolo ku yeesheen waa sababta daarood hiiraan u mari waayeen ooy mareen bakool iyo dolow.


ma jiro qabiil DNA leh E1b1b subclades waa prehistoric iyo 4000 years old. adiga iyo sacad muusaha aad sheegeysid qabiil kuma kulantaan waxaad ku kulantaan cushitic roots iyo ka hor af somaliga intuusan soo bixin. jaahil inaad tahay Mtdna aad sheegsneysid waa west asia oo europianka ka imaadeen same as the mtdna group i was talking about.
https://www.eupedia.com/europe/Haplogroup_I_mtDNA.shtml

cushiticga asalkooda waxaa la dhahaa الافرواسوى waxaan nahay dad mix ah laakin maaha carab iyo waxaas ka horeeya waa paleolithic period.

dadkaad rabtid inaad sheegatid yaa jaahil waa dad kaa la yimid cushitica ay galaan!

waxa dirta meelaha ku soo qorto ayuu soo google ugu baarayay hada noola yimid. there is Cali madaxweyne dir marka waa iska caadi in dir cali madaxweyne xawaadle sheegtaan laakin waxaa qabnaa geedi madaxweyne axmed madaxweyne yabar madaxweyne marka kurti meey sheegtaan ileen soomalidana waa oo isku wada magac?

ugu danbeyn qabiilku wuxuu ku dhisanyahay deegaan. dhalosho ahaan waa inta dhaqanka beeshaas ka soo jeedo tusaale hg dhaqankeeda waa ceyr waxaa qasab ah inay ayaga asalka yihiin abgaal dhaqankooda waa harti agoonyar waxaa qasab ah in asalka yihiin laakin waa dhici kartaa inay dad badan qarameeyaan based on deegaan iyo soo galooti.

Deegaan markaad ka fiirisid waxaad arkee in qabiilada isku abtirsadaan based on how close their deegaans are tusaale hiraab waxaa kala bara xeebta xarardheere waa isaga dhawyihiin murusade oo ceel buur dega oo ah hawiye. hiiraan markaad gaarto sheekada hawiye waa dhaafee waxay galee samaale

daaroodka waxay ku bilaabmayaan harti oo pl degta waxaa ku xiga kablalax oo dhinaca itoobiya ka xiga sida jarar iyo dollo oon aaminsanahay in ay aheed xadkii daaroodka waagii axmed gurey. kadib waxaa galee daarood oo mx iyo leelkase wixii mudig ka bilowda. dirta iyo isaaqa waa isku dhinac waqooyi galbeed. mapkaan ayaa lu tusinaya sidaas inay qabiilada ku bahoobeen waqooyi bari ilaa mudug iyo jajar iyo qoraxeey daarood.
koonfur bari hawiye/Samaale ilaa wabiga shaballe oo galbeedkiisa la wada dhoho gugundhabe barigiisa xawaadle iyo abgaal uu xiriir dhex marey. inkastoo samaale nahay gaaljecel waxaa lagu daray gugundhabe ilaa shirkii carta ay ka baxeen walina waa loogu yeeraa. xiriir kaas ka yar ayaa Xawaadle iyo Abgaal ka dhexeeyaa. aniga markaan xamar tagey 2017 waa isbadalay sida xawaadle Abgaal u dhex deganyihiin oo wax ula qeebsadaan sida yaaqshiid iyo shibis iyo wadajir markaan arkey. waagii hore abgaal wax baan ka sheegi jiray. this is why abgaal r not against hawadle leading Hirshabelle they allowed them to be the only banaadir governor after them under ali mahdi we have xiriir aad uga dhaw kan mx iyo OG sheegtaan ayagoo isku ah proper clan iyo dhalasho.

in the 90s waqooyiga Xamar waxey u qeybsaneeud xawaadle(Shibis) iyo udeejeen shangaani and the rest Abgaal.
wadajirna Abgaal iyo xawaadle . still xawaadle r Shibis DC based on their 90s bililiqo.

deegaanka wuxuu ku tusinayaa in qabiilka asal ahaan meeshaas ka soo jeedo. afarta jiho waa afarta qabiil ee somalida ha isku dayin si kaste ood deegaanada dir ee soo jireenka aad sheegatid waayo maadnoqoteen daarood hadaad halkaas ka soo jeedo. daarood waxaa kaa dhigay deegaanka ka sokoow abtirsiga.

keep deeaming let me get out this nacalad forever but remember you startee the war between us ha calaacalin soon!






