Macalimow called rooble "madaxweynaha dalka" kulane jiis fired!
Moderator: Moderators
Macalimow called rooble "madaxweynaha dalka" kulane jiis fired!
The end of Mooge in Gedo!
bas waaye Kulane Jiis= Rooble oo sanka ka taabtey mooge markuu targetgareestey his last stronghold! madoobe iyo Kismaayo iyo JL iska daa!

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Macalimow called rooble "madaxweynaha dalka" kulane jiis fired!
Lol Mooge didnt "lose Gedo", this move was done in good faith so no candidate can be prevented to travel to Garbaharray, this is exactly what I expected President Farmaajo would do in order to signal good faith to the IC that Garboharray will conduct a free and fair election. Rooble has done a good job firing this guy because he waa overreachinf.
Now the ball is Madoobes court will he also allow the free movement of candidates like Cabdi Cali raage and others who were prevented to travelling to Kismaayo!
Chess not checkers.

- ReturnOfMariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 7771
- Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm
Re: Macalimow called rooble "madaxweynaha dalka" kulane jiis fired!
Don’t pay attention to him ina adeer. He’s acting like a bitter schoolgirlgrandpakhalif wrote: Fri Jul 23, 2021 10:38 am Lol Mooge didnt "lose Gedo", this move was done in good faith so no candidate can be prevented to travel to Garbaharray, this is exactly what I expected President Farmaajo would do in order to signal good faith to the IC that Garboharray will conduct a free and fair election. Rooble has done a good job firing this guy because he waa overreachinf.
Now the ball is Madoobes court will he also allow the free movement of candidates like Cabdi Cali raage and others who were prevented to travelling to Kismaayo!
Chess not checkers.

Re: Macalimow called rooble "madaxweynaha dalka" kulane jiis fired!
Have you asked why these people never build good hospital in their region? Someone who never built his house or took care of his people will never benefit you. Somalis need to realize this and never elect useless people into office.
Re: Macalimow called rooble "madaxweynaha dalka" kulane jiis fired!
Rooble gave Fahad Yasiin an ultimatum. Wallahi Mooge godkiisii loogu soo galay. Macalimow oo Gedo u socda iyo Kulane jiis oo meeshaas ku sugan oo sacabooleey ah taloow maxaa dhex mari doona?
Rooble wuxuu ka diiday mooge in uusan madoobe u magacaabin garbaheerey DC listgii uu dhadhabanacad kismaayo ka keenay hadana kulane jiis uu buriyay.
waxaa kaloo jira in dhageey la wareegay awoodii cirro. dhageey waa ninkii abgaal ee hassan sheekh madaxa gudiga doorashada ka dhigay ninkaan oo hada ah lataliyaha rooble ee doorshada ayaa toos FMS ula shaqeeya. Rooble shuluq uu watey hada dhageey uu ku badashay. khilaafaadkaan dhan ayaa asaga iyo mooge meel ka gaarsiiyay. car cirro aqalka sare JL oo diyaar ah haka hor imaado.
i told you before mooge cannot appoint or fire army officer or police officer when i was talking about his failed extension. yes this is the result of the extension that forced Deni and Madoobe....
actions speak louder than words.
.

Bold yet necessary step by Rooble, any obstruction to the election must be removed.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Macalimow called rooble "madaxweynaha dalka" kulane jiis fired!
This is all smoke and mirrors to please the IC and isolate Madoobe as the only one preventing people from travelling to a electorate city. Reer Kooshin wala qanciye sxb, Farmaajo promised to fund Kulane Jiis Xildhibaan campaign for Xildhibaan and he will go through this “firing ritual” by Rooble.NGM wrote: Fri Jul 23, 2021 1:35 pm Bold yet necessary step by Rooble, any obstruction to the election must be removed.
Wa wax laysla ogyahay and Farmaajo is playing optics.
Its genius move and even Mucalimu shall be rewarded for his role

Re: Macalimow called rooble "madaxweynaha dalka" kulane jiis fired!
waxaas isku maa weeliya!
Macalimoow waa musharax xildhibaan waxaana diidan mooge himself oo Kulane jiis Gedo uga wakiil yahay
dharbaaxada Rooble ku dhajiyay mooge waxay qalqal galisay qorshihiisa Gedo. waxaa taa kuu dheer Rooble madoobe ayuu u fuliyay nin uu xushwy inuu Garbahareey u magacaabo oo khilaafsan "heshiiskii baydhabo"
mooge muxuu sameyn karaa? Gacanta waxba kuma hayo
warka uu afhayeenka rooble aqrinayay waxaa ku daba safnaa wasiirka amniga iyo taliyaha policeka banaadir iyo deputy info al cadaala. hada NISA ayaa lagala wareegi. rag cusub ayuu rooble u magacaabi boosasakii mafiadii la buriyay fahad yaasiina sheekhaal uu ku fakadey wallahi oo Rooble keeneen. rooble wuxuu ku dhahay "mooge murashixiinta kale uu la mid yahay wax aan ogeyn uma qaban kartid aniga ayaad iga amar qaadataa hadaad rabtid inaan kuu daayo howsha fuli siyaasadeyda"
mida kale caawa hooyga mooge waxaa ka buuxa abkeey moogees oo dhan oo leh diid kuye waa isla ogaayeen

