Fahad Taasiin sent back to Turkey from Djibouti

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Fahad Taasiin sent back to Turkey from Djibouti

Post by sahal80 »

Rooble controls the airport dawlada facebooka farmaajo hasoo galiso :pac:

User avatar
vinshom
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 365
Joined: Mon Mar 10, 2014 6:05 am

Re: Fahad Taasiin sent back to Turkey from Djibouti

Post by vinshom »

In my opinion they supposed to let him come and arrest him in Mogadishu but I understand this to show the world how weak is Farmaajo, the ceremonial president.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Fahad Taasiin sent back to Turkey from Djibouti

Post by sahal80 »

i posted it quickly in my lunch break hence the misspelling in his name. Djibouti working with The real somali Govt not the one only exists in facebook.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Fahad Taasiin sent back to Turkey from Djibouti

Post by sahal80 »

القافلة تسير والكلاب تنبح
the dogs bark but the caravan keeps going on.

Rooble oo shirku sheegii "golaha amniga qaranka" ee Farmaajo hawada ku cunay


CBB and Mooges blaming Djibouti for blocking their shirku sheeg why not blame now Turkey? the airplane that was carrying him and was sent back to Turkey arrived Xamar yesterday so where is Fahad? The Truth is that he was blocked by the aviation minister who controls the airport so the Turkish take him out of the airplane

The war between Mooge and Rooble has another commercial face and i once talked about a deal between Xaaf and QoorQoor to open the way for the Kenyan khat in exchange for Qaybdiid becoming the senator. Xaaf is half leelakse and according to this guy the laalkase minister who replaced the OG minister in the aviation himself is half sacad and represents their interests

Mooge waxaa la cunay markii Oomaar la cunay oo uu khat ka itoobiya ka doorbiday :pac:

Oomaar wuxuu diiday wasaada shaqada oo duraan kan leelkasaha oo laga soo wareejiyay waxaana qaatey Abdulwahab Khaliif

CBB waxaa ka soo harey bas inay dhahaan Dani baa Rooble badalay oo dayaacada waraaqo false ah sida tan ay ku sheegeen bankiga

wasaarada gaadiidka iyo duulimaadka waa hubka ugu muhiimsan dagaalka Rooble iyo Farmaajo waxay xanibaad duulimaad saarikartaa dhinacii loo isticmaalo sida muuqata Duraan Rooble ayuu raacey inleen waa la badali haduu diido!

wasaarada Maaliyada oo maanta ka jartey mushaarka mileeshiyaadka Farmaajo. Mushaarka wuxuu askarta iyo shaqaalaha u soo dhacaa bartamaha bisha kuwii mooge ma qaadan maantana waa 19ka bisha u kaadi ilaa 10 maalmood ee ka hartey bisha ayagaa is dhiibi :russ:







User avatar
Rebelxx222
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 660
Joined: Fri Sep 17, 2021 7:25 am

Re: Fahad Taasiin sent back to Turkey from Djibouti

Post by Rebelxx222 »

Oomar was a disgrace and cannot be described as an OG. At the end of the day he is jobless and was humiliated for not working for the interest of Beesha. Old trash will be dumped.
Nubis
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3844
Joined: Mon Dec 14, 2015 7:40 am

Re: Fahad Taasiin sent back to Turkey from Djibouti

Post by Nubis »

:up:
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Fahad Taasiin sent back to Turkey from Djibouti

Post by sahal80 »

Dhuumashuu ku soo galey laakiin hadii aviationka ogaayeen duraan waa ku daayey will be replaced.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Fahad Taasiin sent back to Turkey from Djibouti

Post by sahal80 »

waxaa la isweydiinayay Fahad siduu ku galay Xamar ma wuxuu ku yimid doon taas oon macquul aheen in labo maalin gudahood from istanbul to Xamar ku timaado. hadaba wuxuu ka soo galay xerada afisyoone ooy ka degaan diyaaradaha ciidamada shisheeye asal ahaana loogu tala galay ciidamada cirka wuxuu ka socdey diyaarad Mukhaabaraad shisheeye ah oo yar
kadib wuxuu ka soo baxay madiina gate oo ah al baabka danbe ee garoonka/Xalane oo amisom heeso. waagii mooge fakfakan jiray al baabkaan waxaa ka gali jiray mucaaradka halka asaga udiidi jiray kan laga galo wadada airportka ee uu hada isticmaali la yahay!!

fiiri mapk. wadada airportka waxay ku dhacdaa wadada maka waxaa ka leexata wadada waa bari oo tan madiina gate airportka isku dhacaan kadibna horta marta dekada ugu danbeyn villada ka gashay gadaal. meeshaan waa meesha Mooge isku haleynayo inuu ka baxsado. waagii badbaado qaran aftarta wado ee xamar ka qabsadeen(warshadaha, wadnaga, sodanka meeshaan bas uu heestey waxaana dhahay hadii wadada waa bari loo fariisto waa la qaban

Dhanka kale wasiika amniga cusub oo bilaabay qorida ciidamo abgaal u badan oo horey uga tirsabaa badbaado qaran lana wareegay hubkii MM dhawaan waxaa arki doontaan ayagoo Amniga xamar sugaya waxaa ku jira kuwa indho cade. badbaado qaran oo dawladii ah!

wax waan waan ah ma jirto awooda Dawlada Rooble ayaaa gacanra ku haya waxa harey waa in ciidamada la mideeyo sababta uu mooge ugu gorgortamayo Abdullahi Nuur kaliye amniga looga fogeeyo waa intaas. sep hal week aa ka harey waa wiigii soo afjarida ciidamada ilaa hada lacag ma qaadan kuwa farmaajo wato

https://imgbb.com/fXCddLH



MM oo hubkooda iyo Ciidamadooda ku wareejiyay Abdullahi Nuur
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”