Farmaajo was terminated in April 2021 but he plunged the country into a crisis

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Farmaajo was terminated in April 2021 but he plunged the country into a crisis

Post by sahal80 »

waryaada ciyaalkii godadkoodii ay caawa ka soo baxeen markii sanad meydka farmaajo uu ku jiray firitijeerka villa wardhiigley uu buuxsantay

waa madaxweynaha kaliya oo doorashada qaban waayey

madaxweynaha kaliya awooda prime ministerka kala wareegay

misawiradiisa ku istaagey

warbaahinta ka mamnuucay

lacagta ka jarey

gudiyadii boobka doorasha uu sameeyay kala diray

maanta doorasha maamulgoboleed walba mucaaradkii dooranayaan

sanad uu Rooble sameystay hadii aad sheegan kartasn orda sheegta

Farmaajo labo bil bas ayaa lagu soo afjarey markuu is waalwaaleyna laba maalin

Farmaajo haduu dalka ka taliyo labadaaan ah la taliyaasha Rooble car haka hor istaago doorashada Rooble ayaa u xiray kuraastooda




meydkiisa qolka mugdiga ku jira waxaa ugu wacan diimoqoraadiyada Hawiye. waxay tuseen tabartiisa waa kaas kurti loo dareerey doorasho uusan boobi karin faqashtiisiina waa loo dhaafey inay ka qeyb galaan ayagoo intaas dad kale u ogaleen

:dead: :pac:
User avatar
SultanOrder
Posts: 21697
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: Farmaajo was terminated in April 2021 but he plunged the country into a crisis

Post by SultanOrder »

Farmaajo who was terminated took Xuud out of Beledwayne and brought Guudlaawe in one week. Ceeb badana nin sidaas oo mayd ah hadana ka ooysiiyay. Mar dambe yaan lagaa maqlin gentleman agreement iyo Guudlaawe ma imaankaro bila heshiis. Ileen ceeb loma dhinto :lol:
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Farmaajo was terminated in April 2021 but he plunged the country into a crisis

Post by sahal80 »

SultanOrder wrote: Mon Feb 07, 2022 8:08 pm Farmaajo who was terminated took Xuud out of Beledwayne and brought Guudlaawe in one week. Ceeb badana nin sidaas oo mayd ah hadana ka ooysiiyay. Mar dambe yaan lagaa maqlin gentleman agreement iyo Guudlaawe ma imaankaro bila heshiis. Ileen ceeb loma dhinto :lol:
:pac:
Ciidanka villa wardhiigley ee kala qeybsan oo iska soo horjeeda muu farmaajo wax ku qabsado?


Baladweyne xukuumada waa sheegtey waa suuq madoow waxayna ka faaideysteen beesheeda Cali Guudlaawana wax walbaa laga saxiixay hada iyo speakerkii caasimada cusib oo lagu dhawaaqi rabo cid Hawadle xoogi karta ma jirto. Guudlaawe waxaa lagu qasbey inuu wareejoyo caasimada. speakerkaa loo yeerey maanta. bilkacsi Farmaajo ayaa isku dhiibay hawadle jowharna waa waayay baladweynana wax kama helaya waxaasna hada xukuumadaa ka daba tageysa laakin warkaas iska dhaaf thread ayaa soo wadaa JL SEIT iyo Gedo loading oo meeshaan kaga carari doontii sidii walaalkaa
. :dead:
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Farmaajo was terminated in April 2021 but he plunged the country into a crisis

Post by sahal80 »

sahal80 wrote: Mon Feb 07, 2022 8:14 pm
SultanOrder wrote: Mon Feb 07, 2022 8:08 pm Farmaajo who was terminated took Xuud out of Beledwayne and brought Guudlaawe in one week. Ceeb badana nin sidaas oo mayd ah hadana ka ooysiiyay. Mar dambe yaan lagaa maqlin gentleman agreement iyo Guudlaawe ma imaankaro bila heshiis. Ileen ceeb loma dhinto :lol:
:pac:
Ciidanka villa wardhiigley ee kala qeybsan oo iska soo horjeeda muu farmaajo wax ku qabsado?


Baladweyne xukuumada waa sheegtey waa suuq madoow waxayna ka faaideysteen beesheeda Cali Guudlaawana wax walbaa laga saxiixay hada iyo speakerkii caasimada cusib oo lagu dhawaaqi rabo cid Hawadle xoogi karta ma jirto. Guudlaawe waxaa lagu qasbey inuu wareejoyo caasimada. speakerkaa loo yeerey maanta. bilkacsi Farmaajo ayaa isku dhiibay hawadle jowharna waa waayay baladweynana wax kama helaya waxaasna hada xukuumadaa ka daba tageysa laakin warkaas iska dhaaf thread ayaa soo wadaa JL SEIT iyo Gedo loading oo meeshaan kaga carari doontii sidii walaalkaa
. :dead:
Hiiraan ma waxaa u moodey the insignificant Gedo ayadoon doorasho laga hadlin ayaa la yiri miiska soo saar powersharingkii Hiiraan. xataa dabageed aa xalay Guudlaawe ku qeyliyay oo ka maqnaa labadii shir asagoo dhahay meesha bilaash kuuma keenin mar ka hore waxa la isku heesto bixi. Guudlaawe imaantigiisa xal ayaa la socda uu farmaajo ku tuntay markii hore. bc of doorashada bal in baladweyne lagu wada hadlo ayaa xoogeysatey Xuudna waa diiday waana kuu sheegay in wixii la la wadey fashilmeen oo soo noqonayo laakin intuusan imaan ay xalin rabaan :russ:

i told you here. af soomaliga soo baro btw wuxuusan dhihin ayaad ayaad ka sheegtey
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 8#p5019933


https://fb.watch/b1xtzNl8aF/
https://fb.watch/b1xLKbZVcS/

Dabageed iyo adiga guudlaawe waa isku kiin dareeynaa jiiradan. this is chairman of Hirshabelle youth who is part of the system.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”