Maanta waxaa dhintay Prof. Cabdullaahi Maxamed Maax ‘Qodobey’ dalka Switzerland. Waxa uu aha Bare sare ee kulliyadii Sharciga ee Jaamacadii Ummada. Side kale Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir. Side kale waxa uu soo noqday Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Dalka. Wasir ku xigeen Wasaarada Cadaalada iyo Arrimaha Gudaha. Inta uu hayey xilalkaas hadana Baranadiisa wuu waxay. Waxaa uu ahaa nin ku caanbaxay hufnaan, dhawrsanaan iyo saxarla’aanta dabaqa shuruucda. Gaar ahaan aniga marjaca weyn oo latashi sharci buu ii ahaa. Aqoon durugsan oo akhris joogta ah leh buu lahaa. Waqtiyadan dambe wuu ka gaabsaday in uu xil qabto inkastoo loo soo bandhigay. Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun.
Dr C/waaxid Warsame
28/10/21
AUN Prof Cabdullahi (Qodobey) Maax
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Re: AUN Prof Cabdullahi (Qodobey) Maax
don't know him. but i'ma say. rahimullah. amin
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 31 Replies
- 6931 Views
-
Last post by Ducaale004
-
- 5 Replies
- 2216 Views
-
Last post by djibsomali
-
- 0 Replies
- 289 Views
-
Last post by STOP!
-
- 7 Replies
- 602 Views
-
Last post by Executive
-
- 2 Replies
- 464 Views
-
Last post by Abdination
-
- 3 Replies
- 481 Views
-
Last post by Kramer
-
- 9 Replies
- 414 Views
-
Last post by black_booty