Page 1 of 1

Farmaajo invites his last two friends after giving up on most regions!

Posted: Wed Feb 02, 2022 12:49 pm
by sahal80
Farmaajo has lost SL, Banaadiri, Hirshabelle besides PL and JL

Guulaawe declined the offer(joining shirka Gareenska and Farmaajo) :lol:

Kheyre and dhagdheer picked Murusade mps in Galmudug and you know how HG are free
what has left for him KG? are you sure :pac: :dead:

https://fb.watch/aWvrFW0J82/

Re: Farmaajo invites his last two friends after giving up on most regions!

Posted: Wed Feb 02, 2022 3:54 pm
by sahal80
Farmaajo has lost SL and Banaadiri oo aheen FMS kuwii ugu fududaa thanks to Rooble controlling them!
halaqyada, dhurwaayada iyo dawacooyinka aka Farmaajo Iyo Fahad inuu ka qabanayo waa ka dhabeeyay Rooble
:dead:




8 ciise picked by Safiirka Djibouti through minister Xagaa. Xisaabta ka qaldan CBB waxay sheeganayaa xildhibaanadii hore sida lixdii Jowhar ee soo noqdey iyo sadex hore afartii ciisaha maanta ka mid ah. Farmaajo muu keensado wajiyo cusub haduuba awoodo muxuu u soo celinayaa second hand mps? :pac:


minister Xagaa oo xoog ku qoray ergada ciisaha
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 0&t=405924

Re: Farmaajo invites his last two friends after giving up on most regions!

Posted: Wed Feb 02, 2022 7:18 pm
by SunFromNorth
Who cares Somalia will be a failed country years after Farmajoo loses power

Re: Farmaajo invites his last two friends after giving up on most regions!

Posted: Thu Feb 03, 2022 6:56 pm
by sahal80
Criminal Abdirahman dheere ayaa Jowhar jooga asagoo raba inuu kuraasta mudulood yaryarka oon Abgaalka aheen sida moobileen, hilibi, iyo udeejeen(kursiga labaad kan koowaad damjadiid baa heshay waliba guuleed kan sadexaadna baladweyne uu jiraa) helo kadib markeey heliwaayeen kuwii jareerweyne iyo Abgaal ooy wali ka dhiman yihiin kuraasta osoble, caraboow iyo 30 jirka iyo ducaale oo xiran.

heshiis bug ah oo wixiina miiskey idiin saaran yihiin ayay xuud ula imaadeen waana diiday si guudlaawe baladweyne loo keeno ilaa sabtida . tusaale caasimada afka lagama bixin karo waa in baarlamaanka badalo marka hore. Xuud ayaa ku dhahay golaha kacdoonka waa inaan ku noqdo marka hore Xamar kuma saxiixi karo si uu hadhoow ugu gambiyo.

Re: Farmaajo invites his last two friends after giving up on most regions!

Posted: Thu Feb 03, 2022 10:33 pm
by TarTar
:ufdup: ustad sahal y u keep portraying Somaliland Republic as having any say in choosing tha federal government of the ex italian colony?

:troll: do i have 2 do anotha lesson on donkey HSM giving Somaliland's SSC seats to budhcadland n masked Isak delegates pretending to be Dir in ur federal parliament selections? do we have to go over HSM did all this for Pland which used to be tha migertein province in the ex italian colony n 1960 somalia republic. hiran n benadir was also provinces. there was 6 provinces in 1960s somalia the ex italian colony. tha 2 donkeys before farmajo turned dat into 5 federal member states . neither hiran nor benadir got federal statehood.

wut did ya boy HSM get when he gave ssc seats to magertenland?

:Shrug: ustad sahal don't complain when farmajo returns for anotha term to appoint anotha abgal governa of hirshabele. blame tha donkey. or Roble's unrevealed candidate wins. n dat secret candidate turn out to be a Hirab supremecist. Habargidir prez appointing abgal governa of hirshabele

ustad sahal waxad eedaysaa ninki gobalka Hiran ka rebay ghayrkis oo ah gobolka magertenland. magertenland wa gobol madahbanan Hiran wa gobol hos yimaada Abgal. wahad edaysa HSM iyo SS

Re: Farmaajo invites his last two friends after giving up on most regions!

Posted: Fri Feb 04, 2022 4:36 am
by original dervish
At the end of the day the MPs will vote for whomever pays the biggest bribe, and as Farmaajo has the deepest pockets he has to be the favourite.

Re: Farmaajo invites his last two friends after giving up on most regions!

Posted: Sat Feb 05, 2022 6:42 am
by Nubis
:up: