Qoor Qoor following the footsteps of Cabdullaahi Yuusuf

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Qoor Qoor following the footsteps of Cabdullaahi Yuusuf

Post by Kees70 »

Qoor Qoor ma wuxuu ku scoda dhabihii Cabdullaahi Yuusuf ku toosiyay Puntland?…

User avatar
paperino
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4028
Joined: Fri Mar 10, 2017 4:10 pm

Re: Qoor Qoor following the footsteps of Cabdullaahi Yuusuf

Post by paperino »

As usual, Kees70 is confused. Bad analogy.
User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Qoor Qoor following the footsteps of Cabdullaahi Yuusuf

Post by Kees70 »

Pap- for once instead of attacking the OP's just address what's at hand here.
User avatar
Rebelxx222
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 660
Joined: Fri Sep 17, 2021 7:25 am

Re: Qoor Qoor following the footsteps of Cabdullaahi Yuusuf

Post by Rebelxx222 »

Abdullahi osman is clearly a supporter of Waayo Arag day by day he’s showing where his mouth is being fed from. I thought he was a neutral journalist but even he is sold out. Galmudug Nabad bay Rabta Saleebaanow :wow:
User avatar
paperino
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4028
Joined: Fri Mar 10, 2017 4:10 pm

Re: Qoor Qoor following the footsteps of Cabdullaahi Yuusuf

Post by paperino »

Kees70 wrote: Sun Oct 24, 2021 2:13 pm Pap- for once instead of attacking the OP's just address what's at hand here.
First, Qoor Qoor is a governor of a region, not the president. Second, the late president's incidence was one-time, not repeatable. You've already claimed/predicted that Rooble is Nuur Cadde 2.0, and Farmaajo would meet AY's fate, which didn't happen. Some of your other strange wishes like Farmaajo getting killed and his corpse dragged aren't realistic. As for your confusion, you've previously claimed that Qoor Qoor is gonna bring down Farmaajo, which also didn't happen. So, sometimes you're pro-Qoor Qoor, other times against. Sometimes you're pro-MM, other times against. It's clear that you've got confusion. I would suggest that you reassess your priorities, limit the flip-flopping, and start being realistic about your strange wishes.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Qoor Qoor following the footsteps of Cabdullaahi Yuusuf

Post by sahal80 »

Videowgii ugu xumaa uu maxeey kula tahay adiga sameeyay baan u arkaa

waa marka horee waagaas PL ma jirin waxay aheed early 90s yeeyna wuxuu ahaa hogaamiya SSDF who was based in Boosaaso. waxaa ku soo duulay ururkii Al itixaad oo boosaaso qabsadey Yeeyna gacanta ku dhigay. wadaad mj ah oo la dhoho Sh abdulqadir gacameey ooy shabaab dishay oo aasaasay al ictisaam oo markaas itixaad ka mid ahaa ayaa diiday in la dilo sida xassan Daahir soo jeediyay oo ka mid ahaa madaxda sare. hogaamiyaha ururka wuxuu ahaa nin isaaq ah oo la dhihi jiray cali ciise laakiin xassan daahir ayaa General ka ahaa oo dagaalada qorsheyn jiray. wadaadkii mj aad ayuu u caqli badnaa wuxuu diiday in Yeey ku baxo irir iyo hawiyaa amrey in la dilo. wadaadkaas markii danbe wuxuu ka baxay fikirka "Jihaadiga" wuxuu aasaasey Al ictisaam oo aad ugu xoogan PL iyo Ogadenia( jabhada Somali galbeed oo gadaal kaga biirtey maamulka)

markii yeey la sii daayey ayuu hilfaha u qaadey intii hawiyaha aheed ama raacsaneed dagaalkana waxaa loo arkey mid ka dhan ah hawiye. waxaa heshiiyay qeybtii ictisaam iyo SSDF oo hada ku xoogan dhaqaalaha sida shirkada Golis oo ka askuntay Al barakaat sidoo kale waxbarashada ayay heestaan.

Al ictisaam waxay ku timid amar sacuudiga ah kadib markii bin ladin mareykanka ka horyimid oo awal hubeen jiray waxay ka baxeen fikirikii jihadiga ee russian lagula dagaalamay. carabta waxaa looga yaqaan السلفية الجديدة mukhaabaraatka sacuudiga ayaa sameeyay wadaad yamani ah ayaa aasaasey oo bin ladin ka hor yimid

Ninkaan dudublaha ah oo ceelbuur ka soo jeeda dacaayada waayoarag(Qoorqoor, dhageey iyo dhagdheer) ayuu waxaas dhan isaga indho tiray. Al ictisaam ayaa goaanka la heed ka yimid sacuuudiga ayagaana xoreeyay Yeey waxay sameeyaan self dissolvement hubkii ayay dhigeen waxay bilaabeen wax la dhoho دعوة يا قوم wadaad walbe tolkiisa hala shaqeeyo hawiyihiina dhulkiina ku laabta ay dhaheen

waxaas dhan ninkaan ma oga kuye Yeey aa soo afjarey :pac:

