He has set a good example and ensured easy future employability.
...waxuuna sheegay inuu ku qanacsan yahay tallaabadaas, isla markaana uu aaminsan yahay in shaqada dowladda ay meerto tahay.
“Xilalka iyo Shaqada Dowladda oo meerto ah awgeed, waxaan soo dhoweynayaa xil ka qaadistayda iyo magacaabista Agaasimaha Guud ee HSJ Mudane Cabdulkadir Cilmi, waxaana ugu duceynayaa in uu Allah ku garab galo masuuliyadda culus ee loo igmadey,” ayuu yiri Col. Koofi.
Maxamed Aadan Koofi oo qoraalkaan soo dhigay bartiisa Facebook ayaa madaxda Qaranka ku amaanay in hey’adda ay u soo xuleen nin dhalinyaro ah oo uu aaminsan yahay in shaqadaas uu kasoo bixi karo.
“Mahad iyo bogaadinna waxaan u soo jeedinayaa madaxda Qaranka oo hay’adda u soo xuley nin dhalin yaro ah oo aan aaminsanahay in uu halkii ka sii wadi doono howlaha hay’adda. Dowladnimada ayaa naga badan,” ayuu qoraalkiisa ku yiri Agaasimihii hore ee hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya.
Kulanka aan caadi aheyn oo maanta duhurkii ay iskugu yimaadeen Golaha Wasiirada XFS ayaa waxaa lagu ansixiyey xil ka qaadista Agaasime Koofi, waxaana xilkaas loo magacaabay Cabdulqaadir Cilmi Cali, sidoo kale golaha Agaasimihii hore Koofi uga mahadceliyay howshii u soo qabtay mudadii uu xilka hayey.
Ra’iisul wasaaihii hore ee dalka Cumar Cabdirashiid ayaa Koofi 26-kii July sanadkii 2016-kii u magacaabay xilkaan maanta laga qaaday, waxuuna Koofi ka mid ahaa dadka faro ku tiriska ah ee lasoo wada shaqeeyey xukuumadihii Xasan Sheekh Maxamuud iyo Maxamed Cabdullahi Farmaajo.
https://www.caasimada.net/koofi-oo-ka-j ... -sameeyey/
Reer magaal politician
Moderator: Moderators
Reer magaal politician
Something rare has happened, which only a few have noticed. A politician has been fired, but instead of doing what the likes of Goodax, Caynte, Sanbaloolshe, etc have done--he has welcomed his firing & made duco for his successor:
Re: Reer magaal politician
It didn't take long, for Goodax striked again with ridiculous claims:
It's dumbfounding that he hasn't got over his firing, yet.
Goodax: Shacabka waxay mar dhow dowladnimo u raadsan doonaan Shabaab
“Aamin ha aaminin maanta Shabaab isaga ka taliya Xamar, waxay ka doodayaan keliya calankii madow miyaa soo celinaa mise kuwan waa xoolo amay nagu kacaan gaalada, hadda waa maamulna ee aan ka joogno, noocaas ayey Shabaab u maamulan Xamar.”
https://www.caasimada.net/daawo-goodax- ... n-shabaab/
Re: Reer magaal politician
Another reer magaal politician who has gracefully handled his replacement:

Somali Prime Minister Mohamed Roble has fired his Foreign Affairs Minister in a mini cabinet reshuffle and replaced him with Villa Somalia chief of staff Abdisaid Muse Ali.
Mohamed Abdirizak was shown the door Saturday evening exactly a year after he was appointed to the post. The outspoken foreign affairs minister came to office on November 19, 2020.
The changes also saw the appointment of Mohamud Abdi Hassan alias Pekos as Deputy Foreign Affairs Minister.
In a sharp rejoinder following the sacking, Mohamed termed the dismissal a surprise but said he had earlier submitted his resignation.
“The story of my replacement is a surprise to me, as much as everyone else but follows my offer of resignation a week ago,” the immediate former minister said in a tweet. “ I will update everyone in due course but it has been a pleasure to serve the Somali nation and of course wish my replacement all the best.”
https://hiiraan.com/news4/2021/Nov/1846 ... pdateFront

Re: Reer magaal politician
With a recent interview, Waare made ridiculous claims, thus corroborating his image as a disgruntled former employee:
It's gonna be very difficult to employ a politician like him.Madaxweynihii hore ee maamulka HirShabelle Maxamed Cabdi Waare oo wareysi siiyey telefishanka Universal ayaa Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ku eedeeyay in uu doorashada dalka u gacan geliyay madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Waxa uu sheegay in Rooble uu raali ka yahay in la boobo doorashada ka socota dalka ee uu isagu dhabarka u ritay hogaaminteeda, islamarkaana uu mas’uuliyadiisa aad uga gaabiyey.
“Ra’iisul Wasaarihii waa is qaad-qaaday oo dadkii niyada ayuu kasoo riday, cadaalad aan sameyna, hagaag ayaa sameyna. Ra’iisul Wasaarow dadka ha lugeyn oo dadka qalbiga ha kasoo ridin,” ayuu yiri Madaxweynihii hore ee maamulka HirShabelle.
Waxa uu intaas kusii daray “Raysal wasaare Rooble mas’uuliyaddiisa aad ayuu uga gaabiyay, kaliya ma ahan inuu ka gaabiyay, ee masuuliyaddii loo dhiibay ee lagu aaminay, ayuu ninkii lagasoo fara maroojiyay ula tagay oo faraqa ugu shubay.”
Sidoo kale waxa uu sheegay in Rooble uu cadeystay in dhinac uu saaray Farmaajo, uuan ku adkeysanayo in doorasho boobka uu sii socdo, islamarkaana ay tahay in mucaaridka ka tashadaan.
“Ra’iisul Wasaaraha waa u tahniyadeeyay kuwa doorashadooda ka qeylinayno, kuwii kalena waxa uu yiri bilaaba (maamul goboleedyada kale), dadka xuquuqdii ay laahayeen ee u qori qaadeen mirihii asaga ayaa daba marsiiyay. Waxaa laga rabay fulinta ballan-qaadyadiisi.”
https://www.caasimada.net/rooble-oo-la- ... -farmaajo/
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 16 Replies
- 1674 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 0 Replies
- 594 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 0 Replies
- 376 Views
-
Last post by TaaDow
-
- 1 Replies
- 530 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 18 Replies
- 1692 Views
-
Last post by Murax
-
- 2 Replies
- 389 Views
-
Last post by LaQaNyO
-
- 20 Replies
- 1292 Views
-
Last post by J-EASY
-
- 9 Replies
- 755 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 96 Replies
- 3266 Views
-
Last post by AhmedP
-
- 31 Replies
- 1885 Views
-
Last post by HooBariiska