Page 1 of 1

XOG: Siyaasiyiin HAWIYE ah, ooka billaabay ololaha doorasho ee DENI

Posted: Fri Dec 10, 2021 1:44 pm
by TarTar
xigasho

Kooxdan waxey isugu jiran siyaasiyiin dhallinyaro ah, xildhibaano hore, dad hadda xildhibaano u sharaxan iyo suxufiyiin. Shaqada ay dadkaan Saciid Deni u qaban doonaan ayaa ah inay u keenaan:

1- Guuxa magaalada Muqdisho yaalla
2- Caqabaddaha musharixiinta Hawiye heysta
3- Ka iibiya beesha Hawiye inuu Deni dhismi karo, oo ay liidato fursadda Hawiye, waxna ku darsadaan.


https://www.caasimada.net/xog-siyaasiyi ... o-ee-deni/

shirqool farmajo loo dhigay. iyo hawiye. Badhasaab Deni yuu dabin doona

ogeysis kale. golaha malxiisiinta magertenland. xigasho kale

Image


so kobid. Badhasab Deni ayaan amar ka sugayna. golaha go'aan wali ma gadhin