Page 1 of 2

Breaking: President Farmaajo to address the nation tonight!

Posted: Mon Jan 10, 2022 3:15 pm
by grandpakhalif

Re: Breaking: President Farmaajo to address the nation tonight!

Posted: Mon Jan 10, 2022 3:20 pm
by Kees70
Universal Somali TV
:dead:

Re: Breaking: President Farmaajo to address the nation tonight!

Posted: Mon Jan 10, 2022 4:02 pm
by Nomand
When Farmaajo is reelected he should just get rid of SNTV/SONNA and the ministry of communication.

that should save couple of millions a year.

Re: Breaking: President Farmaajo to address the nation tonight!

Posted: Mon Jan 10, 2022 4:22 pm
by Kees70
:pac: :deadrose:

kkkk waa 5 minute speech about nothing, walahi farmaajo waa handicap cabtooy oo waqtiga naga lumiyeey.

Re: Breaking: President Farmaajo to address the nation tonight!

Posted: Mon Jan 10, 2022 4:27 pm
by Nomand
lehelow put it in SNTV. Farmaajo got what he wanted which was to push the IC/FMS to get the elections done ASAP. Now he relaxes as he knows lehelow only has 2 months max left.


Re: Breaking: President Farmaajo to address the nation tonight!

Posted: Mon Jan 10, 2022 4:44 pm
by paperino
Somalia doesn't need a poet with hours-long speeches. Generally, people who talk much aren't productive intellectually or physically. I found the president's speech concise, to the point & efficient.

Re: Breaking: President Farmaajo to address the nation tonight!

Posted: Mon Jan 10, 2022 4:52 pm
by Jimbie
Good speech

Re: Breaking: President Farmaajo to address the nation tonight!

Posted: Tue Jan 11, 2022 12:32 am
by DR-YALAXOOW
Wax uu sheegay ma leh. Saqajaan Farmaajo.. Hadalkiisa waa Typical Narcasist speech.. Farmaajo waa Reincarnation of Donal trumph..
Duligaan wadanka Dagaalo sokeeye ayuu u wadaa.

Re: Breaking: President Farmaajo to address the nation tonight!

Posted: Tue Jan 11, 2022 12:50 am
by TarTar
so 1st hey tha good doc yalahow is back. long time no see


now i must disagree wit yalaho

farmajo is not a natural speaker but tha substance was there. dr yalohow need cheer up. Farmajo got his point across


:troll: but 1 thing. we sure is glad yalahow is attacking Farmajo instead of Somaliland. even though i disagree wit him, must say this version of yalahow is better than tha guy emporior used to call dr himar for always attacking somaliland.from somaliland perspective i'm cool wit tha new mellowed out yalahow

Re: Breaking: President Farmaajo to address the nation tonight!

Posted: Tue Jan 11, 2022 7:44 am
by DR-YALAXOOW
Farmaajo waa Masiibo somalia ku habsatay. Waa gun. Waa nin cuqdadeeysan... Sawirka aadan cade ee uu gadaashi ku dhagsan jiray markuu waayey wuxuu rabay ayuu ka fujiyey.
Taas waxay ku tuseysaa waa clasical narcasist.. wax waliba hadduu waayo wuxuu doonayo inuu xanaaqo caradiisa la wada arko... Masiibadan walaashiiis Idil farmaajo baraha bulshada ka habaarto ayaa wadan madaxweyne u ah..
Somalia waa wadan habaaran.

Re: Breaking: President Farmaajo to address the nation tonight!

Posted: Tue Jan 11, 2022 12:12 pm
by paperino
DR-YALAXOOW wrote: Tue Jan 11, 2022 7:44 am Somalia waa wadan habaaran.
Farmaajo maa sabab u ah?

Re: Breaking: President Farmaajo to address the nation tonight!

Posted: Tue Jan 11, 2022 6:39 pm
by DR-YALAXOOW
paperino wrote: Tue Jan 11, 2022 12:12 pm
DR-YALAXOOW wrote: Tue Jan 11, 2022 7:44 am Somalia waa wadan habaaran.
Farmaajo maa sabab u ah?
Wadan habaaran inuu yahay Somalia waxaa cadeeyn u aj nin AUTISM qaba farmaajo la yiraah ayaa Madaxweyne ka dhiganay...

