Bankiga dhexe ayaa diiday lacag ay soo doonteen tuugada ololaha Farmaajo sidoo kale waxaa loo diiday taliyaasha asaga taabacsan inay lacag bankiga ka qaataan halka taliyaasha Rooble taabacsan lacagta la baxayeen. hadaba wiiftada Farmaajo maxey macno leedahay hadii uu qiray in mileeshitaafkiisa rooble mushaarkii ka jarey? sidee awood uga qaadi nin aad leedahay mushaar buu iga jaray?
waxaa aad uga xanaajisay doorashadii hirshabelle oo musharixiintiisa lacag waayeen
sidaan idiin sheegay Farmaajo september ma dhaafayo marka markaste uu tilaabo qaado waxey soo dadajinee soo afjaridiisa
Bankiga dhexe iyo hirshabelle iyo isbadalka ciidamada oo sabab u ahaa wiiftadii quusashada ee Farmaajo
Moderator: Moderators
- somaliforums
- Posts: 79
- Joined: Thu Apr 22, 2010 4:52 pm
Re: Bankiga dhexe iyo hirshabelle iyo isbadalka ciidamada oo sabab u ahaa wiiftadii quusashada ee Farmaajo
I'll bookmark this. If he passes September, how are you gonna twist this AGAIN?
Re: Bankiga dhexe iyo hirshabelle iyo isbadalka ciidamada oo sabab u ahaa wiiftadii quusashada ee Farmaajo
sahal is a good man. well meaning. whether he wrong or rite about september, u gotta admit he got some insider info
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 894 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 12 Replies
- 1418 Views
-
Last post by sahal80
-
- 3 Replies
- 733 Views
-
Last post by sahal80
-
- 8 Replies
- 1183 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 3 Replies
- 677 Views
-
Last post by sahal80
-
- 5 Replies
- 1469 Views
-
Last post by paperino
-
- 23 Replies
- 2253 Views
-
Last post by Nubis
-
- 2 Replies
- 627 Views
-
Last post by sahal80
-
- 14 Replies
- 2328 Views
-
Last post by FarhanYare

