Baladweyne elections started

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Baladweyne elections started

Post by sahal80 »



User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by sahal80 »

kursi qalad ah bay ku soo dareen markii hore oo Galmudug laga leeyahay ar mey saxayaan mise khilaaf baa ka dhex jira. waa fakenews bay dhaheen.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by sahal80 »

Taliyaashii iyo askartii Cali Madaxweyne oo Mujaahid Sanbaloolshe soo Dhaweeyay i hope inuu meesha dhan qabsado




https://fb.watch/ba1ntrXNoX/





User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by sahal80 »

Taliyaha Nabad Sugida Baladweyne who is Cali Madaxweyne oo cayaaraya





User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by sahal80 »

Doorashada Baladweyne iyo tan Dhuusamareeb aad bay isugu eg yihiin waxaa ku soo noqdey xildhibaano maamulka hiiraan iyo ugaaskooda iyo hirshabelle ka ag dhaw waxaa ka midd ah Cabdifataax qaasim xildhibaanka jareer
waxaa ka mid ah Nuux xildhibaanka Jiidle oo labo jeer kursigiisa la doortey 2016 waxaa ku dhintay nin uu xabad ku furay waa nin kursiga Jiidle u qaba sida khadiijo u qabto kursiga yaxar. waxaa watey odowaa iyo xassan sheekh 2016kii

xildhibaanad hore oo ayada soo noqotay oon aheen pro Farmaajo

waxaa soo bixi doona Khaliif Cumar oo aad mucaarad ugu ah Farmaajo xildhibaanka Baadicade

waxay u badantahay inuu soo baxo gamadiid xildhibaanka jijeele oo ah mucaarad ahna xooghayaha Himilo laakin ka tirsan grpupka "Xaqsoor" la baxay waxaa la tartamaya Col isaaq cabdulle taliyaha policeka Hiiraan oo pro Hawadle ah

waxaa lagayaabaa in kursiga beenebeene oo baadicade UPD ah aado Macalimow hadii uu caafimaado oo ku xisaabsan Rooble

hal xildhibaanad oo Baadicade ayaa dhiman. 3 daas kursi ayay qabaan baadicade, jijeelana hal mid iyo kan aqalka sare waxaa la isku dhahaa gugundhabe)

Hawadle odoyaasha dhaqanka ayaa kala wata maadama ay taageeradooda Hirshabelle ku jiri karto waxayna ka mid tahay heshiiska

Nabadoon Faarax waare walaalka ka weyn Waare oo wata mid garoore la dhoho waana mucaarad

Kursigii Cali madaxweyne oo nabadoonkooda hirshabelle hada heshiiska wax qeybsiga la gaarey oo awal diidanaa wuxuu dhahay lama xiri karo waxaa ku tartamaya sanbaloolshe iyo Nuur iidle laakin Dabageed ayaa hada khadka soo galey ooba leh "anigaa isla raba kursiga ma ogi inaan sii joogi doono doorashada kadib"
:dead:

lama yaqaan sidey ku suuroobi karto inuu labo jago isku qabto waxay ka hor imaanee wax qeybsiga jufada ka sokoow sharci ahaan haduusan iscasilin

marka ciyaalka loserska ku haaya Baladweyne ayaa Farmaajo gacanta u gashey iyo Xuud aa la remove gareeyay in your dreams baan leeyahay shaley baladweyne kama dhaceysuu lahaa maantana tiisii madoobe ayaa meesha ka saarey xataa hadey dhacdo qeyb weyn ayuu kulahaan doonaa xildhibaanadooda sida jufada co vice prezka

war xuud cidna ma dheerayn ee siyaasada beesha ayuu Xamar ku joogaa oo ah naga warsug hasoo noqon inta doorashada aan ka baxayno waana soo noqonayaa doorashada kadib si heshiiska loo fuliyo waxaa kaloo jira kacdoonkii oo hubkoodii heesta. Nuur dheere taliyihii hore ee madaxtooyada Hirshabelle wuxuu qabaa gabar warsangali ah oo guudlaawe qaraabo dhaw la ah marka qaab seedinimo ayay u heshiiyeen mana aheen kacdoon ee wuxuu ahaa badbaado hiiraan oo diidaneed in xoog lagu keeno guudlaawe ka hor heshiis ayadoo la gaarin. dagaalka nuurdheere wuxuu biloowdey kadib markii uu waare meesha xabay bishii u danbeysay ayaa sarkaal badbaado qaran oo warsangali abgaal ah oo shataqay la dhoho ku weeraray guriga Cali guudlaawe ee Cabdicasiis maadama waare meesha ka baxay waxay isku badashey Abgaal. Nuur dheere Baladweynuu u fariistey hadana waa soo celiyeen!. Jago weyn ayaa loo balanqaadey sida taliyaha policeka hirshabelle uu hada haayo mid abgaal ah mid Gabar cali cosoble qaraabo la ah qaba asagaana magacaabey.
https://www.google.com/amp/s/www.caasim ... disho/amp/

Nuur dheere isma soo dhiibin ee wada hadal uu ku yimid uu saneey cabdulle la yeeshay




Nabadoonka Nuur dheere waare walaalkiis iyo xildhibaankiisa cusub garoore dabageed la taagan oo heshiiska ku jiray.
canug aan waxba ogeeyn ayaa leh ciidankii guudlaawe diidanaa was disbanded :pac:




siyaasiyiinteena la mid maaha siyaasiyiintiina yiri laguma qaban karo doorasho magaaladeena :snoop:



