Rooble oo QoorQoor u qabtey ilaa Jimcaha hadii kale sabtida waa sarbi qooqan Xarunta NISA ayuu si nabad ah kula wareegi iyo isbadal amni cusub
caawa ay aheed in bashiir Goobe loo galbiyo xarunta NISA laakin Farmaajo oo labadaan nin u yeertey ayaa loo sheegay in haduu aqbali waayo bashiir goobe ilaa Jimcaha NISA lakala tuuri doono!