Al ictisaam left "Jihadism" because of this Yemini Sheikh who created al salafiya al jadeeda

"At the Madkhalist movement's inception in the early 1990s, the governments of Saudi Arabia and Egypt promoted the group as a counterbalance to more extreme elements of the wider Islamist movement.[3][12][13][14][15] During this time, a number of radical Jihadists converted to Madkhalism, "

https://en.m.wikipedia.org/wiki/Madkhalism

waxaan moodey in uu kahadli doono PL civil warkii kadib markii Yeey diiday inuu xukunka wareejiyo oo doorashada looga adkeedey in his second term. waxaa ka horyimid qardho yeey wuxuu goaansadey inuu ninkii reer qardho ahaa xoog meesha uga saaro waxaan garab ku siiyay itoobiya(hub iyo logistics)

asagoo PL xoog markale madaxweyne kanoqdey ayuu isku sharaxey TFG 2004. waxaa wareegii koowaad ku soo baxay asaga iyo Abdullahi caddow(sacad HG) iyo qanyare oo lacagtii uu airportka deyniile ka heley codad ku iibsadey. Hawiyihii dhan Yeey ay ugu shubeen ayagoo diidan nin ku beel ah oo isbaaradooda xamar ka saari kara meesha

Yeey ayaa PL ka tanaasulay markuu doorashada ku guuleestey waxaana badalay cade muuse oo ku beel ah kii uu xoogey

PL waxaa awooda isku heesta reer qardho oo boqortootadooda ah iyo GLK oo generaladooda iyo SSDF ah sida yeey iyo cirro. waxat ku heshiiyeen in caasimada meel dhexe la keeno oo ah Garowe halkaas oo qolo sadexaad ka soo baxdey oo abuurtey balance and checks.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Qoor Qoor following the footsteps of Cabdullaahi Yuusuf

Post by sahal80 »

just googled it for you and came across this snet link. Abdulqadir faarax nuur is Sh gacameey. i know the story from real sources he released yeey. maxaa iska galey Yeey vs hassan dahir iyo hawiye iyi Qoorqoor vs ahlusuna Ceyr? soo maaha mjs kuwa la saftey yeey? raga uu leeyahay maanta siyaasada pl ay ku jiraan waxaa ka mid ag cali xaaji warsame oo wax ka sii daayey yeey. yaab markaad waxba ogeen oo mufti iska dhigtid tanoo kalaa dhacda war wax la soo afjray waa tolkaa
:dead:

"Waxaan soo marnay in ay magaalada nooga yimaadaan culumo uu kamid yahay Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax, Cabdalle Codwayn, Cali Xaaji, iyo Hoorri nin lagu magacaabo.

Wadaadadaasu maalinkii intii dagaalku socday guryohooday is nabeen, waxayna sugayeen natiijada iyo waxay ku dhamaato iyo macarakadaan Caramramka ah ama aad u culus.

Qoraxdii markay dhacday oo ay madaxa kor u qaadeenna waxay ogaadeen in magaladu faaruq tahay oo saakayba lagu kala baxay, dadkii magaalada camiri jirayna waxay noqdeen mid dagaalkaan labada kooxood u dhexeeye ka cararay si aysan xabadda wiiftada ahi ugu dhicin, mid gurmad raadsaday oo raba in uu soo rogaal celiyo, waxaa kaloo loo sheegay in gacanta lagudhigay wax Alla wixii saraakiil ahaa oo ciddulahayd.

Waxay u soo carareen dhankii Ikhwaanka ay ku ogaayeen. waxay galeen teendhadii madaxtooyada oo ay fadhiyaan sarakiishii ciidanka ugu sarraysay waxaana kamid ahaa: Col. Sheekh Maxamuud Ciise (Abuumuxsin), Col. Sheekh Siciid Maxamed (Oorfane), Sheekh Cabdulqaadir Cabdullaahi oo ah markaas sargaalka ugu sareeya goobta lajoogo Taqabalahumullaahu Ajmaciin. Amiin Amiin.

