gabaygii sayidka qabiilada
Posted: Mon Jan 03, 2022 10:26 am
Gadh hunguriya
Habar Yoonis iyo
Herer nin jooga leh
Wixii habar xabuujeediyo
Hoolif dacawaa leh
Hadal gaaban
Hiil aan wax tarin
Habar awali baa leh
Hadduu awrku
Heeryada ka rido
Hoogay arab baa leh
Hilbo qudhunna
Gababuursigii huursan jirey baa leh
Ciisaha baqtiga hiigayiyo
Haqay midgaan baa leh
Wixii habar majeerteeniyo
Halamash naagaa leh
Hamuum aan dameyn iyo
Hunguri lala hadaaqaayo
Hambada iyo huubada
Markuu halowga leefaayo
Warsangaligu habtuuyihiyo
Habar dugaag baa leh
Huuraale cali jaamac iyo
Huluq dameer baa leh
On the third last row it says "habar dugaag". What does he mean by that?
Habar Yoonis iyo
Herer nin jooga leh
Wixii habar xabuujeediyo
Hoolif dacawaa leh
Hadal gaaban
Hiil aan wax tarin
Habar awali baa leh
Hadduu awrku
Heeryada ka rido
Hoogay arab baa leh
Hilbo qudhunna
Gababuursigii huursan jirey baa leh
Ciisaha baqtiga hiigayiyo
Haqay midgaan baa leh
Wixii habar majeerteeniyo
Halamash naagaa leh
Hamuum aan dameyn iyo
Hunguri lala hadaaqaayo
Hambada iyo huubada
Markuu halowga leefaayo
Warsangaligu habtuuyihiyo
Habar dugaag baa leh
Huuraale cali jaamac iyo
Huluq dameer baa leh
On the third last row it says "habar dugaag". What does he mean by that?