Badbaado qaran on the way
Moderator: Moderators
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Badbaado qaran on the way
What's their mission this time?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 7582
- Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
- Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men
Re: Badbaado qaran on the way
btw why do they need to enter Mogadishu? can MM not get anyone from within Mogadishu to fight for them? is that why mooryaan from middle shabeele are being called in?
i thought MM had people Mogadishu on their side, or perhaps that was all propaganda.
i thought MM had people Mogadishu on their side, or perhaps that was all propaganda.
Re: Badbaado qaran on the way
Same as last time. Hide in densely populated neighborhoods in far away, non strategic areas in Karaan, dig trenches, thus trying to bait the Government into a no win scenario of having to decide whether bomb civilians. They usually go back when the masaakiin xolo dhaqato get tired of having to sacrifice camels for them.
That said in brother Abkowdhiblaawe’s mind they will ‘take Villa Somalia’

- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Badbaado qaran on the way
Marinayada is 3 km from villa Somalia, 2 km from Jubba Intersection, 1 km from Liido.Murax wrote: Sat Sep 11, 2021 6:59 am
Same as last time. Hide in densely populated neighborhoods in far away, non strategic areas in Karaan, dig trenches, thus trying to bait the Government into a no win scenario of having to decide whether bomb civilians. They usually go back when the masaakiin xolo dhaqato get tired of having to sacrifice camels for them.
That said in brother Abkowdhiblaawe’s mind they will ‘take Villa Somalia’![]()

Sayidka is 1 km from villa Somalia.
Far away non strategic kulaha.
Anyways badbaado qaran Will be called if Farmaajo starts any trick. The New wasiir amni is part of badbaado qaran.
Re: Badbaado qaran on the way
y'all somalians need to get together
niggas talking about stand off between 2 armies in government uniform

niggas talking about stand off between 2 armies in government uniform
- incognitoo
- Posts: 25
- Joined: Wed May 24, 2017 11:11 am
Re: Badbaado qaran on the way
N&N right now
- barbarossa
- SomaliNet Super
- Posts: 5560
- Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
- Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.
Re: Badbaado qaran on the way
Badbaado qaran seems to be fast turning into urban legend like certain abominable creature known as Juudaan oo nalagu cabsiin jirey caruurnimadeenii. Of course, in actual fact, there was no such creature, and It was all part of an ingenious artifice on the part of our parents, and intended solely to discourage kids forming the habit of venturing out at night.
Re: Badbaado qaran on the way
A report of inter-Badbaado clashes, causing casualties:
What's going on? If you love fighting, spare and don't involve shacabka.Ciidamada Saney Cabdulle iyo Cusmaan Xaadoole oo ku dagaalamay Muqdisho
Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan dhinaca deegaanka Gubadley ayaa sheegaya in saaka dagaal u dhexeeyey ciidamo ka wada tirsan milatariga dowladda Soomaaliya uu ka qarxay halkaasi
Dagaalka ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu u dhexeeyo ciidamada Korneyl Saney Cabdulle iyo kuwa kale oo taabacsan Cismaan Xaadoole oo isna ka mid ah saraakiisha milatariga Soomaaliya, kana howl-gali jiray gobolka Shabeelaha Dhexe ee HirShabelle.
Wararka ayaa sheegaya in dagaalka xoogiisa uu ka dhacay halka loo yaqaano xaafadda Xaawo Casir iyo agagaarka Suuqii hore xoolaha ee Xirga-Dheere.
Xaaladda ayaa haatan aad u kacsan, waxaana weli is horfadhiya ciidamada labada dhinac ee ku dagaalamay halkaasi.
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya waxaa sababay dagaalkan, waxaana wararka qaar ay sheegeen in la’isku qabtay muran ka dhashay dhul ku yaalla halkaasi, halka kuwa kalena ay ku warramayaa in is faham waa uu soo kala dhex-galay labada ciidan ee diriray.
Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in iska hor imaadkan uu geystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray labada dhinac iyo dad shacab ah.
https://www.caasimada.net/ciidamada-san ... -muqdisho/
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Badbaado qaran on the way
Wheres Abkoow hes hero Saneey is fighting his own menpaperino wrote: Mon Oct 11, 2021 10:19 am A report of inter-Badbaado clashes, causing casualties:What's going on? If you love fighting, spare and don't involve shacabka.Ciidamada Saney Cabdulle iyo Cusmaan Xaadoole oo ku dagaalamay Muqdisho
Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan dhinaca deegaanka Gubadley ayaa sheegaya in saaka dagaal u dhexeeyey ciidamo ka wada tirsan milatariga dowladda Soomaaliya uu ka qarxay halkaasi
Dagaalka ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu u dhexeeyo ciidamada Korneyl Saney Cabdulle iyo kuwa kale oo taabacsan Cismaan Xaadoole oo isna ka mid ah saraakiisha milatariga Soomaaliya, kana howl-gali jiray gobolka Shabeelaha Dhexe ee HirShabelle.
Wararka ayaa sheegaya in dagaalka xoogiisa uu ka dhacay halka loo yaqaano xaafadda Xaawo Casir iyo agagaarka Suuqii hore xoolaha ee Xirga-Dheere.
Xaaladda ayaa haatan aad u kacsan, waxaana weli is horfadhiya ciidamada labada dhinac ee ku dagaalamay halkaasi.
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya waxaa sababay dagaalkan, waxaana wararka qaar ay sheegeen in la’isku qabtay muran ka dhashay dhul ku yaalla halkaasi, halka kuwa kalena ay ku warramayaa in is faham waa uu soo kala dhex-galay labada ciidan ee diriray.
Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in iska hor imaadkan uu geystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray labada dhinac iyo dad shacab ah.
https://www.caasimada.net/ciidamada-san ... -muqdisho/

