Page 1 of 1

Rooble; Farmaajo doorashaduu carqaladeynayaa kama yeeleyno amnigana anaa ka masuul ah

Posted: Thu Dec 23, 2021 4:03 pm
by sahal80
Rooble oo Farmaajo u dhameeyay amarna siiyay wasiirada amniga iyo Gaashaandhiga asagoo sheegay inuu asaga amniga kamusuul yahay oo cidlkale(Farmaajo) lagula xisaabtameyn hadalkaan oo ula jeedo shirkii amniga ee farmaajo xalay qabtey. meeshaas waxaa ka baxay dacaayadii wasiirka gaashaandhiga laga sameeyay wuxuu ku socdaa amarka rooble.
dadbaa raba(Farmaajo) inaan fail garoowno oo uu doorashada fashiliyo. is not this my talking point? conspiracy theory iyo khiyaali meeshaan lama rabee wax cad saas u keena :myman:

cadaalada iyo hufnaanta doorashada uu farmaajo diidan yahay kama yeeleyno!

dhinacal kale beesha caalamka, FMS iyo MM oo rooble garab istaageen.

Re: Rooble; Farmaajo doorashaduu carqaladeynayaa kama yeeleyno amnigana anaa ka masuul ah

Posted: Thu Dec 23, 2021 6:28 pm
by vinshom
Farmaajo is wasting his time and people's time, Rooble is more powerfull than him and Rooble is his enemy number 1, enemy he cant get rid of him without war. Farmaajo needs to go so this country can move forward.

Re: Rooble; Farmaajo doorashaduu carqaladeynayaa kama yeeleyno amnigana anaa ka masuul ah

Posted: Thu Dec 23, 2021 8:03 pm
by somaliforums
Pass the Kool-aid!

Re: Rooble; Farmaajo doorashaduu carqaladeynayaa kama yeeleyno amnigana anaa ka masuul ah

Posted: Thu Dec 23, 2021 11:10 pm
by sahal80
Farmaajo iyo Rooble waxay jiiradaan ku kaka baxayaan dhanka ciidanka


Rooble oo taliyaal uu ka mid yahay odowaa iyo farxaan qaroole(policeka banaadir)iyo qaaqlihii bada ka qaadi raba shirka 27 bisha kadib si aan xiisad u dhalan shirka ka hor oon looga mashquulin sida farmaajo rabo dhanka kale beesha Abgaal uu ku qancin rabo taliye aan Odowaa aheen oo MM ka ag dhow perhaps gacmaduule oo ku jufo ah ama Koronto

sidaas rooble wuxuu ku heli wasiirka aminga ooy policeka hoostagaan iyo taliyaha ciidanka oo hoostaga wasiirka Gaashaandhiga.

shirka ayaa waxaa lagu qaadanayaa goaano masiiri ah oo Farmaajo quus galin doona.

Re: Rooble; Farmaajo doorashaduu carqaladeynayaa kama yeeleyno amnigana anaa ka masuul ah

Posted: Fri Dec 24, 2021 12:19 am
by Northkil

Re: Rooble; Farmaajo doorashaduu carqaladeynayaa kama yeeleyno amnigana anaa ka masuul ah

Posted: Fri Dec 24, 2021 4:31 am
by sahal80
Farmaajo oo fakfaktiisii bilaabay laakin waa inoo bacda shir. famfaktiisii april la soo afjarey waaba hada oo amniga masuul ka yahay Rooble banaanka maba ka imaanayaan ciidanka in the name of the govt aa lagu soo afjari


Re: Rooble; Farmaajo doorashaduu carqaladeynayaa kama yeeleyno amnigana anaa ka masuul ah

Posted: Fri Dec 24, 2021 5:40 am
by Rebelxx222
Kkkk I fell for season 1 I’m not falling for season 2. Rooble Waa Farmaajo’s time waster. Muqdisho Dagaal Kama Dhaceyso, Farmaajo baa Guuleysan doona runta aan isku wada sheegno walaal.

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee farmaajo baa afar iyo labaatan sac laga Hadlaa

Haawiyow hadaad colaad rabtiin wakaas soo qabta ninkii Villa Soomaliya dhex taagan hadii kale Calcaalka naga daaya.