Page 1 of 1

Sheikh Shariif heavily criticized for siding with Fahad and Farmaajo

Posted: Mon Sep 06, 2021 1:53 am
by Kees70
Sheekh Shariif oo dhaleeceyn xooggan kala kulmay qoraal uu soo dhigay Facebook

https://www.caasimada.net/sheekh-sharii ... -facebook/

Image

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa dhaleeceyn xoog leh kala kulmay qoraal uu shalay soo dhigay barta uu ku leeyahay Facebook.

Sheekh Shariif ayaa qoraalka uu soo dhigay Facebook wuxuu kaga hadlayey heshiiskii ay Muqdisho ku kala saxiixdeyn guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’isul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed.

“Waxaan soo dhaweynayaa heshiiska la xiriira arrimaha doorashada ee ay maanta gaareen Siyaasiyiinta gobollada Waqooyi (Somaliland). Waa tallaabo mudan hambalyeyn iyo bogaadin iyadoo waqtina aan ku bixinnay sidii xal waara looga gaari lahaa kala duwanaanshihii u dhaxeeyey,” ayuu yiri Sheekh Shariif.

Hase yeeshee Sheekh Shariif ayaa cambaareyn xoog leh kala kulmay qaar ka tirsan shacabkii ra’iyiga ka dhiibtay qoraalkaas, kuwaas oo ku eedeeyey inuu ka aamusay kiiska Ikraan Tahliil oo ah mid ay ka hadleen inta badan siyaasiyiinta musharixiinta ah.

Dadka ra’yiga ama commentiyada ka dhiibtay qoraalkaas ayaa Sheekh Shariif ku eedeeyey inuu xiriir la leeyahay Fahad Yaasiin, oo weli xiligaas ahaa agaasimaha NISA, balse xalay laga qaaday, sidaas darteedna uu kiiska uga aamusay.

“Shariifoow Fahad boqor hakaa dhigo, ujeedkaagu garanay ee nama gaadid markale” ayuu ra’yi ahaan u dhiibtay qof ay Facebook ugu qoran tahay Saadak Jannaaw oo kamid ah dadkii ka hadlay qoraalka uu Sheekh Shariif soo dhigay bartiisa Facebook. :lol: :lol:

Re: Sheikh Shariif heavily criticized for siding with Fahad and Farmaajo

Posted: Mon Sep 06, 2021 1:57 am
by Kees70
:snoop: No wonder Guudlawe is struggling in Hirshabelle, who needs enemies when you have friends like Sheikh Shariif working with the enemy itself.

Re: Sheikh Shariif heavily criticized for siding with Fahad and Farmaajo

Posted: Mon Sep 06, 2021 2:01 am
by vinshom
Kees70 wrote: Mon Sep 06, 2021 1:57 am :snoop: No wonder Guudlawe is struggling in Hirshabelle, who needs enemies when you have friends like Sheikh Shariif working with the enemy itself.
No Abgaal is going to support Sheekh Shariif, he does not repreant Abgaal, inshallah Rooble is the next president our Nut cade 2.0

Re: Sheikh Shariif heavily criticized for siding with Fahad and Farmaajo

Posted: Mon Sep 06, 2021 2:07 am
by Kees70
vinshom wrote: Mon Sep 06, 2021 2:01 am
Kees70 wrote: Mon Sep 06, 2021 1:57 am :snoop: No wonder Guudlawe is struggling in Hirshabelle, who needs enemies when you have friends like Sheikh Shariif working with the enemy itself.
No Abgaal is going to support Sheekh Shariif, he does not repreant Abgaal, inshallah Rooble is the next president our Nut cade 2.0
As Somalis say; ''amuusnaan raali ayeey ka wa lax tahay''

SS is an xur candidate but him being former president he should be vocal and side with the people no matter who is right.

Re: Sheikh Shariif heavily criticized for siding with Fahad and Farmaajo

Posted: Mon Sep 06, 2021 2:17 am
by Rebelxx22
I was vocal at first but seeing how Sharifka sold out his clan to gain something out of Farmaajo is really disappointing tbh. Infact it was he who nominated Farmaajo as his PM and brought his position into Villa Somalia early on. In 2017 it was he who refused to stand behind Hassan sheikh and gave his votes to Farmaajo which brought 4 years of hell to Somalia. I hope the sheikh repents and stands alongside his people and not criminals like Farmaajo.

Re: Sheikh Shariif heavily criticized for siding with Fahad and Farmaajo

Posted: Mon Sep 06, 2021 3:55 am
by AbkoowDhiblaawe
Sheikh Sharif Wuu is ceebeeye.

Re: Sheikh Shariif heavily criticized for siding with Fahad and Farmaajo

Posted: Mon Sep 06, 2021 4:46 am
by Sbashi
Why would SS support Rooble? Wasn't Rooble the person who reduced his chances? Mida kale why should SS talk about the case when he doesn't have all the information. Why should he attack Fahad when he doesn't know full information about this case? There's absolutely no reason to talk about this. When everything becomes clear, he might give his comment. Low Iq mucaraad need to realize how to be a proper opposition. It's not opposing and attacking anyone simply because you dislike them personally without having a clue what's going on.

Re: Sheikh Shariif heavily criticized for siding with Fahad and Farmaajo

Posted: Mon Sep 06, 2021 7:08 am
by paperino
AbkoowDhiblaawe wrote: Mon Sep 06, 2021 3:55 am Sheikh Sharif Wuu is ceebeeye.
This has little to do with ceeb; it's politics.

Re: Sheikh Shariif heavily criticized for siding with Fahad and Farmaajo

Posted: Mon Sep 06, 2021 2:51 pm
by Kees70

Re: Sheikh Shariif heavily criticized for siding with Fahad and Farmaajo

Posted: Mon Sep 06, 2021 2:56 pm
by sahal80
Shariifow waxaa lagu cabey been ah codadka Mooge ayaan ku siinaynaa hadii laga adkaado
:dead: