y do tha ex italian colony gotta humiliate Isak rejects? Somaliland police already know who tha traitors r. ur just subjecting those traitors 2 ridiculehttps://xaldoon.com/2021/11/musharixiin ... abooshaan/
Qoraalka guddiga ayaa lagu sheegay in arrintaan ay mamnuuc tahay loogana digay musharixiinta si wajiyada shaqsiyaadka tartamaya loo arko loo baahan yahay in aan la daboolin.
“Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal waxa uu ku war galinayaa musharixiinta ku tartamaya kuraasta Golaha Shacabka ee dalka oo dhan in aan la aqbali doonin in musharax ku jira tartanka uu qariyo wajigiisa, si loo ilaaliyo daahfurnaanta doorashada dalka, Mahadsanidiin”.
Arrintaan ayaa timid kaddib markii muran badan uu ka dhashay musharixii la tartamay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka Mahdi Guuleed oo dhammaan jirkeeda dabooshay.
niggas need find a new hustle

shb I was thinking about getting a realistic face mask dat make me look like a different man. but that is shirk. i need 1 of those hollywood makeup artists so u can play a different character
time n money 4 make up artist cuttin' into my profit margin when i sell my vote in the ex italian colony. gonna raise prices 4 ur presidential candidate. wa billahi towfik
tonight every Somalilander in Mogadishu is eating good. I welcome their hustle.