Good job pm Roble for removing the kulane jiis niga
Re: Macalimow called rooble "madaxweynaha dalka" kulane jiis fired!
Do you lame people ever get tired? You are like old grouchy spinsters perpetually hating on Beesha Barakaysan.vinshor wrote: Fri Jul 23, 2021 11:42 am Have you asked why these people never build good hospital in their region? Someone who never built his house or took care of his people will never benefit you. Somalis need to realize this and never elect useless people into office.
Gedo doesn't have a school you penned to a half dozen topics for years, but our schools are all taking 1st, 2nd, and even 3rd place now when we can compete against each other.
Similarly, not only do we build good hospitals in our regions but we are the ONLY "ones" building. Every other hospital built seems to be heavily subsidized by foreign aid or built by the UN or Turks.
Like Gedo's covid frontline Jaalle Siyaad Regional Hospital in Garbahaaray built half decade ago entirely by the clan with 0 support from foreign aid.

l/size]
Re: Macalimow called rooble "madaxweynaha dalka" kulane jiis fired!
I conquer 150%NGM wrote: Fri Jul 23, 2021 1:35 pm Bold yet necessary step by Rooble, any obstruction to the election must be removed.

Re: Macalimow called rooble "madaxweynaha dalka" kulane jiis fired!
Ariga ha raaco Kulane Jiis, this is governo Sacad, hala maqlo Rooble.grandpakhalif wrote: Fri Jul 23, 2021 2:01 pmThis is all smoke and mirrors to please the IC and isolate Madoobe as the only one preventing people from travelling to a electorate city. Reer Kooshin wala qanciye sxb, Farmaajo promised to fund Kulane Jiis Xildhibaan campaign for Xildhibaan and he will go through this “firing ritual” by Rooble.NGM wrote: Fri Jul 23, 2021 1:35 pm Bold yet necessary step by Rooble, any obstruction to the election must be removed.
Wa wax laysla ogyahay and Farmaajo is playing optics.
Its genius move and even Mucalimu shall be rewarded for his role![]()

Re: Macalimow called rooble "madaxweynaha dalka" kulane jiis fired!
Good job Mr. Prime Minister I commend you for your good work. Kulane jiis marexaan was an obstacle to the election process.
Re: Macalimow called rooble "madaxweynaha dalka" kulane jiis fired!
kulankii xalay dhexmarey mooges jab uu ku soo dhamaadey ninkii Rooble waa loo gali waayey wuxuu heestaa Amisom, policeka, ciidanka waxaa u dheer taageerada badbaado qaran iyo mucaaradka. Mooge waxey ka maree Xataa Gedo yaa rooble?
Rooble saameyn ma ku yeelan karaa Kismaayo? Ahmed Madoobe aad ayuu ilaaliyaa xiriirka kala dhaxeeya Rooble iyo in la xoojiyo dawrkiisa laakiin xubnaha Mooge ku xiran ma ogolaan doono xataa hadeey soo galaan gudaha ayaa lagu qataari!
maanta waxaa Kismaayo tagey sadex xubnood oo gudiga heer federal oo go ahead siin doona doorasha aqalka sare. Pro mooge sheekhaal mp abdirahman dheere iyo raage baa raba inay usku deygii Macalimow mid la mid ah sameeyaan ayagoo mooge ka shidaal qaadanaya laakin Kismaayo madoobe cid kuma heesato. wasiir jamaal ayaa asagana burintii kulane jiis taageeray si uu chance uga helo PL inkastoo la dhahayo wuxuu ka marya furanayaa mooge markuu arkey in waxbo gacanta ugu jirin wuxuuna bilaabay inuu raajiciyo damjadiid uu horey ugu xirnaa
saan ku sheegay my candidates thread Deni iyo Damjadiid waxaa ka dhex curtey tartan xubnaha Dblock marka Jamaal oo kale wey soo dhaweeyn

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 287 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 8 Replies
- 1416 Views
-
Last post by paperino
-
- 33 Replies
- 3447 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 9 Replies
- 1653 Views
-
Last post by paperino
-
- 19 Replies
- 1320 Views
-
Last post by SpmVeteran2
-
- 0 Replies
- 300 Views
-
Last post by sahal80
-
- 1 Replies
- 335 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 10 Replies
- 617 Views
-
Last post by Blue_609
-
- 5 Replies
- 652 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 332 Views
-
Last post by SultanOrder