Rooble's anniversary; when Miskiin mooge gifted the PM to Damjadeed!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Rooble's anniversary; when Miskiin mooge gifted the PM to Damjadeed!

Post by sahal80 »

Ahmiyada Rooble waa Doorashada inuu ku wareejiyay mucaaradka sida tii ka dhacdey Galmudug iyo Hirshabelle asagoo cunqabateen dhaqaale saarey kooxdii Farmaajo wali waxaa kuu dhiman doorashada aqalka hoose. Farmaajo marka wuxuu dhintay 18 september.. waagaas ma aqoonin Maxay kula tahay laakiin hada uu ku soo celiyay video uu soo dhigay islahabeenkaas ayaan la yaabay sida aan isku macluumaad Rooble uga helnay

aaway canugii
lahaa Cabdirizaaq caato lama kulmin rooble?

aniga waxaan sheegay Rooble inuu mucaarad ku ahaa Farmaajo oo horeyna Damjadeed calaaqad NGO ka dhaxeysay markii ay soo sharaxeen hassan sheekh uu diiday inuu lacag ugu deeqo la isku qoray sidaasna asaga uga gambisteen markeey xukunka qabteen.

Dabcan Fahad wey is yaqaanaan qofkaste oo groupyadaas ah oo farah abdulkaadir yaqaano taas kama dhigna inay isku meel wax ka arkaan laakiin fahad wuxuu kalsoonaa shiikhaashii abtinimo ku keentay io tiru "war kani waa Shiikhaal muskiin ah oo magaca HG ka ah" :pac:





https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 0&t=401306
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7582
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: Rooble's anniversary; when Miskiin mooge gifted the PM to Damjadeed!

Post by Nomand »

kkkk, and this is Rooble today. he has 0 influence in somaliland election, and 0 influence in every other FMS state elections. GUUL FARMAAJO

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Rooble's anniversary; when Miskiin mooge gifted the PM to Damjadeed!

Post by sahal80 »

Beenta CBB raad maleh saan horey u sheegay waxaa ka soo harey bas inay dhahaan FMS iyo waqooyi ayaa la wareegay doorashada


aqriso pm Rooble oo hubinaya pageka labaad


Sidoo kale QoorQoor oo taageero u muujiyay Rooble ayaa laga la sheegay inuu codsadey in Shirka garoowe dib loo dhigo ayadoo ay socoto qabanqaabada Shirka Xamar ee Rooble iclaamin doono
another slap in the face for the CBB!

war heedhe inta waxaas ka soo tagtaan kaalaya oo iskeena adinka oo meel walba idinka xirnay cir iyo dhul

QoorQoor ayaa dhanka Rooble u soo wareegay caawa si uu Shacbiyad uga dhex helo HG oo ku kacsan kadib mawqifkiisa mooge vs rooble iyo ahlusunna oo soo noqdey ayadoo Fahad iyo Mooge badbaadin karin

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Rooble's anniversary; when Miskiin mooge gifted the PM to Damjadeed!

Post by sahal80 »

Garowe Shir wich was supposed to take place today cancelled as QoorQoor dhanka Rooble u wareegay after HG threatened him. another slap in the face for the CBB. aaway "FMS oo fuluniya amarkii madaxweyne Farmaaj ee awooda kala laabtey Rooble" Cabdi aashi oo fulinaya amarkii Madaxweyne farmaajo ee awooda kala laabtey Rooble" hana sheegan aa ka dhacdey ayagiina Rooble dhagtuu soo qabtey aaway farmaajihii wax amreyay
:pac: :russ: :dead:

Nubis
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3844
Joined: Mon Dec 14, 2015 7:40 am

Re: Rooble's anniversary; when Miskiin mooge gifted the PM to Damjadeed!

Post by Nubis »

:up:
User avatar
vinshom
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 365
Joined: Mon Mar 10, 2014 6:05 am

Re: Rooble's anniversary; when Miskiin mooge gifted the PM to Damjadeed!

Post by vinshom »

Since Garowe meeting was canceled because Qoor Qoor joined Rooble team, this tells me this meeting was against Rooble interests.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”