Re: Badbaado qaran on the way
It appears that Saney is at fault for shedding blood:

Saney is a thief trying to steal some land?Guddoomiyaha Kaaraan oo weerar afka ah ku qaaday Saney Cabdulle
Guddoomiyaha maamulka degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, Ciise Maxamuud Xasan ayaa ka hadlay dagaalkii saaka degmadaas ku dhex-maray ciidamo ka wada tirsan millateriga dowladda Soomaaliya.
Guddoomiyaha oo warbaahinta kula hadlay degmada ayaa sheegay in Ciidamo ka amarqaata Taliyaha Guutada 4-aad ee ciidanka xooga dalka, Korneyl Saneey Cabdulle ay weerar kusoo qaadeen waax kamid ah waaxyaha degmada Kaaraan.
“Saaka waxa uu dhib ka dhacay waax kamid ah degmada Kaaraan oo la yiraahdo Wajeer, waxaa soo weerary ciidan milateri ah oo uu xakumo taliyaha guutada 4-aad oo fadhigiisa uu yahay Gubadle,” ayuu yiri Guddoomiye Ciise.
“Aniga ma aqaan millateriga waxa ay ka qabtaan magaalada Muqdisho gudaheeda, qaasatan degmooyinka gobolka Banaadir, milateriga waxaa loogu talo-galay xuduudaha ee magaalada gudaheeda looguma talo-gelin.”
Sidoo kale waxa uu sheegay in ciidamada millateriga ay boob ku hayaan dhulka degmada iyo Kaawooyinka, isagoona ka codsaday in Wasiirka Gaashaandhiga iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir inay arrintaas wax ka qabtaan.
“Waxaa aad uga xumaha guddoomiyaha beesha Gubadley oo aheyn mansabkiisa waxa uu yiri Jagboynti noo yiilay ayaa waxaa soo weeraray degmada Kaaraan, anaga waxa aan xuduud leenahay uma yaalan Jagboynti, waxa la rabaa in la weydiiyo waxa loo dhigay Jagboynti-ga u dhigay beesha Gubadley.”
Ugu dambeyntiina waxa uu sheegay in dagaalkii saaka uu waxyeelo badan gaarsiiyey dadka deegaanka, uuna ka dhashay dhaawac iyo dhimasho, islamarkaana uu sababay barkac hor leh.
https://www.caasimada.net/daawo-guddoom ... yo-beesha/

