Page 1 of 1

Waare oo Afka furtay arinka Puntland

Posted: Tue Nov 30, 2021 5:05 am
by gobdoon
Waare si toos ula hadlay reer Puntland iyo si guud Somali waxa Puntland ka socdana ku tilmamay wax Villa Somalia laga so abaabulay, Farmajo mamul gobeledyadi kale bu so wada laqay hadana idinku idin so socda, waxas oo dhana wa dagaal Federalka lagu hayo :clap:

Re: Waare oo Afka furtay arinka Puntland

Posted: Tue Nov 30, 2021 7:29 am
by barbarossa
Criticism of disgruntled fired cabinet ministers, against their former bosses, should always be taken with a healthy dose of grain of salt.

Re: Waare oo Afka furtay arinka Puntland

Posted: Tue Nov 30, 2021 8:15 am
by TarTar
dkdc about this Waare nigga but if wut he said about tha Bosaso standoff is true, I applaud Farmajo replacing tha stealth secessionism project with real federalism

Re: Waare oo Afka furtay arinka Puntland

Posted: Tue Nov 30, 2021 8:17 am
by MrSinister
Waare has been one of the few Somali politicians who sees the danger of farmajo to federalism and a stable Somalia. This is likely why Farmajo orchestrated his removal from HS presidency.

Re: Waare oo Afka furtay arinka Puntland

Posted: Tue Nov 30, 2021 11:25 pm
by Turbulence
Waare is a Sahan Research employee. He regurgitates whatever they feed him. Waa nin lacag ku shaqeeyo. Someone once said, "even though he is Jiis/handicapped, if you tell him to jump, he will always say how high". lol

Re: Waare oo Afka furtay arinka Puntland

Posted: Wed Dec 01, 2021 2:04 am
by Murax
Don’t they teach that in 1st grade? Don’t blame others for your problems? Deni thought he could become relevant on the National scene using UAE money, yet now is dealing with a mutiny. Chickens came home ro roost :damn:

Re: Waare oo Afka furtay arinka Puntland

Posted: Wed Dec 01, 2021 4:23 am
by sahal80
Runtii ma rabin inaan ka hadlo waare laakin war uu meeshaan ku sheegay ayaa hada soo baxey markuu yiri in saldhiga baladweyne xamar laga soo magacaabo kan Jowharna xamar laga soo magacaabo

Waare waa idealist warkiisa kama shaqeeyo xoolaha koonfurta. waa markii labaad uu difaacayo Guudlaawe oo asaga khiyaanay oo reer Hiiraan khiyaanay oo jabiyay social contractgii maamulka ku dhisanaa kulahaa diyaarad baladweyne aadeysa oo Jowhar ka boodayso ayaa socda

Anaga Hirshabelle si aan governor aheen baan u maamulnay si Real FMS ah. Jowhar Gorvernor Guudlaawe waa dhaafi la yahay waxaana ugu wacan asaga waayo Reer Hiiraan waxey ku dadaaleen midnimada

Bal car afar jeeble Guudlaawe haka hadlo qaladkaan dastuurka maamulka lagu jabiyay ee la rabo doorashada baladweyne in lagu boobo

shariif ayaa Dabageed u yeerey maalin hore ileen guudlaawihii ay u boobeen doorashada hiiraan mamaamulayo. dabageedna waxaa ka xoogan gudoomiyaha gobolka ooy toos ula shaqeeyaan.

waare waxaas ayuu PL uga digayay laakiin meeshan afarjeebloland baa la dhahaa

aniga hada waa ku faraxsanahay waayo qof aan kula fariisaneyn oo magaaladaada dagaal la raba oo diidan doorashadeeda masterskiisa in la la xaajoodaa ka fiican.

carabtu waxay tiraahdaa عدو عاقل خير من صديق احمق
cadaw caqli badan ayaa ka fiican saaxiib doqon ah

from this under Waare


gaaljecel hirshabelle mp kaladire saying we are here to support farmaajo :lol:


to this under guudlaawe. Police are under Hirshabelle.