hoggaankii hore ee Puntland oo u hanjabay badhasaab Deni. waxa warqada qoray labadii badhasaab ee ka horey badhasaab Deni. badhasab Gas iyo badhasab Farole. waxa kalo magacisa ku darsaday ina Sharmarke oo awod ka lahayn beshisa Osman Mahamud. higasho
1- Waxaan taageeraynaa go’aanka dowladda Puntland ee ah xabad-joojinta, si fursad loo siiyo wadahadalada socda.
2- Si loo xoojiyo wadahadalada nabadeed ee ay ku baaqeen waxgaradka waa in dhammaan Ia joojiyo dhaqdhaqaaq-yada ciidamada ee jira.
3- Waa in Ia ilaaliyo dowladnimada, xasiloonida, nabadgalyada iyo midnimada shacabka Puntland.
4- Waxaan sii wadi doonnaa wadahadalka aan Ia leenahay dhinacayada ay khuseyso arinkaan si xal-waara looga gaara khilaafka taagan.
5- Ugu danbayn waxaan diyaar u nahay in aan tagno Puntland si aan uga qayb qaadano xal u helidda iyo joojinta iska hor-imaadkan hubaysan si ayaan xabadd dambe magaalada u dhicin.
higasho dhamad
pay attention to tha last point. tha 2 former governors of Puntland are threatening governor Deni to peacefully solve his dispute wit Diyana. or Isse mahamud n omar mahamud gonna march to Bosaso to impose peace on osman mahamud