Dowladu dacwad haka gudbiso Ingiriska, Darawiishti ay dayaaradaha ku laysey iyo dhulkeni ay googoysey dalal kalena ay si
Posted: Sun Sep 19, 2021 11:48 pm
Dhulkeeni ay France, Ethiopia iyo Kenya ay siisey magdhowna aynu weyiisano, saw dowlada Somaliya ma awoodo iney maxkamada caalamiga dacwad u gudbisato?