-
- SomaliNet Super
- Posts: 7582
- Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
- Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men
Re: Badbaado qaran on the way
according to our dear friend abkow, badbaado qaran have done a detour and are now in dhusmareeb fighting against the suufis. what else can this amazing fighting force do? perhaps lets send them to ceelbuur?
Re: Badbaado qaran on the way
Is badbaado responsible for the insecurity, high crime rate & Kaaraan becoming a no-go area? If not, why can't the 'brave' badbaado secure a single xaafad since they've presence there?Degmo ka mid ah Muqdisho oo haddii maqrib la gaaro aan banaanka loo bixi karin
Dadweynaha degmada Kaaraan ayaa cabasho xoogan kasoo saaray amniga degmada oo faraha ka baxay iyo tacadiyo joogto ah oo ay la kulmaan xiliyada habeenkii.
Qaar kamid dadkaas oo la hadlay idaacada Kulmiye ayaa sheegay in dilal kala duwan ay maalmihii u dambeeyen ka dhacay degmada Kaaraan, ayada oo maanta ugu dambeysay Askari ka tirsan dowladda hoose.
“Waxaa rabnaa in hurdada laga kaco oo ay soo fara-geliyaan dhibaatada na haysta maamulka gobolka Banaadir iyo Taliyaha ciinka booliska Soomaaliyeed, ayna soo kormeeraan dhibaatada ay wajahayaan degmada Kaaraan,” ayuu yiri mid kamid ah shacabka degmada.
“Kaaraan haddii maqribka la gaaro subhanallah waaye, guriga lagama bixi karo hadda xaafadeyda ku jira oo qof walba oo wacdo gurigiisa kama bixi karo, aad ayaa dhibaato u qabnaa ciyaal Weero ayaa u daran.”
Sidoo kale waxay dhaliil u jeediyeen maamulka cusub ee degmada Kaaraan oo intii uu joogay sare usii kaceen falalka amaan darada ah ee ka taagan degmada, islamarkaana ay wada-shaqeyn fiican ka dhaxeyn laamaha amaanka, sida ay sheegen.
“Maalin dhoweyd Saldhiga agteyda ayey qof ku dileen oo waxa la geeyay Isbitaal oo hore ayuu ka dhintay, waxaa rabnaa in maamulka uu wax ka qabto,” ayuu yiri mid kamid ah shacabka degmada.
Ugu dambeyntiina waxay ka dalbadeen laamaha amaanka iyo maamulka inay si wada-jir ah uga shaqeeyan amaan darada degmada Kaaraan, oo sanadihii u dambeeyay ay ka dhacaan dhacdooyin xanuun badan .
https://www.caasimada.net/degmo-ka-mid- ... ixi-karin/
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Badbaado qaran on the way
paperino wrote:Is badbaado responsible for the insecurity, high crime rate & Kaaraan becoming a no-go area? If not, why can't the 'brave' badbaado secure a single xaafad since they've presence there?Degmo ka mid ah Muqdisho oo haddii maqrib la gaaro aan banaanka loo bixi karin
Dadweynaha degmada Kaaraan ayaa cabasho xoogan kasoo saaray amniga degmada oo faraha ka baxay iyo tacadiyo joogto ah oo ay la kulmaan xiliyada habeenkii.
Qaar kamid dadkaas oo la hadlay idaacada Kulmiye ayaa sheegay in dilal kala duwan ay maalmihii u dambeeyen ka dhacay degmada Kaaraan, ayada oo maanta ugu dambeysay Askari ka tirsan dowladda hoose.
“Waxaa rabnaa in hurdada laga kaco oo ay soo fara-geliyaan dhibaatada na haysta maamulka gobolka Banaadir iyo Taliyaha ciinka booliska Soomaaliyeed, ayna soo kormeeraan dhibaatada ay wajahayaan degmada Kaaraan,” ayuu yiri mid kamid ah shacabka degmada.
“Kaaraan haddii maqribka la gaaro subhanallah waaye, guriga lagama bixi karo hadda xaafadeyda ku jira oo qof walba oo wacdo gurigiisa kama bixi karo, aad ayaa dhibaato u qabnaa ciyaal Weero ayaa u daran.”
Sidoo kale waxay dhaliil u jeediyeen maamulka cusub ee degmada Kaaraan oo intii uu joogay sare usii kaceen falalka amaan darada ah ee ka taagan degmada, islamarkaana ay wada-shaqeyn fiican ka dhaxeyn laamaha amaanka, sida ay sheegen.
“Maalin dhoweyd Saldhiga agteyda ayey qof ku dileen oo waxa la geeyay Isbitaal oo hore ayuu ka dhintay, waxaa rabnaa in maamulka uu wax ka qabto,” ayuu yiri mid kamid ah shacabka degmada.
Ugu dambeyntiina waxay ka dalbadeen laamaha amaanka iyo maamulka inay si wada-jir ah uga shaqeeyan amaan darada degmada Kaaraan, oo sanadihii u dambeeyay ay ka dhacaan dhacdooyin xanuun badan .
https://www.caasimada.net/degmo-ka-mid- ... ixi-karin/

FYI badbaado Qaran are not present in Kaaraan. Their HQ is Gubadleey and Ceel macaan. Saneey Abdulle has made a terrific job in Gubadleey which is soon to be recognized as a district.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 395 Views
-
Last post by cheifaqilbari
-
- 20 Replies
- 2920 Views
-
Last post by KUSH
-
- 18 Replies
- 2189 Views
-
Last post by sahal80
-
- 10 Replies
- 717 Views
-
Last post by Nolol cusub
-
- 2 Replies
- 414 Views
-
Last post by Amin5457
-
- 4 Replies
- 692 Views
-
Last post by original dervish
-
- 2 Replies
- 380 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 10 Replies
- 1148 Views
-
Last post by sahal80
-
- 13 Replies
- 1341 Views
-
Last post by TarTar
-
- 6 Replies
- 958 Views
-
Last post by TarTar