Page 1 of 1

wiiftada Farmaajo ee facebook waa timirtii horeba dab loo waa!

Posted: Sun Dec 26, 2021 9:02 pm
by sahal80
Somalida markeey reer baadiyaha ahaayeen ee labada qeyd qabeen ayaa dad xajka aadey sacuusiga ka keeneen timirta waaka ganacsadeen. qoys reer baadiyo ah ayaa timirtii gatey waxay ku noqdeen baadiyihii markii ay imaadeen ay damceen inay karsadaan laakin dab la,aan ayaa ku dhacdey kadib meel ayay iska dhigeen

habeenkii markey tahay ayaa kuwo kale keeneen timirtii markaasaa reer kii dhaheen timirtii horeba dab loo waa
:dead:

hada Farmaajo wiiftadaan soo teey u shaqeyn weysay oo rooble shaqadiisa iska watey.








Re: wiiftada Farmaajo ee facebook waa timirtii horeba dab loo waa!

Posted: Sun Dec 26, 2021 9:16 pm
by vinshom
Ninka waa waashay, Rooble must fire top military generals very soon.