Wheres sahal gacanta gooyn weyde wala dhunkada!

Moderator: Moderators
He would. CCC gave a good number of seats to Farmaajo during the election.Nomand wrote: Mon Dec 13, 2021 6:10 pm They are begging farmaajo, but they are lying about farmaajo meeting with ccc. Farmaajo would never sit down with that fat lard.
Strange how they wanted to bring them back few months ago, and how they don't want it now.Mucaaradka Soomaaliya ayaa walaac xoog leh ka muujiyey ciidan si sare loo tababar oo ka imaanaya wadanka eritrea. Ciidankaan oo la sheego in qaar ku dhinteen dagaalkii Gobolka Tigreega ee Woqooyiga wadanka Itoobiya ayaa intooda badan dhawaan lagu soo celi doonaa magaalada Muqdisho, sida uu yahay qorshaha Madaxweyne Farmaajo.
https://www.caasimada.net/raiisul-wasaa ... oorashada/
Guddiga ayaa sheegay baaritaan dheer kadib ay go’aamiyeen in doorashada kursigaas loo maray hab raac saxan, wuxuuna guddiga sheegay in ergada doorashada kursigaan ay yihiin kuwa saxan oo ay soo xuleen odayaasha u diiwaan gashan wasaaradda Arrimaha Gudaha.
Guddiga ayaa sheegay in Nabadoonka saxda ah ee Beesha kursiga iska leh uu yahay Nabadoon Maxamed Cabdi Shiddo.
https://www.caasimada.net/guddiga-xalin ... iin-farey/