"Xidhidhland in aan manta nahay waa xamdi Ilah
Xadiith laguma warrin in aan Puntland u xanibnaan ee
Xubintaan lahayn dowadnimo xeerdhinmahayaanee
Xisaabtama ninkaan naga xishoon xeerka yaal madhiya
Xaqa maqan in aan radsonno waa xil inni saaran
Xukun nin u dil weeye nin xiito weerara ee
Xuduud iyo dal baan leenahay iyo ciidan xoog badan ee
Xukun haddaan dad nahay xiisa loo qaba ee"

Governor Deni bin worried about Lelkase leaving Gamudug. He gave 'em chief of Puntland police in a cabinet reshuffle last month. Worked so well governor Deni anounced another reshuffle today
http://allbalcad.net/2021/11/07/madaxwe ... -puntland/
