Page 1 of 1
Congrats HiirShabelle your election was the most just.
Posted: Tue Sep 14, 2021 6:20 pm
by grandpakhalif
Re: Congrats HiirShabelle your election was the most just.
Posted: Tue Sep 14, 2021 6:24 pm
by grandpakhalif
Aweey Fahad oo Hiirshabelle gacantiis ku hayste? Wtf is going on.
Re: Congrats HiirShabelle your election was the most just.
Posted: Tue Sep 14, 2021 6:28 pm
by AbkoowDhiblaawe
Do u know believe late Ali Mahdi's ''Mudulood waa qaran'' ?
President Guudlaawe who recieved the least amount of budget managed to do the most just election.
Re: Congrats HiirShabelle your election was the most just.
Posted: Tue Sep 14, 2021 6:42 pm
by grandpakhalif
AbkoowDhiblaawe wrote: Tue Sep 14, 2021 6:28 pm
Do u know believe late Ali Mahdi's ''Mudulood waa qaran'' ? :stylin:
President Guudlaawe who recieved the least amount of budget managed to do the most just election.
odayga xariif waaye laakin waa walking comedian I actually wanted him to win because hes funny as hell. :russ:
“inaan kursiga malxiis laygu siin” :russ:
Re: Congrats HiirShabelle your election was the most just.
Posted: Tue Sep 14, 2021 7:26 pm
by SultanOrder
Odayga shactiro badana
“inaan kursiga malxiis laygu siin”

Re: Congrats HiirShabelle your election was the most just.
Posted: Tue Sep 14, 2021 7:27 pm
by sahal80
Granpa
Alweys waaqici baad aheed lamid ma aheen those cult followers kampala2 ayaa Farmaajo ku dhacdey warqad Xalane looga diray ayaa loogu sheegay iney Amisom ilaalin doonin taas oo qatar ku ah noloshiisa
maamlaha yar ee soo socda Rooble wuxuu badali dhamaan taliyaasha ciidamada khaaska ah.
dhamaan mushaaraadkii waa laga jarey wixii taageera farmaajo
waxaa kaloo socota qorshe lagu mamnuucayo safarka wixii taageersan ee aminga iyo nabad sugida sida kulane jiis
it wont take two weeks xataa haduu Farmaajo isku dayo inuu dagaalamo ama motion aado beesha caalamla ayaa kampala2 ku sameynaysa wado kale oo furan maleh inuu qulqulo maahane.
Re: Congrats HiirShabelle your election was the most just.
Posted: Tue Sep 14, 2021 7:31 pm
by Xaraash
Yalaxow is hilarious.

Re: Congrats HiirShabelle your election was the most just.
Posted: Tue Sep 14, 2021 7:40 pm
by grandpakhalif
sahal80 wrote: Tue Sep 14, 2021 7:27 pm
Granpa
Alweys waaqici baad aheed lamid ma aheen those cult followers kampala2 ayaa Farmaajo ku dhacdey warqad Xalane looga diray ayaa loogu sheegay iney Amisom ilaalin doonin taas oo qatar ku ah noloshiisa
maamlaha yar ee soo socda Rooble wuxuu badali dhamaan taliyaasha ciidamada khaaska ah.
dhamaan mushaaraadkii waa laga jarey wixii taageera farmaajo
waxaa kaloo socota qorshe lagu mamnuucayo safarka wixii taageersan ee aminga iyo nabad sugida sida kulane jiis
it wont take two weeks xataa haduu Farmaajo isku dayo inuu dagaalamo ama motion aado beesha caalamla ayaa kampala2 ku sameynaysa wado kale oo furan maleh inuu qulqulo maahane.
Wasiir Cadaalah la yaabanahay isbadalkiis iyo ceebta SNTV. Madaxweyne warkiis aan la tabin SNTV
Khadijah Diriye oo Rooble uu galgalantay iyo Mucaraadka kaalintood!
Elections are the only thing to save him now laakin gacanta Rooble ay ku jirta hada aqalka hoose xulashadiis hadii mar lacagta laga jaray wa inqilaab
