Ninkaan Qasaaye farmaajo hana tago hal mar
A Huge Anti-Farmaajo Coup Conference to be held in Mogadishu...
Moderator: Moderators
A Huge Anti-Farmaajo Coup Conference to be held in Mogadishu...
Ninkaan Qasaaye farmaajo hana tago hal mar
Re: A Huge Anti-Farmaajo Coup Conference to be held in Mogadishu...
Shir ka dhan ah MD Farmaajo oo caawa ka socda Muqdisho & ciidan xirtay wadada km4
Wararka inaga soo gaaraya hoteel Afriik ee magalaada Muqdisho ayaa sheegaya in maqribkii kadib halkaasi ka bilowday shir siyaasadeed ballaaran.
Kulanka oo ay ka qeyb galayaan siyaasiyiin,waxgarad iyo xubno katirsan golaha murashaxiinta ayaa waxa looga hadlayaa arimaha dalka iyo xaaladihii ugu dambeeyey.
Shirka oo sida lagu qoray boorkiisa ay soo agaasimeen golaha bulshada banaadir ayaa waxa lagu cambaareynaa sida la sheegay afgembigii dhicisoobay isniintii isbuucaan ee Madaxweyne farmaajo sameeyey waa sida ay warka udhigeene.
Amaanka hoteelka iyo agagaarkiisa ayaa aad loo adkeeyey waxaana baabuurta cabdi bileyaasha loo yaqaano lagu jaray Isgoyska KM4 qeybo ka mid ah.
Shirkaasi ayaa la ogeyn dhinacyada ka qeyb galaya go’aanada ay soo saari doonaan,xilli kulankaasi yahay mid ka dhan ah Madaxweyne Farmaajo.
Wiixi soo kordho halkaan kala soco insha allaah

SS and HSM both said we're not going down that route, it would be ceeb, keep negotiating until all sides are satisfied.
Re: A Huge Anti-Farmaajo Coup Conference to be held in Mogadishu...
Farmaajo will be removed by force, you will see it.Phinks wrote: Fri Dec 31, 2021 11:03 am SS and HSM both said we're not going down that route, it would be ceeb, keep negotiating until all sides are satisfied.
Re: A Huge Anti-Farmaajo Coup Conference to be held in Mogadishu...
Somalinet reality from people’s welfare estates in the West: We wILL ReMove FarmAjo by FoRce!!’
Actual reality on the ground
[tweet][/tweet]
Actual reality on the ground
[tweet][/tweet]
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 1247 Views
-
Last post by BosasoShaam
-
- 6 Replies
- 1301 Views
-
Last post by Xposed83
-
- 6 Replies
- 1163 Views
-
Last post by original dervish
-
- 31 Replies
- 3511 Views
-
Last post by Kees70
-
- 0 Replies
- 413 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 3 Replies
- 557 Views
-
Last post by Xamari_76
-
- 4 Replies
- 899 Views
-
Last post by Colonel
-
- 18 Replies
- 2837 Views
-
Last post by sahal80
-
- 8 Replies
- 59 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 13 Replies
- 1830 Views
-
Last post by STARKAST