Bashiir Goobe oo la wareegaya shaqadiisa taas oo soo afjari doonta loolanka Farmaajo iyo Rooble

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Bashiir Goobe oo la wareegaya shaqadiisa taas oo soo afjari doonta loolanka Farmaajo iyo Rooble

Post by sahal80 »

lacagta ciidamada waxay soo dhacdaa inta u dhaxeysa 15ka ilaa 25 bisha. 15ka bishan ayaa dhinaca Bashiir Goobe bas bankiga dhexe u fasaxay hasayeeshee wuu ha kiyay ilaa uu la wareegayo Xarunta NISA oo la isku heesto. Cadaadiskaan kadib markii ay wax ka waayeen dhinicii Fareey iyo Farmaajo askartii dhinaca fareey waa is dhiibeen maantaba waxaa loo wada qeybiyay mushaarkii


dhanka kale waxaa usbuucii tagey u soo dhacdey policeka Banaadir oo laga xanibay waxaa dhacdey marka in uu masuuliyadooda qaatey Xijaar oo yiri waxay la shaqeynayaan bas raysulwasaaraha iyo wasiirka amniga Abdullahi Nuur sidaasna waxaa looga hoos bixiyay Farxaan Qaroole.

hadii Fa'dii ugu weyneed lacag heesan maxey labada Fa ee cusub waa fareey iyo Farxaan oo Fahad badalay ciidan heyn karaan?

Filo dhawaan Bashiir Goobe oo caleemo qoyan lagu soo dhaweeyo xarunta NISA

hadii ay taas dhacdo waxay soo afjareeysaa loolankii Farmaajo iyo Rooble no more waanwaan kusheeg ileen dhinac baa guuleystey.

soo afjaridii kooxda fa,yaasha loading

xiligii la joojiyay lacagta.
https://muqdisho.online/mushaarkii-sara ... -joojiyay/


Taliyihii Banaadir NISA oo badaley Fareey oo isku waceysle yihiin oo ciidankiisa la wareegay.

Rooble oo seeftiisa la soo baxay oo damcasan inuu wasaaradaha qaar isbadal ku sameeyo.

User avatar
SultanOrder
Posts: 21695
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: Bashiir Goobe oo la wareegaya shaqadiisa taas oo soo afjari doonta loolanka Farmaajo iyo Rooble

Post by SultanOrder »

Lmao where is Bashiir Goobe? What happened to Rooble having casho in NISA headquarters?
User avatar
Rebelxx222
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 660
Joined: Fri Sep 17, 2021 7:25 am

Re: Bashiir Goobe oo la wareegaya shaqadiisa taas oo soo afjari doonta loolanka Farmaajo iyo Rooble

Post by Rebelxx222 »

I knew rooble didn’t have it in him to resist

:meles: :meles:
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7584
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: Bashiir Goobe oo la wareegaya shaqadiisa taas oo soo afjari doonta loolanka Farmaajo iyo Rooble

Post by Nomand »

so the only thing rooble got was SNTV and he failed on everything else. even 30 jir 30 million controls as much as bashiir goobe does.

Nubis
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3844
Joined: Mon Dec 14, 2015 7:40 am

Re: Bashiir Goobe oo la wareegaya shaqadiisa taas oo soo afjari doonta loolanka Farmaajo iyo Rooble

Post by Nubis »

:up:
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Bashiir Goobe oo la wareegaya shaqadiisa taas oo soo afjari doonta loolanka Farmaajo iyo Rooble

Post by Murax »

:lol:
Sbashi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1097
Joined: Tue Sep 08, 2020 5:05 am

Re: Bashiir Goobe oo la wareegaya shaqadiisa taas oo soo afjari doonta loolanka Farmaajo iyo Rooble

Post by Sbashi »

:lol:
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Bashiir Goobe oo la wareegaya shaqadiisa taas oo soo afjari doonta loolanka Farmaajo iyo Rooble

Post by sahal80 »

Kkkkk naftii aa idinku soo noqotey laakin i dont wanna call you mooges

marka hore xabad joojin ayaa la gaarey intii xoog la isticmaali lahaa waana hubaa in Farmaajo nus galin lagu soo afjari lahaa sidii tii badbaadoqaran.


waanwaantii QoorQoor Farmaajo wuxuu diiday aminga iyo duulista in 30 jirka la geeyo hadana wuxuu ogolaadey inuu Amniga joogo oo ka dhigan inuu Policeka iyo amniga Banaadir iyo NISA hoostagaan

duulimaadkii oo toos loogala wareegay. inkastoo Duraan la sheego in Rooble abti u yahay oo uu fahad xanibay ilaa uu afisyoone kasoo galay laakin howsha hada waxaa toos u fulinaya bashiir goobe

Dagaalka farmaajo iyo Rooble wali waa socdaa saasna waxay guusha ku raacdey Rooble. Farmaajo wuxuu shaley QoorQoor ka diiday ayuu hada ogalaadey what that can tell you?

mawqifka Farmaajo waanwaantii QoorQoor.
Remove 30 jirka to any wasaarad intaan ka aheen amniga iyo duulista
Fareey remains acting NISA director until he names new one
wasiirka amniga to be shakhsi la isku raaco. hada soo is dhiib maaha hadii cabinetkii toos Rooble ula wareegay amnigana damjadiid maamuleyso?



https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 0&t=404592
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”