si fiican uu ula hadley qowleysatada iyo shaqadoonka war hadaad rabtaan lacagtiina qaata laakiin codkiina waa sir xamarna waa meesha la idinku doortey xaq beyn idnu leedahay ileen ma heesataan meel kale ood ka soo gashaan doorashada ee doorta hogaan dadlka badbaadin kara. aad bay ugu sacabtumeen markuu saas yiri
