Doorashada Baladweyne iyo tan Dhuusamareeb aad bay isugu eg yihiin waxaa ku soo noqdey xildhibaano maamulka hiiraan iyo ugaaskooda iyo hirshabelle ka ag dhaw waxaa ka midd ah Cabdifataax qaasim xildhibaanka jareer
waxaa ka mid ah Nuux xildhibaanka Jiidle oo labo jeer kursigiisa la doortey 2016 waxaa ku dhintay nin uu xabad ku furay waa nin kursiga Jiidle u qaba sida khadiijo u qabto kursiga yaxar. waxaa watey odowaa iyo xassan sheekh 2016kii
xildhibaanad hore oo ayada soo noqotay oon aheen pro Farmaajo
waxaa soo bixi doona Khaliif Cumar oo aad mucaarad ugu ah Farmaajo xildhibaanka Baadicade
waxay u badantahay inuu soo baxo gamadiid xildhibaanka jijeele oo ah mucaarad ahna xooghayaha Himilo laakin ka tirsan grpupka "Xaqsoor" la baxay waxaa la tartamaya Col isaaq cabdulle taliyaha policeka Hiiraan oo pro Hawadle ah
waxaa lagayaabaa in kursiga beenebeene oo baadicade UPD ah aado Macalimow hadii uu caafimaado oo ku xisaabsan Rooble
hal xildhibaanad oo Baadicade ayaa dhiman. 3 daas kursi ayay qabaan baadicade, jijeelana hal mid iyo kan aqalka sare waxaa la isku dhahaa gugundhabe)
Hawadle odoyaasha dhaqanka ayaa kala wata maadama ay taageeradooda Hirshabelle ku jiri karto waxayna ka mid tahay heshiiska
Nabadoon Faarax waare walaalka ka weyn Waare oo wata mid garoore la dhoho waana mucaarad
Kursigii Cali madaxweyne oo nabadoonkooda hirshabelle hada heshiiska wax qeybsiga la gaarey oo awal diidanaa wuxuu dhahay lama xiri karo waxaa ku tartamaya sanbaloolshe iyo Nuur iidle laakin Dabageed ayaa hada khadka soo galey ooba leh "anigaa isla raba kursiga ma ogi inaan sii joogi doono doorashada kadib"
lama yaqaan sidey ku suuroobi karto inuu labo jago isku qabto waxay ka hor imaanee wax qeybsiga jufada ka sokoow sharci ahaan haduusan iscasilin
marka ciyaalka loserska ku haaya Baladweyne ayaa Farmaajo gacanta u gashey iyo Xuud aa la remove gareeyay in your dreams baan leeyahay shaley baladweyne kama dhaceysuu lahaa maantana tiisii madoobe ayaa meesha ka saarey xataa hadey dhacdo qeyb weyn ayuu kulahaan doonaa xildhibaanadooda sida jufada co vice prezka
war xuud cidna ma dheerayn ee siyaasada beesha ayuu Xamar ku joogaa oo ah naga warsug hasoo noqon inta doorashada aan ka baxayno waana soo noqonayaa doorashada kadib si heshiiska loo fuliyo waxaa kaloo jira kacdoonkii oo hubkoodii heesta. Nuur dheere taliyihii hore ee madaxtooyada Hirshabelle wuxuu qabaa gabar warsangali ah oo guudlaawe qaraabo dhaw la ah marka qaab seedinimo ayay u heshiiyeen mana aheen kacdoon ee wuxuu ahaa badbaado hiiraan oo diidaneed in xoog lagu keeno guudlaawe ka hor heshiis ayadoo la gaarin. dagaalka nuurdheere wuxuu biloowdey kadib markii uu waare meesha xabay bishii u danbeysay ayaa sarkaal badbaado qaran oo warsangali abgaal ah oo shataqay la dhoho ku weeraray guriga Cali guudlaawe ee Cabdicasiis maadama waare meesha ka baxay waxay isku badashey Abgaal. Nuur dheere Baladweynuu u fariistey hadana waa soo celiyeen!. Jago weyn ayaa loo balanqaadey sida taliyaha policeka hirshabelle uu hada haayo mid abgaal ah mid Gabar cali cosoble qaraabo la ah qaba asagaana magacaabey.
https://www.google.com/amp/s/www.caasim ... disho/amp/
Nuur dheere isma soo dhiibin ee wada hadal uu ku yimid uu saneey cabdulle la yeeshay
Nabadoonka Nuur dheere waare walaalkiis iyo xildhibaankiisa cusub garoore dabageed la taagan oo heshiiska ku jiray.
canug aan waxba ogeeyn ayaa leh ciidankii guudlaawe diidanaa was disbanded
siyaasiyiinteena la mid maaha siyaasiyiintiina yiri laguma qaban karo doorasho magaaladeena