"For one, Xawaadle's unique geneological situation deserves a special focus as a group. Sxb, you are unlinked agnatically to any other group geneologically. That is an anamoly." hadalkaan waa cay aan loo gaban gaaljecel iyo Xawaadle oo buundo u dhaxeyso waa isku abtirsi gardheere samaale iyo mayle samaale laakiin ninkaan horta soo Samaale hada ka hor lama dagaalamin?

https://imgshare.io/image/screenshot-20 ... ter.p9bR8K
Last edited by sahal80 on Sun Jun 27, 2021 1:46 am, edited 5 times in total.
User avatar
ReturnOfMariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7771
Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm

Re: Xawaadle needs to be checked for T. Sahal take take a genetic test?

Post by ReturnOfMariixmaan »

Gubbet wrote: Sun Jun 27, 2021 12:20 am
ReturnOfMariixmaan wrote: Sat Jun 26, 2021 10:01 pm They were listed under Dir under Italian era colonialism. I wonder what changed
Indeed, I ask this question after coming across some of the oldest Somali tribal records and they identified the "Madaxweyne Xawaadle" as an offshoot that drifted down the Shabelle from the Madaxweyne and Mahe Direed.

It even said "Xawaadle" is further corruption of "Aw-Ha-Wadlay" which is a corruption of " Aw-Bar-Qadle" a corruption of " Bar-Ha-Wadlay a corruption of the original "Bah-ha-Wadi"

A well watered valley we call the Marar Valley from Ethiopia or the Harawa/Awaare (Hawadle/Barqadle?) valley from the Somali side!!

Xawaadle take the test!!!, This is exciting!
Sahal thinks researching your clan is an insult no it’s research, whether route that takes. He’s still stuck in the old paradigm.
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6750
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Xawaadle needs to be checked for T. Sahal take take a genetic test?

Post by Gubbet »

The problem here is Sahal seems to find controversial or insulting things I do not.

For example, Xawaadle is Mayle Samaale.

Agnatically that is not Hawiye, or Darod or Dir or Digke and Mirifle.

Even if Gaaljecel or Saransoor or Gardheere Samaale that is still not Mayle. Furthermore Gaaljecel shares that with Masarre, Ciise, and Dagoodiye.

So when I said Xawaadle as the only Mayle Samaale is unlinked agnatically to any other group which is a geneological anamoly (outlier/stands out) Sahal interpreted that as an insult or controversial to say whereas I did not and do not.

This is one of those times when I would wish there was another regular Xawaadle forummer because I think there is a personality issue here with Sahal that may not reflect the regular response by Xawaadle about a perfectly normal aspect of the clan being inferred as interesting for testing (the uniqueness of being Mayle Samaale).
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6750
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Xawaadle needs to be checked for T. Sahal take take a genetic test?

Post by Gubbet »

Sahal, BTW, inaad na dhasheen reer Diini/bah-Xawaadle ahaan waa hubaal horta waayo just like you said Diini shaluu noolaa and by that time Xawaadle qabiil dhisan oo Xeer leh ayuu ahaa.

THR QUESTION IS HOW DID IT COME TOGETHER IN THE BEGINNING; HOW DID IT FORM?

Darood waa fake abti, Hawiye waa fake, SAMAALE WAA FAKE abti.

It is time to let SCIENCE AND BLOOD TALK.
User avatar
Northkil6
Posts: 88
Joined: Sat Jun 05, 2021 7:31 pm

Re: Xawaadle needs to be checked for T. Sahal take take a genetic test?

Post by Northkil6 »

Gubbet wrote: Sun Jun 27, 2021 1:55 am
Darood waa fake abti, Hawiye waa fake, SAMAALE WAA FAKE abti.

It is time to let SCIENCE AND BLOOD TALK.
Gubbet, if you’ve made in depth threads or have more information on this topic especially darod share it sxb.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”