Big scandal; CBB admitting that Farmaajo used to spend on them like soldiers and now r unable to pay the house rent!!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Big scandal; CBB admitting that Farmaajo used to spend on them like soldiers and now r unable to pay the house rent!!

Post by sahal80 »

Tuugad dir ah oo london ka timid ayaa hada dib ugu soo noqoneysa markii lacagtii laga jaray waxay dhihi jirtey Farmaajo 5 sano oo soo socota asagaa dalkaan u talin ayaa hada ku dhufatey markii lacagtii laga jaray waxaan waaye shacbiyada Farmaajo ee CBBda iyo IDPSka :russ:

CBB dii Hawiye iyo Dir oo hada carar bilaabey taageerayaasha lacagta :pac:

Ismael shidane; FFarxiyo 5500 ayaa hotel sayid ku yeeshey xildhibaanad waa loo balan qaadey waana weysay" who is more corrupt than Farmaajo? all this money in two months? "madaxweynaha wuxuu amrey in gabdhaha hotelka laga saaro oo guri jaban la dajiyo umana bogin"







"abaayo aniga biya cad aan ku quraacdey saaka baahida u dulqaata" kkkkkkkkkkkkkkkkkk






"since two months they did not eat oodkac and are unable to pay the house rent" This is the period that Rooble banned Farmaajo from withdrawing any amount from the bank and maaliyada. One of them here was saying that Farmaajo is so popular in all the tribes just bc this Tuug from london is HG we told him its all about money

:pac: :dead:
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Big scandal; CBB admitting that Farmaajo used to spend on them like soldiers and now r unable to pay the house rent!

Post by sahal80 »

Waa dir Qubeys hada London ay ku soo noqotey

waxay tiri markii hotelka kumanaan doolar lagu yeeshay oo guri la dajiyay kadibna mooryaan ku cid ah Farmaajo ayaa qori ku qabtey oo dahabkii iyo garbasaaradii ka dhacay. ikran tahlil eey i xasuusisay dhaqan askareed Xamar ku cusub dhaca iyo dilka haweenka
:shock: :snoop:




with tuugii eelaayga ee London lagu biilo gurmad tuugo
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Big scandal; CBB admitting that Farmaajo used to spend on them like soldiers and now r unable to pay the house rent!

Post by sahal80 »

Habraha askarta Farmaajo kastoomooyinkii iyo googaradihii ka furteen warkooda waa xiiseenaynaa waa muhiim maaha habro caadi ah
:dead:





grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Big scandal; CBB admitting that Farmaajo used to spend on them like soldiers and now r unable to pay the house rent!

Post by grandpakhalif »

Habraha facebuugyada qaaq ka leh hadad warkood hadaba so qaadaysa meel xun ba joogta
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Big scandal; CBB admitting that Farmaajo used to spend on them like soldiers and now r unable to pay the house rent!

Post by sahal80 »

corruptionka Farmaajo markii la kashifay habraa la imaateen haye?
:dead:

Habraha yaa london ka keenay oo Gedo geeyay laba bilood oo hotelada xamar dejiyay hadana camp u wareejiyay diinta ku lid ah maadama rag la caweynayeen


gurmad "qaran" iyo eelaayga London jidadka ka mari weynay iyo ayada iyo Ismacil shidane mr Oodkac raga maalin walbe weearari jiray mucaaradka in farmaajo lacag ku bixiyo ayeey arintaan ka shiftey waa cadeymo cad oo looga hari doonin dacwad aan ku bilaabaynaa ceerta looga jaro CBB UK


waa ku waan CBB qiranaya waxay sheegtey. according to this guy "lacagtii madaxweynaha ee kiradooda iyo raashinkooda waxaa dhahacay rag ku beel ah Farmaajo ee ma jirto dhaqaalo daro" kkkkkk

markii ay afka furatey ayaa alaabteedii laga dhacay ooy ku jireen dharkeeda banaanka campkana loo tuuray hada ayagaa afkooda ka qiranaya :snoop:

markii ayka dacwootey ragii googaradheeda xadey habro CBBda Farmaajo ku beel ah ayaa caayeen in guriga campka lagu jugeeyn jiray adana waxey tiri soo ilaahey igama jeexin bahalka in la i jugeeyo :shock:

Akhlaaq xumada CBBda farmaajo bal arka


ma naagtaan deganeed "guriga martida ee madaxtooyada" ayaa habarraha facebookga ku sheegee :pac:

11:30 Farmaajo paid $5k she owned to hotel. Ismael Shidane HG CBB says he was not allowed to See Farmaajo this is what Farhiyo oodkac who is dir said too only those CBB oo ku cid ah Farmaajo can see him. ayax tag eelna reeb!

aawey kuwii lahaa Farmaajo CBB ma biilo. this guy who met him but no more is allowed to see him says Farmaajo pays 25k a month for the CBB camp in Xamar! daqiiqada 20:00 وشهد شاهد من اهلها


User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Big scandal; CBB admitting that Farmaajo used to spend on them like soldiers and now r unable to pay the house rent!

