Breaking News; Xarardheere Finally Liberated by Galmudug Forces

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Breaking News; Xarardheere Finally Liberated by Galmudug Forces

Post by Kees70 »

Deg deg Xarardheere oo saakay lala wareegeen ciidamada galmudug guul galmudug
Meel ee soo galaan ciidanka galmudug shabaab masii joogo




Noolaata Ciidanka Galmudug :clap:
Image
adamnorr
Posts: 98
Joined: Thu Jul 01, 2021 2:21 pm

Re: Breaking News; Xarardheere Finally Liberated by Galmudug Forces

Post by adamnorr »

Well-done
We need this in jubboyinka
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Breaking News; Xarardheere Finally Liberated by Galmudug Forces

Post by AbkoowDhiblaawe »

Fake news
User avatar
Rebelxx22
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 457
Joined: Sun Jul 25, 2021 11:04 pm

Re: Breaking News; Xarardheere Finally Liberated by Galmudug Forces

Post by Rebelxx22 »

Galmudug forces are still fighting in Shabellow and Caad village
User avatar
paperino
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4028
Joined: Fri Mar 10, 2017 4:10 pm

Re: Breaking News; Xarardheere Finally Liberated by Galmudug Forces

Post by paperino »

Dagaal u dhaxeeyey ciidanka daraawiishta Galmudug iyo kooxda Al-Shabaab ayaa galabta ka dhacay deegaanka Shabeellow ee gobalka Mudug, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhwaacba leh, iyadoo Al-Shabaab ay guulo ka sheegteen dagaalkaas.

Inta la xaqiijiyey shan askari oo ka tirsanaa daraawiishta Galmudug iyo sarkaal sare ayaa ku geeriyooday dagaalka, kadib markii Al-Shabaab ay galabta weerar culus ku qaadeen fariisin ay ciidamada daraawiishta Galmudug ku laahayeen deegaanka Shabeelow oo u dhaw Bacaadweyn.

Dadka deegaanka ayaa Caasimada Online u sheegay inay jiraan dhaawacyo badan oo soo gaaray ciidamada daraawiishta Galmudug, markii laga soo tago dhimashada shanta askari iyo sarkaalkaas oo ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan daraawiishta Galmudug.

Gaashaanle Maxamed Cali Salaad oo ah sarkaalka ku dhintay dagaalkii galabta ka dhacay deegaanka Shabeelow ayaa ahaa Taliyihii ururka Horseed ee ciidanka daraawiishta Galmudug, sidoo kale gaari dagaal ayaa ciidanka Galmudug looga gubay dagaalka, sida ay noo xaqiijiyeen dadka deegaanka.

Warbaahinta taageerta kooxda Al-Shabaab ayaa werisay in war kasoo baxay kooxda ay ku sheegatay in ciidamada Galmudug ay dagaalkii galabta uga dileen 30-askari oo saraakiil ay kamid yihiin iyo dhaawacyada tobanaan askari oo kale.

Sidoo kale warkaan laga soo xigtay Al-Shabaab waxay ku sheegteen inay dagaalka ku qabteen Taliyihii ciidamada badda maamulka Galmudug, isagoo nool, kaas magaciisa ay ku sheegeen Xirsi Cali Shire.
https://www.caasimada.net/dagaal-qaraar ... damada-ee/
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Breaking News; Xarardheere Finally Liberated by Galmudug Forces

Post by grandpakhalif »

Fake news
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”