Warar soo baxay ayaa sheegaya in xiisadda labada dhinac uu soo farageliyau Mareykanka ....oo ... yimaadeen Caasimadda Puntland ee Magaalada Garoowe.
Saraakiisha [Maraykanka] ayaa waxaa ay marka hore kulan la qaadan doonaan Madaxweyne Deni oo ku sugan Garoowe, waxaana ay u sii gudbi doonaan Magaalada Boosaaso, si ay ula kulmaan Saraakiisha Ciidamada PSF

stealth secessionism in action