Post by sahal80 »

wuxuu yiri mid mareykanka yimid aa campka la dajiyay warka nasiiya reer seattle ohio mise habrahaan u doonanaa
:dead: :deadrose:





User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Big scandal; CBB admitting that Farmaajo used to spend on them like soldiers and now r unable to pay the house rent!

Post by Murax »

grandpakhalif wrote: Fri Dec 03, 2021 3:25 pm Habraha facebuugyada qaaq ka leh hadad warkood hadaba so qaadaysa meel xun ba joogta
:dead:
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Big scandal; CBB admitting that Farmaajo used to spend on them like soldiers and now r unable to pay the house rent!

Post by AbkoowDhiblaawe »



"Farxiyo oodkac baa nii jarayaa, oodkacaas ayaa canjeerada ku cunee xime back n support N&N"

:dead:
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Big scandal; CBB admitting that Farmaajo used to spend on them like soldiers and now r unable to pay the house rent!

Post by sahal80 »

AbkoowDhiblaawe wrote: Sat Dec 04, 2021 4:28 am

"Farxiyo oodkac baa nii jarayaa, oodkacaas ayaa canjeerada ku cunee xime back n support N&N"

:dead:
:russ: :dead: This is the Tuug Murax was calling him wadani supporter of Farmaajo when we were saying its all about the money. $25k a month as he said waxaa kaaga daran lacagta ololaha lagu cuno intaas waa guriga bas hen now blackmails "Tuugada Farmaajo ku cidka ah who are his messengers to CBB" by making live videos so Farmaajo can see it and then he would say no problem president looks like you havent watched my live video i know your r busy :russ:

i guess his next target will be Farmaajo himself. dagaalka CBB da ka dhex qarxay wuxuu ku saabssnyajay hal wax oo ah lacagtii oo la waayey hoteladiina waa laga rarey gurigii iyo $25k ayaa hadana daaqada ka bacay. habarta kaligeed $5500 ay laba bilood hotel ku cuntey intaan campka loo sameyn kadib oodkicii ayaa hadana daaqada ka baxay. yarkaan wuxuu leeyahay lacagta farmaajo ma joojin ee tuugada ku cidka ah baa dhexda ku lunsadey waa suura gal laakin waxaan aaminsanahay in cunaqabateyntii rooble lug ku leedahay oo wixii farmaajo u harey diideen in laga baxsho in leen bankiga aa laga dhici jiray waana laga xirey

Murux now calls hooyada CBB sheeko habar :pac:

Re: Cbb in xamar

PostSun Nov 07, 2021 5:55 am
Murax Wrote on HG CBB
"Hate him or love him Farmaajo has the most cross Qabil, diverse set of supporters than any President since ironically MSB AUN. Culusow, Shariif you could always predict it would be Abgals supporting them. AY AUN, MJ mostly…Farmaajo though you can’t predict his supporters clan automatically"




https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 6#p5015014
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Big scandal; CBB admitting that Farmaajo used to spend on them like soldiers and now r unable to pay the house rent!

Post by gobdoon »

Subxana Allah fool xumo iyo sumcad xumo, wa tas afarti sano oo Farmajo xoolihi iyo maalki masuliyad ka saarnayd oo in umada loogu adeego abaaraha iyo musiboyinka, wale taariikh xun iyo in uu yahay qof aan isdahilin xilka lo dhiibay ba iska cad
User avatar
zidane88
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3986
Joined: Mon Feb 09, 2009 5:57 pm

Re: Big scandal; CBB admitting that Farmaajo used to spend on them like soldiers and now r unable to pay the house rent!

Post by zidane88 »

This is what i have been saying in the other thread, where i was addressing Murax about the money being spent on unsuspecting youth. Now, the Volcano has erupted. :damn:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”