User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by sahal80 »

8deedii XL iyo 3 Gaaljecel oo la soo dhajiyay.

bari waxaa soo baxaya kuwa gugundhabe

Jijeele Yuusuf Gamodiid himilo shariif

Baaducade Khaliif Cumar mucaarad
baadicade Macalimow pro Rooble

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by sahal80 »

sadex kursi oo baadicade oo mucaarad iyo isbadal doon ah oo bari la dooran rabo khaliif cumar mucaarad, beenebeene oo ah UPD kaba sii daran
kursiga kale ee badicade waa macalimow pro Rooble isbadaldoon waa kursigii Naagta




pro Shariif yuusuf black jijeele is back. kan shanaad waa daallo udeejeen pro Kheyre 6 daas bari la dooranayo Farmaajo maxaa ugu jira ninka baladweyne qabsadey :pac:




Xawaadle

horey waxaan u sheegay abdidahir guure karoore oo uu wato Waare walaalkiis waa qoys waare Jiis saameyn ku leeyahay wuxuu ahaan jiray under waare gudoomiyaha buuloburde iyo xooghayaha wasaarada gudaha hirshabelle

kursiga Reer Ugaas waxay u badan tahay garyaqaan mohamed Abdulkadir waa yar Kheyre lagu xanto. markii uu ugaaska iyo Kheyre kulmeen oo la socdey meeshaas ooy isku barteen waxaa kaloo la sheegayaa in kursigaan oo hada ku fashiso haweenay loo xawilayo kursi isbaaro loo dhigan rabo kama hor dhacayo

Kursiga Yabar Dige Samiira Xaaskii hore ee Cumar Xaashi AU oo kursiga ka dhaxashey hada uu qabo Speaker Mursal

Mp Qoono(Cabdalle samatalis) oo ilaa carta jooga nin la gali kara maaha :lol:

hassan shekh waxaa ugu jira Beenebeene iyo Qoono. baladweyne ayuu u socdaa baala sheegayay kadib jabkii Galmudug ka soo gaarey

waxaan soo wadaa kuwa kale sida kursigii Cabdirizaaq Omar ooy qaraabo hassan sheekh yihiin

Shariif waxaa ugu jira Yuusuf Black gamodiid xooghayaha Himilo oo jijeele ah

Daalo(udeejeen) waa Kheyre

sidaan idiin sheegay Dhuusamareeb waxba kama duwana Baladweyne waaba ka darantahay waayo hirshabelle si taageero uga hesho waxaa saameyn ku leh raga isku heen kara labada dhinac

Gaaljecel labo muxaafad ah ayaa ku jira waa daahir Jeesow iyo maryan haaruun

waxay ku keeyihiin afar kursi mid ayaa dib loo dhigay oo muran ka jiro.


ciyaalka aan waxbo ogeeyn baladweynaan boobanaynaa aabo farmaajo aa qabsadey kuwoodii Farmaajo ha siiyaan haduu awoodo :pac:
User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by Kees70 »

:dj: Hamablyo Ustaadow, Guul Beledweyne.

I hope the Xawadle Geesiyaal MPs return to their MPs Insha'Allahi!
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by sahal80 »

This is how Caasimada ensures that no one side will have absolute control over The State literally the checks and balances
De facto Hiiraan ruler Ali Jeyte as i said before is the one who pays Dabageed his wages less than him twice. he took qandaraaska miisaaniyada doorashada from the donors through the FGS and yesterday he asked his share of the money from the candidates that why SEIT postponed the elections to tomorrow. where r ciyaal backasiidii Farmaajo "who forced guudlaawe" have seen the Cali madaxweyne army that welcomed Sanbaloolshe? within Hirshabelle and Hiiraan administration things are different. tomorrow if Caasimada was moved to Baladweyne this is how they will Qashqashaad Guudlaawe ar Jowhar ii celiya aa soo socota
:dead:











that why our dhaqan are picking their mps


Baadicade oo laga saarey qoondada haweenka oo macalimoow galay.




User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by sahal80 »

Kees70 wrote: Sat Feb 26, 2022 10:34 am :dj: Hamablyo Ustaadow, Guul Beledweyne.

I hope the Xawadle Geesiyaal MPs return to their MPs Insha'Allahi!
Baladweyne is Finish 23 seats so far :stylin:

this Kursi aan ka baqaa in laga jaro Waare aa awal diiday oo Baladweyne ka dhigay waa gaaljecelka Jowhar oo hada Guudlaawe kaa shanaya jufada Sh xassan Barsane kaas iyo kii Fahad bas baa harey.

jiirada soo socota yaxartaan soo ceshansynaa.

BTW jinigii Fahad waa la xirxiray labadaan maalin albaabada waa ka xiran yihiin :dead:


Last edited by sahal80 on Sat Feb 26, 2022 3:10 pm, edited 1 time in total.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by sahal80 »

...
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by sahal80 »

wasiirka ganacsiga Mucaarad Khalif Omar is back. congrats





MM day in baladweyne aaway boobkii Farmaajo Baladweyne qabsadey "politically and militarily" :pac:




User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by sahal80 »

congrats Macalimow. isbadal doon qeyb weyn ka qaatey dagaalka farmaajo iyo Rooble ha iska dhahaan "N&N" :pac:


User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by Kees70 »

Ustaad Sahal which galjecel candidate for Hop039 will win??
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by sahal80 »

Congrates Daallo(Udeejeen) for Kheyre

Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”