Habaarka Somalia wuxuu bilawday 1969 markii nin kaligii taliye xukun xoog ku qabsaday. Cudurkiii uu bilaabay siyaad bare ayaa wali socda.

Re: Breaking: President Farmaajo to address the nation tonight!

Posted: Wed Jan 12, 2022 8:10 am
by paperino
DR-YALAXOOW wrote: Tue Jan 11, 2022 6:39 pm Wadan habaaran inuu yahay Somalia waxaa cadeeyn u aj nin AUTISM qaba farmaajo la yiraah ayaa Madaxweyne ka dhiganay...

Habaarka Somalia wuxuu bilawday 1969 markii nin kaligii taliye xukun xoog ku qabsaday. Cudurkiii uu bilaabay siyaad bare ayaa wali socda.
Yaa sabab u ahaa mudo 25 sanno, 91dii ilaa intuusan xilka qabanin?

Re: Breaking: President Farmaajo to address the nation tonight!

Posted: Wed Jan 12, 2022 7:09 pm
by DR-YALAXOOW
Fiiri. AADAN CADE ayaa madaxweyne laga dhigay 1960. Si sharaf leh ayuu xukunka isaga dhiibay. Madaxweyne daroood ayaa yimid. Abdirashiid waa la dilay. Waxaa wadanka Sharci darro ku qabsaday kaligiii taliye siyaad bare
.. Wadankii 21 sano wuxuu ka dhigay guri jufadiisa hooose sideey doonaan ka yeelaan... wadankii waa burburay....sanadkiii 2000 jabuuti ayaa dawlad carte abdiqaasim madaxweyne laga dhigay. Si sharaf leh ayuu abdulaahi yuusuf ugu wareejiyey... Abdulahi yuusuf waa la eryey waayo sharciga ayuu baal maray.

Sh shariif ayaa yimid.. si sharaf leh ayuu xasan sheekj ugu wareejiyey.. Xasan sheekh wuxuuu ku wareejiyey Farmaajo.
Waad aragtaa Farmaajo. Xukunkii waa isku dhajiyey. Sharciigii wuu dulmaray.. wadanka qarka u saaran dagaalo sokeeye..
Marka qabiiilka darood waxbaa ka qaldan weeyn.
Mar waliba xukun qabtaaan wadanka qalalaaso ayey u horseedaan.....

Re: Breaking: President Farmaajo to address the nation tonight!

Posted: Wed Jan 12, 2022 7:43 pm
by SultanOrder
DR-YALAXOOW wrote: Wed Jan 12, 2022 7:09 pm Fiiri. AADAN CADE ayaa madaxweyne laga dhigay 1960. Si sharaf leh ayuu xukunka isaga dhiibay. Madaxweyne daroood ayaa yimid. Abdirashiid waa la dilay. Waxaa wadanka Sharci darro ku qabsaday kaligiii taliye siyaad bare
.. Wadankii 21 sano wuxuu ka dhigay guri jufadiisa hooose sideey doonaan ka yeelaan... wadankii waa burburay....sanadkiii 2000 jabuuti ayaa dawlad carte abdiqaasim madaxweyne laga dhigay. Si sharaf leh ayuu abdulaahi yuusuf ugu wareejiyey... Abdulahi yuusuf waa la eryey waayo sharciga ayuu baal maray.

Sh shariif ayaa yimid.. si sharaf leh ayuu xasan sheekj ugu wareejiyey.. Xasan sheekh wuxuuu ku wareejiyey Farmaajo.
Waad aragtaa Farmaajo. Xukunkii waa isku dhajiyey. Sharciigii wuu dulmaray.. wadanka qarka u saaran dagaalo sokeeye..
Marka qabiiilka darood waxbaa ka qaldan weeyn.
Mar waliba xukun qabtaaan wadanka qalalaaso ayey u horseedaan.....
Welcome back Dr Yalaxow

Both HSM and SSharif left when they lost elections not a day before. Why do you expect Farmaajo to leave without election?

Each one extended their mandate, but their elections were more simple, they all happened in Xamar. If Farmaajo was the reason there is no election Puntland and Jubbaland would’ve been finished already. When they finish their election, then you can say Farmaajo ayaa diiday doorasho.