and Abgaal are stringer in Jowhar
and Hawadle are stronger in Baladweyne
who will vote for Farmaajo? Xaqiiqadii waa la gaarey shaati aadan laheen dhaxan kaama celiyo

Barito dibudoorashada xildhibaanada Jowhar iyo dharbaaxadii ugu xumeyd oo Farmaajo ku dhici doonta!
Guudlaawe aqalka sare shicaarkiisa wuxuu ahaa marabo in hadhoow cid i eedeyso asagoo ka baqaya in hadhoow laga aargoosto marka wuu furay cidna uma xirin
hada shicaarkiisa waxa waaye qof cusub boos uma hayo

CBB waxay sheegan karaan Chameleon Khadiijo diiriye oo Cardka abtiyaal Abgaalnimo cayaartey oo maalin Rooble la safatey maalinna Farmaajo hadiiba taas ay nacfi ka dayayaan wax yar ha sugaan inteey iska badaleyso

waxaa ka muuqda Ceymooy xisbiga Ilays Abdulqadir Osoble
wajiyada qadiimka ee kuxiga kuwan waxaa ka mid ah
Xildhibaan Abdulqadir Cosoble(Warsangali abgaal
Xildhibaan Cabdulqadir Caraboow(Daauud,wacbuudhan, waa nin aad u taageeray boobkii Guudlaawe oo markaas Ka codsadey xildhibaanada inay u codeeyaan waxna ka abaabulay kuwa hiiraan "Xaqsoor" labaxay hadana mucaarad ah!!)
Kursiga Avdullahi Nuur wadiirka amniga oo Sh shariif ama qof uu wato la siin doono
Ar Farmaajo Jowhar waxba uguma harin kkkkkk
dharbaaxda baladweyne ku sugeysa filo

new faces left Jowhar!