https://www.warqaad.info/xasaasi-villa- ... -cusub-oo/

Moderator: Moderators

sahal80 wrote: Wed Sep 08, 2021 2:25 pm Qalad ay u fahmeen Warqaad oo copy gareeysa dadka xogaha haya wax original ah ma aha
Mooge wadadii Cabdullahi yuusuf uu ku socdaa kadib markii Nuur cade meesha ka saarey ayuu magacabay gacmadheere wasiirkiisii gudaha ee saleebaan ahaa
hada wuxuu wadaa qorshe uu leeyahay wasiirada ha is casilaan "si Rooble u dhaco"
Wax is casilaayo maleh kurti waa ka dhaqaaqeen mooge wixii laga shakisanyahayna hadaa la badalayaa sida kan amniga
waa guuleysanay wasiirada mucaaradka ee cusub ayaa maamulaya doorashada fahad iyo kulane jiis maxkamad ayaa la soo taagayaa.
xalay Rooble ayaa Guudlaawe wacay oo uga digay inuu aqalka sare ku daro maadama la maxkamadeynayo. war nin Damjadeed under cover ah oo ciil u qaba fahad iyo mooge oo guuleed soo dusiyay ayuu mooge isku keensadey #Nuurcade2![]()
![]()
he Means. Gacmodheere like pm. Mid abgaal oo mocaaradka neben buu isku dhuuqeeyn sidee gacmodheere buuna ku dhamaan.
.