Wadaadadii magaalada ka yimid markay arkeen Saraakiishoodii, Cuqashoodii Culumadoodii iyo Waxgaradkoodii oo ilmirigle ah ama dullaysan oo maxaabiis ah ayay miyir daboolmeen oo is hayn waayeen, waxayna markiiba la soo boodeen war ragga sii daaya annagaa naqaanee! Wadaadadii Ikhwaanku waxay si sahlan u dheheen annaguba aqoon baan u soo qabannay!. markay arkeen waxay ka hadlayaan iyo waxa meesha yaalaa in aysan isu dhawayn ayay waxay bilaabeen in ay hoos uhadlaan oo ragga qaar lafaqaan.

https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 8#p3025409
User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Qoor Qoor following the footsteps of Cabdullaahi Yuusuf

Post by Kees70 »

sahal80 wrote: Mon Oct 25, 2021 2:25 pm just googled it for you and came across this snet link. Abdulqadir faarax nuur is Sh gacameey. i know the story from real sources he released yeey. maxaa iska galey Yeey vs hassan dahir iyo hawiye iyi Qoorqoor vs ahlusuna Ceyr? soo maaha mjs kuwa la saftey yeey? raga uu leeyahay maanta siyaasada pl ay ku jiraan waxaa ka mid ag cali xaaji warsame oo wax ka sii daayey yeey. yaab markaad waxba ogeen oo mufti iska dhigtid tanoo kalaa dhacda war wax la soo afjray waa tolkaa

sahal these ahlu bidca khawaarij aswj are not our tol, they are agents of chaos in GM for that hala laayo all of them.
User avatar
vinshom
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 365
Joined: Mon Mar 10, 2014 6:05 am

Re: Qoor Qoor following the footsteps of Cabdullaahi Yuusuf

Post by vinshom »

Qoor Qoor is useless bro.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Qoor Qoor following the footsteps of Cabdullaahi Yuusuf

Post by sahal80 »

Kees70 wrote: Mon Oct 25, 2021 2:39 pm

i know bro. waxaan ka hadlayaa Qolyqha CY soo afjarey ee videoga ka hadlayo inay ahaayeen tolkiis ooysan aheen "reer PL"

aniga kama hadlayo caseka Galmudug inkastoon Ahlu bidca ka soo horjeedo laakiin dagaalku xal miyaa? waa maya. Ahlu bidca waxay u dagaalamayaan bas inuu ex wasiir ina maxmuud macalin noqdo mp uma dagaalamayaan inay maamulka diidan yihiin marka wixii guriceel ka dhacay in lala deal gareeyo soo kama fiicna? waxaa ka danbeeyo murashixiin codkooda ku xisaabtamaya in cooperation with Daljir . Ahlu bidca siyaasad ahaan waa u jiri karaan laakiin inqilaab lagama ogalaan karo. wax walbe waa inay ku dhisan yihiin guur aan ikraah aheeyn.
User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Qoor Qoor following the footsteps of Cabdullaahi Yuusuf

Post by Kees70 »

Sahal you are right waa gartee :up: ,

The way i see it is that from this war ceyr Aswj strength and qoorqoor support base will greatly weaken, thus making it easy for the next GM president to take over uncontested, the end result from this war will be a consolidated Galmudug stronger than ever.
User avatar
MrSinister
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2797
Joined: Sun Sep 18, 2011 5:35 pm

Re: Qoor Qoor following the footsteps of Cabdullaahi Yuusuf

Post by MrSinister »

So you lay waste to your own people because Abdullahi Yusuf and the MJ’s had internal conflict 20+ years ago? War wuxu cagli xumaa.

Beesha HG seems to have taken the ku dayo puntland slogan literally. You emulate the good and try to come up with a political solution instead of killing your own people needlessly. The only person who benefits for this conflict is farmajo and al Shabbab.
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Qoor Qoor following the footsteps of Cabdullaahi Yuusuf

Post by FarhanYare »

MrSinister wrote: Tue Oct 26, 2021 12:27 am So you lay waste to your own people because Abdullahi Yusuf and the MJ’s had internal conflict 20+ years ago? War wuxu cagli xumaa.

Beesha HG seems to have taken the ku dayo puntland slogan literally. You emulate the good and try to come up with a political solution instead of killing your own people needlessly. The only person who benefits for this conflict is farmajo and al Shabbab.
This has the hallmark pl interference. But if Farmajo and pl are smart to turn brothers against each other it serves them right ha is dilaan waliigood over a dry land smh.
User avatar
MrSinister
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2797
Joined: Sun Sep 18, 2011 5:35 pm

Re: Qoor Qoor following the footsteps of Cabdullaahi Yuusuf

Post by MrSinister »

FarhanYare wrote: Tue Oct 26, 2021 1:01 am
MrSinister wrote: Tue Oct 26, 2021 12:27 am So you lay waste to your own people because Abdullahi Yusuf and the MJ’s had internal conflict 20+ years ago? War wuxu cagli xumaa.

Beesha HG seems to have taken the ku dayo puntland slogan literally. You emulate the good and try to come up with a political solution instead of killing your own people needlessly. The only person who benefits for this conflict is farmajo and al Shabbab.
This has the hallmark pl interference. But if Farmajo and pl are smart to turn brothers against each other it serves them right ha is dilaan waliigood over a dry land smh.
What exactly does PL gain from this? PL supported ASWJ in the past because they were the only force in central Somalia capable of defeating Al shabab. The question you should be asking yourself why is farmajo sending so much fire power against the Sufi’s while al Shabab still control parts of Galmudug.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”