Chameleon Khadiijo Diiriye flip flops agian on Farmaajo, The battle for the speakership has started!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Chameleon Khadiijo Diiriye flip flops agian on Farmaajo, The battle for the speakership has started!

Post by sahal80 »

Fahad Yaasiin and Reerow Hassan Vs Khadiijo Diiriye dagaal coming soon on the first deputy speaker position.

Khadiije Diiriye using now her MM Abtiyaal and HAG card to back them to take this position and her main competitor for this post is Fahad who wants to replace muudeey if he is elected.

Doorashada gudoonka waxay hor dhac u tahay fursada madaxweynaha waatii looga guuleystay Farah abdulqadir oo muudeey ku soo baxay

aqalka sare waa tii Cabdi Xaashi ku soo baxay oo hassan sheekh ka soo horjeedey waa tii dhagdheer oo uu watey looga guuleystey oo bukhaari ku soo baxay

Xiligan aqalka sare Farmaajo waa isdaayeen maadama looga adkaadey doorashada xildhibaanada waqooyi isabadal doon ayaa ku soo baxaya

waxaa kuu soo harey aqalka hoose horta fahad doorashada Baladweyne ma ku soo baxayaa? Guudlaawe uma diidana inuu SEIT u fududeeyo oo soo dhajisa kuraasta laakin wuxuu ku xiray inuu Balaaweyne geeyo fahadna waxaa ku sugaya malafkii ikraam haduu buuqa Guudlaawe keeno
:dead:

tan labaad waa FEIT iyo gudiga Khilaafka oo xafiiska rooble ku xiran meeshaas ooy isbaaro weyn ku sugeyso

hadii uu isbaarooyinkaas soo dhaafo wuxuu rabaa inuu gudoonka baarlamaanka gacanta ku dhigo si Farmaajo ugu ololeeyo laakiin the Chameleon oo dhinaca kale marta will be for farmaajo the straw that broke the camel's back. :pac:
User avatar
OwQariib
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 384
Joined: Sun Nov 14, 2021 9:56 pm

Re: Chameleon Khadiijo Diiriye flip flops agian on Farmaajo, The battle for the speakership has started!

Post by OwQariib »

Kursiga muudeey muu iska haysto, i don't like either option of KD or FY, naagtaas way fududahay and Fahad waa shaydaan caadi ah, funny i never trusted Shiikhaal in my life ama yaryarkaan ku dhex nool, wadaadnimadood calaamatu su'aal aa ka taagan markasta shisheeye u adeeganayaan ama siyaasad xumo ay iska wataan. Fahad wuxuu ka shidaal qaatay adeerkiis Guulwade oo dad badan waqooyi ku laayey lama aamini karo.

Guudlaawe needs to steer clear from him if he wants to save his career, kudos to him if he can stand up to the 0.5 i know QQ would give in to his demands :lol:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”